Home » Archives by category » Wararka Maanta

MUQAAL:Jamaahiirta Real Madrid Oo Markale Ku Qayliyay Gareth Bale, Maxayse Markan Sababtu Ahayd?

MUQAAL:Jamaahiirta Real Madrid Oo Markale Ku Qayliyay Gareth Bale, Maxayse Markan Sababtu Ahayd?

Jamaahiirta Real Madrid ayaa markale ku orisay ama ku qaylisay xidigooda Gareth Bale, ma aha markii ugu horaysay ee ay jamaahiirta Real Madrid ku qayliyaan xidiga xulka qaranka Wales ee Bale. Jamaahirta Madrid ayaa hore  Bale ugu qaliyay kulankii Espanyol kadib markii uu Ronaldo ka cadhooday kubbad uu siin waayay.…

Chelsea Iyo Man City Oo Kulan Adag Oo Ku Dhex Maray Stamford Bridge Ku Kala Baxay Barbaro, Iyo Hogaanka Hoyraalka Oo Ayna Waxba Iska Badalin

Chelsea Iyo Man City Oo Kulan Adag Oo Ku Dhex Maray Stamford Bridge Ku Kala Baxay Barbaro, Iyo Hogaanka Hoyraalka Oo Ayna Waxba Iska Badalin

kooxaha Chelsea iyo Manchester city oo uu kulan adagi ku dhex maray gegeda Chelsea ee Stamford Bridge ayaa ku kala baxay barbaro min hal gool ah. Chelsea ayaa goolka ku hormaray iyada oo uu goolka udhaliyay Loic Remy halka Manchesterd City uu goolka barbaraha udhaliyay David Silva.Hogaanka horyaalka ayayna waxba…

DR Congo Oo U Soo baxday Afar Dhamaadka Koobka Qaramada Afrika, Kadib Guul Layaableh Oo Ay Soo Laabasho Kaga Gaadhay Congo

DR Congo Oo U Soo baxday Afar Dhamaadka Koobka Qaramada Afrika, Kadib Guul Layaableh Oo Ay Soo Laabasho Kaga Gaadhay Congo

Xulka qaranka DR Congo ayaa u soo baxay wareega afar dhamaadka koobka qaramada Afrika kadib markii ay guul layaableh oo soo laabasho ay ka gaadhay xulka qaranka Congo oo laba gool kaga hormaray qaybtii danbe ee ciyaarta. DR Congo ayaa laba gool oo ay Congo ka hormartay ugu sariftay afar…

Mourinho Oo Diiday Inuu Lahadlo Sky Sports.

Mourinho Oo Diiday Inuu Lahadlo Sky Sports.

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa diiday inuu waraysi siiyo Sky Sports ka hor kulanka City sida caadudu aheed. Sharciga horyaalka ingiriiska u dagsan ayaa ah in tababaraha kooxwalba uu Sky Sports waraysi siiyo ka hor iyo kadib ciyaar walba. Sidoo kale tababarahaan ree Portugal ayaa kansalay shirkii jaraa,id ee…

Real Madrid Oo Guul Soo Laabasho Ah Santiago Bernabeu Kaga Gaadhay Real Sociedad, Xili Los Blancos Ay Guul Gaadhay Ronlado Oo Ganaax Ku Maqan

Real Madrid Oo Guul Soo Laabasho Ah Santiago Bernabeu Kaga Gaadhay  Real Sociedad, Xili Los Blancos Ay Guul Gaadhay Ronlado Oo Ganaax Ku Maqan

Kooxda Real Madrid ayaa gurigeeda Bernabue guul soo labasho ah kaga gaadhay kooxda Real Sociedad oo marti u ahayd. gool ay daqiiqadii kowaad Sociedad ku hormartay ayay Real Madrid ugu badhay afar gool oo darandoori ah, waxaana goolasha Madrid u kal dhaliyay James iyo Ramos oo min hal gool dhaliyay…

Manchester United Oo Gurigeeda Guul Kaga Gaadhay Leicester City, Iyada Oo Red Devils Ka Aarsatay Kooxda Leicester City

Manchester United Oo Gurigeeda Guul Kaga Gaadhay Leicester City, Iyada Oo Red Devils Ka Aarsatay Kooxda Leicester City

Manchester United ayaa gurigeeda guul kaga gaadhay kooxda leicester City, waxayna guushan ku gaadhay 3:1, waxaana goolsha Red Devils ukala dhaliyay Van Persie, Falcao halka uu goolka saddexaad ahaa mid iska dhalis ahaa, waxaana Leicester city goolka calanka u dhaliyay Marcin Wasilewski. Manchester United ayaa Old Traford ku soo dhawaysay kooxda…

Daniel Sturridge Oo Gool Ku Furtay Soo Laabashadiisa Xilli Liverpool Ay Anfield Ku Dardartay West Ham United.

Daniel Sturridge Oo Gool Ku Furtay Soo Laabashadiisa Xilli Liverpool Ay Anfield Ku Dardartay West Ham United.

Daniel Sturridge ayaa gool ku furtay ku soo laabashadiisa garoomada ka dib dhaawac uu muddo dheer la maqnaa isagoo ka caawiyay kooxda Liverpool inay 2-0 ku dardarto kooxda West Ham United oo marti ku aheyd garoonka Anfield, iyadoo goolka kale uu u saxiixay Raheem Sterling. Liverpool ayaa ciyaarta ku bilaabatay…

Schweinsteiger Oo Ka Hadlay Sababihii Keenay Guuldaradii Ka Soo Gaartay Wolfsburg.

Schweinsteiger Oo Ka Hadlay Sababihii Keenay Guuldaradii Ka Soo Gaartay Wolfsburg.

Guuldaro xanuun badan ayaa xalay ka soo raacday kooxda hogaaminaysa horyaalka Jarmalka ee Bayern Munich garoonka kooxda Wolfsburg. 4-1 ayaa kagu garaacay kooxda macalin Pep Guardiola waxaana ka hadlay guul daradaan laacibka qadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Bastian Schweinsteiger. Schweinsteiger ayaa sheegay in kooxdiisu ay awoodi waysay inay inbadan maamulaan…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea v Man City – Remy Oo Ku Soo Bilowday, Drogba Oo Keydka Fadhiya.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea v Man City – Remy Oo Ku Soo Bilowday, Drogba Oo Keydka Fadhiya.

Tababare Jose Mourinho ayaa ku soo bilaabay kulankaan Remy isagoo ka doorbiday Drogba oo kursiga keydka fadhiya, madaama uu ganaax seddex kulan ah u bilaabanayo Diego Costa. Dhanka kale Cahill ayaa weli baaqi ku ah kursiga keydka waxaana dafaaca dhexe ka ciyaaraya Zouma oo ka garab ciyaaraya Terry. Marka laga…

Gary Neville Oo Markale Eedeeyay Tababare Louis Van Gaal.

Gary Neville Oo Markale Eedeeyay Tababare Louis Van Gaal.

Kabtankii hore ee kooxda Man United Gary Neville ayaa sii wada eedeeynta tababaraha kooxda United Louis Van Gaal. Neville ayaa markaan ku haysta tababaraha ree Holland booska uu ka ciyaarayo weerar yahanka xulka England Wayne Rooney wuxuuna sheegay in ay fiicantahay in laga ciyaarsiiyo booskiisa saxda ah oo ah weerar yahan…

Akhristayaasha Laacib.net Oo Saadaaliyay In Chelsea Ay Caawa Guul Ka Gaari Doonto Kooxda Man City.

Akhristayaasha Laacib.net Oo Saadaaliyay In Chelsea Ay Caawa Guul Ka Gaari Doonto Kooxda Man City.

Inta badan ma dhacdo in si weyn la isagu soo dhawaado codbixinta aan ka sameyno kulamada waa weyn ee qaarada Yurub, laakiin saadaashii ugu danbeysay ee aan ka sameynay kulanka caawa Stamford Bridge ku dhexmaraya kooxaha Chelsea iyo Man City ayaa noqotay mid aad isagu dhow. Akhristayaasha laacib.net ayaana ku…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Manchester United Vs Leicester City Iyo United Oo Doonaysa Inay Leicester City Ka Aarsato

Shaxda Rasmiga Ah Ee Manchester United Vs Leicester City Iyo United Oo Doonaysa Inay Leicester City Ka Aarsato

Van Gaal ayaa shaxdiisa ku bilaabay da’yarka Adnan Januzay halka, waxaana Man United ka maqan Carrick oo muddo afar todobaad ah kooxda dhaawac kaga maqnaan doona. Man United ayaa doonaysa inay ka aarsato kooxda Leicester City oo bilawgii xili ciyaareedka guuldaro wayn soo baday. Van Persie iyo Falcao ayaa maanta…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid v Real Sociedad – Isco Iyo Illaramendi Oo Ku Soo Bilowday.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid v Real Sociedad – Isco Iyo Illaramendi Oo Ku Soo Bilowday.

Isco iyo Illarramendi ayaa ku soo bilowday shaxda kooxda Real Madrid iyagoo khadka dhexe ku wehliya Toni Kroos. Madaama Cristiano Ronaldo uu ganaax ku maqan yahay waxaa weerarka ku soo biiray James Rodriguez kaasoo ka garab ciyaaraya Gareth Bale iyo Karim Benzema. Real Madrid: Casillas; Carvajal, Ramos, Varane, Marcelo; Isco, Illarramendi,…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs West Ham United Iyo Daniel Sturridge Oo Kurdiga Kaydka Reds Ku Jira iyo Gerrard Oo Maqan

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs West Ham United Iyo Daniel Sturridge Oo Kurdiga Kaydka Reds Ku Jira iyo Gerrard Oo Maqan

Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawaynaysa kooxda West Ham United, Reds ayaa doonaysa inay iska kulankan guul ka gaadho si ay iskugu ilawsiisyo guuldaradii Chelsea ka soo gaadhay kulankii lugta danbe ee Capital One Cup. Daniel Sturridge ayaa ka mid ah ciyaartoyda Liverpool kursiga kaydka u fadhida kadib markii uu…

Seydou Doumbia Oo Go’aansaday Inuu Roma Ku Biiro Isaga Oo Sababta Ku Sheegay Sidii Uu Uga Garabciyaari Lahaa Farncesco Totti

Seydou Doumbia Oo Go’aansaday Inuu Roma Ku Biiro Isaga Oo Sababta Ku Sheegay  Sidii Uu Uga Garabciyaari Lahaa Farncesco Totti

Xidiga xulka qaranka Ivory Coasta iyo kooxda CSKA Moscow ee Seydou Doumbia ayaa go’aansaday inuu  ku biiro kooxda Roma, wuxuuna sababta uu Roma ku deertay ku sheegay  inay tahay sidii uga garabciyaari laahaa halyayga Roma ee Farncesco Totti iyo kubbada weerarka ku dhisan ee ay ciyaarto Roma. Doumbia ayaa hadda…

Hatem Ben Arfa Oo Laga Diiday Inuu U Ciyaaro Kooxda Nice Xilli Ciyaareedkan & Sababta Oo La Shaaciyay.

Hatem Ben Arfa Oo Laga Diiday Inuu U Ciyaaro Kooxda Nice Xilli Ciyaareedkan & Sababta Oo La Shaaciyay.

Xiddiga Faransiiska Hatem Ben Arfa ayaa laga diiday in ogolaansho loo siiyo inuu u ciyaaro kooxda Nice xilli ciyaareedkan. Newcastle ayaa kanasashay qandaraaskiisa horaantii bishaan waxaana uu si xor ah ugu biiray kooxda horyaalka Faransiiska ka ciyaara ee Nice laakiin madaxda horyaalka Faransiiska ayaa ka horjoogsaday inuu u ciyaaro kooxdiisa…

Manchester City Oo U Duulaan Tageysa Saxiixa Cristiano Ronaldo Haddiiba Uu Go’aansado Inuu England Ku Laabto.

Manchester City Oo U Duulaan Tageysa Saxiixa Cristiano Ronaldo Haddiiba Uu Go’aansado Inuu England Ku Laabto.

Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in Manchester City ayaa diyaar u tahay inay dalab rikoorka adduunka ah ka gudbiso Cristiano Ronaldo haddii uu go’aansado inuu ku soo laabto England. Inkastoo Manchester United ay tahay kooxda sida weyn loola xiriirinayay inay ka dhaadhicineyso xiddiga sannadka adduunka inuu England ku soo…

Juan Cuadrado Oo Soo Gaaray London Si Uu Tijaabada Caafimaadka Ugu Maro Chelsea.

Juan Cuadrado Oo Soo Gaaray London Si Uu Tijaabada Caafimaadka Ugu Maro Chelsea.

Laacibkii kooxda Fiorentina Juan Cuadrado ayaa soo gaaray London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Chelsea ee ka dhisan galbeedka London. Sky Italia ayaa shaacisay sawirka laacib kaan kadib markii uu soo gaaray garoonka diyaaradaha ee London waxaana lafilayaa inuu tijaabada caafimaadka maro saacadaha yar ee nagu soo aadan.…

Waa Kuma Bartilmaameedka Koowaad Ee Arsenal Ay Ka Doonayso Suuqa Xaggaga?.

Waa Kuma Bartilmaameedka Koowaad Ee Arsenal Ay Ka Doonayso Suuqa Xaggaga?.

Kooxda Arsenal ayaa raadinaysa laacib ka ciyaari kara booska burburiyaha wuxuuna noqon doona shaqada ugu horaysa oo Arsene Wenger uu qaban doono marka uu furmo suuqa kala iibsiga ee xaggaaga soo socda. Daily Telegraph ayaa shaacisay in kooxda Arsenal ay hakisay doonistii Morgan Schneiderlin suuqa kala iibsiga ee bishaan janaayo kadib…

Maanta Oo Sabti Ah Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Suuqa Kala Iibsiga Ka Qoreen Wargeysyada Ingariiska

Maanta Oo Sabti Ah Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Suuqa Kala Iibsiga Ka Qoreen Wargeysyada Ingariiska

Suuqa kala iibsiga horyaalka Ingariiska ayaa furan iyadoo kooxaha ay bilaabi doonaan inay xoojiyaan kooxdooda qeybta labaad ee xilli ciyaareedka. Waxaana idiin soo uruurinay maanta wararkii ugu waa weynaa ee ay wargeysyada Ingariiska ka qoreen suuqa kala iibisga ciyaartoyda. Manchester City ayaa isku diyaarineysa inay dalab rikoorka adduunka ah ka gudbiso Cristiano…

Page 1 of 1134123Next ›Last »