Sharuucda Fekradaha Ama Aragtiyada.
Fekradaha laga dhiibto wararka aan soo qorno waxaa loogu talo galay in akhristayaasheena ay kaga jawabaan ama aragtiyadooda ka dhibtaan wararka maalintaas soo baxa, islamarkaana ay wadaagaan ama isweydaarsadaan fekrado kala duwan, wax ka bartaan ama qibrad la xiriirta isbrashada iyo furfurnaanta ka helaan.
Laacib.net mas\’uul kama ahan fekrad kasta oo uu qof soo qoray.
Fekradaha lama fiiri doono inta aan la soo bandhigin ka hor. Si kastaba, waxaan xaq u leenahay inaan masaxno ama tirtirno, waxaan sidoo kale xaq u leenahay inaan akhristayaasha qaarkood ee sharuucdaan ku xadgudba inaan ka u diidno inay fekrad kale dhiibtaan hadii lagama maarmaan ay noqon weyso.
7 sharci oo aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor inta aadan fekrad qorin:
Waan masixi ama tirtiri doonaa:
Ogolaanshaha
Mararka qaar waxaa dhici karta adigoon ku xadgudbin sharuucda kore, in fekradaada soo muuqan weyso, waxba ha ka walwalin sida ugu dhaqsiyaha badan ayay u soo muuqan doontaa marka aan anaga soo ansixino.
Sirtaada
Laacib.net ma soo bandhigi doonto fahfaahintaada shaqsiyadeed, sida Email-kaaga, waxaana Fekradaada ka muuqan doona kaliya magaca aad ku soo dhiibatay.
Isticmaalka
Fekradahaada waxaa laga yabaa inaan u isticmaalno siyaabo kale duwan, hadii ay ahaan laheyd xayaysiis, waxaan leenahay xuquuqda aan ku minguurin karno fekradaada.
Hadii aad qabto wax su\’aal ah ama aad raadineyso faahfaahin dheeri ah, inoogu soo dir info@laacib.net