Home » Inoo Shaqee (Work For Us)

Inoo Shaqee (Work For Us)

Laacib.net waxa ay u baahan tahay shaqaale cusub oo ka mid noqda bahda laacib.net ee howsha balaaran u haya bulshada xiiseysa ciyaarta kubada cagta. Hadii aad dooneyso inaad la shaqeyso laacib.net fadlan fiiri sharuudaha ku horyaala, islamarkaana inagala soo xiriir [email protected]

Sharuudaha lagaaga baahan yahay:

1- Inaad kasoo baxday ugu yaraan dugsi sarre

2- Inaad si fiican u taqaano luqada Ingariiska iyo tan Soomaaliga, hadii aad taqaano luqad kale oo dheeri ka sii ah waxaad leedahay texgelin gaar ahaaneed.

3- Inaad tahay qof agabka shaqada lagaaga baahan yahay si fudud ku heli kara, tusaale ahaan Computer iyo Internet

4- Inaad  leedahay aqoon saxaafadeed, islamarkaana aad xiiseyso ciyaaraha kubada cagta.

Hadaba hadii sharuudahaas ay yihiin kuwa aad ka soo bixi karto fadlan email inoogu soo dir [email protected] inaga ayaa 48 saacadood gudaheeda kuu soo jawaabi doona.