Laacib.net | Archive | Wararka Maanta | 3
Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 3)

Wayne Rooney Oo Seegi Doona Kulanka Maanta Lagu Macsalaameynayo Tababare Ferguson.

Wayne Rooney Oo Seegi Doona Kulanka Maanta Lagu Macsalaameynayo Tababare Ferguson.

Share This Post

Google1Google

Wayne Rooney ayaa seegi doona kulanka ugu danbeeya ee Manchester United ee xilli ciyaareedkan ee ay galabta la leeyihiin West Brom. Rooney ayaa loo ogolaaday inuu kulankaan ka maqnaado madaama xaaskiisa Coleen ay ku dhow dahay inay dhasho canugoodii labaad. 27 jirkaan ayaa mustaqbalkiisa Old Trafford shaki la gelinayaa ka…

Milkiilaha Newcastle Oo Lacag Qaali Ah U Balanqaaday Shaqaalaha Kooxda Hadii Ay Maanta Ka Badiyaan Arsenal.

Milkiilaha Newcastle Oo Lacag Qaali Ah U Balanqaaday Shaqaalaha Kooxda Hadii Ay Maanta Ka Badiyaan Arsenal.

Share This Post

Google1Google

Milkiilaha kooxda Newcastle Mike Ashley ayaa sheegay inuu hal milyan ginni oo abaalmarin ah uu siin doono shaqaalaha kooxda Newcastle hadii kooxdiisa ay maanta garaacdo Arsenal kulanka muhimka ah ee ka dhacaya St James Park. Waxaana talaabadan lacagta lagu siinayo shaqaalaha kooxda ee ah kuwa howsha ugu badan qabta marka…

Milan Oo Gaashaanka U Daruurtay In Ay Iska Iibiyaan Robinho.

Milan Oo Gaashaanka U Daruurtay In Ay Iska Iibiyaan Robinho.

Share This Post

Google1Google

Ku xigeenka madaxa kooxda Milan Adriano Galliani ayaa mar kale ku celiyay in kooxdiisa ay ku dhagan yihiin Robinho isaga oo daaqadda ka saaray fikirka ah in laacibka fasaxaan xilli kooxo ka dhisan Brazil ay xiiseynayaan . Tan iyo markii uu ku fashilmay intii uu furnaa suuqa kala wareega ciyaartooyda…

Daafacii Kooxda Borussia Dortmund Ee Felipe Santana Oo Hishiis U Saxiixay Schalke .

Daafacii Kooxda  Borussia Dortmund Ee Felipe Santana  Oo Hishiis U Saxiixay Schalke .

Share This Post

Google1Google

Ka dib markii uu soo dhawaaday dhaamadka hishiiskii uu ugu joogay kooxda Borussia Dortmund marka xilli ciyaareedkaan uu xirmo ayuu daafacii kooxdaas ee Felipe Santana waxa uu hishiis u saxiixay kooxda kale ee reer Jarmal ee Schalke . Daafacaan reer Brazil Felipe Santana ayaa hishiiskaas uu qalinka ku duugay uu…

Inter Milan Oo Ku Soo Biirtay Safka Loogu Jiro Xiddiga Aston Villa Ee Christian Benteke .

Inter Milan Oo Ku Soo Biirtay Safka Loogu Jiro Xiddiga Aston Villa Ee Christian Benteke .

Share This Post

Google1Google

Wargeyska Daily Mail ayaa qoraya in kooxda Inter Milan ay ku soo biirtay kooxaha doonaya saxiixa weeraryahanka kooxda Aston Villa ee Christian Benteke . Laacibkaan 22-sano jirka ah ayaa soo jiitay indhaha kooxo kala duwan xilli ciyaareedkaan isaga oo dhaliyay 19-gool ka dib 34-kulan oo uu u saftay kooxdaan Aston…

Marka Maanta Uu Macsalaameeyo Premier League, Sir Alex Ferguson Maxaa U Qorsheysan?

Marka Maanta Uu Macsalaameeyo Premier League, Sir Alex Ferguson Maxaa U Qorsheysan?

Share This Post

Google1Google

Sir Alex Ferguson ayaa qorsheynaya inuu safar caalamka ah galo islamarkaana uu ka fogaado David Moyes intii macquul ah. Tababaraha halyeeyga ah ee Manchester United ayaa qorsheynaya inuu dhameystiro hamigiisa uu ku doonayo inuu daawado qaar ka mid ah kulamada isboorti ee adduunka ugu waa weyn. Kulanka maanta ay ugu…

Frank Lampard: In Chelsea Ay Messi La Soo Wareegto Ma Ahee, Rikoorkeyga Gooldhalinta Waa Uu Waari Doonaa.

Frank Lampard: In Chelsea Ay Messi La Soo Wareegto Ma Ahee, Rikoorkeyga Gooldhalinta Waa Uu Waari Doonaa.

Share This Post

Google1Google

Frank Lampard ayaa rajeynaya in rikoorkiisa gooldhalinta Chelsea inuu waaro ilaa iyo abid. Xiddiga Stamford Bridge ayaa labo gool dhaliyay kulankii Aston Villa ee isbuucii hore isagoo gaaray 203 gool. Waana in ka badan hal gool rikoorkii uu 47 sanno soo heystay Bobby Tambling. Laakiin Lamps ayaa aaminsan in rikoorkiisa…

Barcelona Oo Caawa Xaflad Weyn Ku Sameyn Doonta Camp Nou Ka Dib Kulankooda Valladolid.

Barcelona Oo Caawa Xaflad Weyn Ku Sameyn Doonta Camp Nou Ka Dib Kulankooda Valladolid.

Share This Post

Google1Google

Koobka La Liga oo ah koob ay sagaalkii bilood ee u danbeysay u dagaalameysay Barcelona ayaa noqon doona waxa ugu soo jiidashada badan ee xaflada caawa ka dhaceysa Camp Nou. Koobka horyaalka ayaa durbaba dhex yaala armaajada koobabka ee Barcelona, halkaas ayuuna baaqi ku sii ahaan doonaa ilaa iyo caawa…

Falanqeynta Kulamada Ugu Danbeeya Xilli Ciyaareedka Premier League Ee Maanta La Ciyaarayo.

Falanqeynta Kulamada Ugu Danbeeya Xilli Ciyaareedka Premier League Ee Maanta La Ciyaarayo.

Share This Post

Google1Google

Iyadoo xilli ciyaareedka horyaalka Ingariiska uu soo xirmayo maanta, waxa kaliya ee miiska saaran ayaa ah booska Champions League, madaama xilli hore la xaqiijiyay cida hanatay horyaalka iyo kooxaha u laabanaya heerka labaad. Manchester United oo hanatay horyaalka Ingariiska markii 20aad xilli ciyaareedkan ayaa maanta u safri doonta kooxda West…

Juventus Oo Qiratay Inay Wadahadal Kula Jiraan Carlos Tevez.

Juventus Oo Qiratay Inay Wadahadal Kula Jiraan Carlos Tevez.

Share This Post

Google1Google

Beppe Marotta ayaa xaqiijiyay in wakiilka Carlos Tevez inuu u soo dhawaaday Juventus islamarkaana ay heshiis la gaari karaan. Agaasimaha guud ee kooxda Juventus ayaa la hadlayay Sky Sport Italia ka hor kulankoodii xalay ee guuldarada ay ka soo gaartay Sampdoria. “Tevez? marka laga hadlaayo tayadiisa iyo qibradiisa, ma nihin…