Laacib.net | Archive | Suuqa | 3
Home » Archives by category » Suuqa (Page 3)

Monaco 100-milyan Oo Euro Ku Dooneysa Sedex Xiddig Oo Barcelona Ah.

Monaco 100-milyan Oo Euro Ku Dooneysa Sedex Xiddig Oo Barcelona Ah.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Monaco ayaa dooneysa in suuqa kala wareegga ciyaartooyda si xooggan u soo jiiraan waxa ayna codsadeen saxiixa sedex xiddig ee Barcelona ka tirsan kuwaas oo kala ah Victor Valdes, Fabregas iyo Alexis Sánchez si kooxdaas timid heerka kowaad faransiiska ugu xoojiyaan. Wargeysyada Faransiiska ayaa daboolka ka qaadaya in Monaco…

Sergio Ramos: Waa Kooxahee Kooxaha Awooda Hal Bilyan Euro Inay Ku Soo Dalbadaan Cristiano Ronaldo.

Sergio Ramos: Waa Kooxahee Kooxaha Awooda Hal Bilyan Euro Inay Ku Soo Dalbadaan Cristiano Ronaldo.

Share This Post

Google1Google

Sergio Ramos ayaa uga digay kooxaha doonaya saaxiibkiisa Real Madrid Cristiano Ronaldo in 28 jirkaas uu qiimihiisa gaaraya hal bilyan euro. Xiddiga reer Portugal ayaa lala xiriiriyay inuu u dhaqaaqayo PSG iyadoo shalayto wargeys Faransiiska ka soo baxa uu warinayay in kooxda Faransiiska ay dooneyso in Ronaldo ay ka dhigto…

Chelsea Oo Laba Hishiis Oo Waa Weyn Ka Soo Fulineysa Horyaalka Talyaaniga.

Chelsea Oo Laba Hishiis Oo Waa Weyn Ka Soo Fulineysa Horyaalka Talyaaniga.

Share This Post

Google1Google

Bogga Mediaset ee dalka Italy ayaa daboolka ka qaaday in naadiga Chelsea ay u dhawaadeen in ay hishiis la gaaraan kooxda Napoli kaasi oo ay ku doonayaan gool dhaliyaha kooxdaas ee Cavani marka uu furmo suuqa kala wareegga ciyaartooyda. Cavani oo haatan ah gool dhaliyaha horyaalka Talyaaniga isaga oo leh…

Lewandowski Oo Sheegay In Mustaqbalkiisa Borussia Dortmund Uu Cadaanayo Marka Horyaalka Uu Soo Dhamaado.

Lewandowski  Oo Sheegay In Mustaqbalkiisa Borussia Dortmund Uu Cadaanayo Marka Horyaalka  Uu Soo Dhamaado.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Robert Lewandowski ayaa xaqiijiyay in uu daboolka ka qaadayo mustaqbalkiisa marka xilli ciyaareedkaan la soo xero iyadoo warkaan uu ka sheegay wareysi uu siinayay Tv ku yaal dalkaas Polland . Robert Lewandowski ayaa yiri ” hal arin ayaa ku jirta maskaxdeyda, in aan ka tago…

Thiago Silva Oo Doonaya Inuu Ku Biiro Barcelona Marka Uu Furmo Suuqa Kala Iibsiga.

Thiago Silva Oo Doonaya Inuu Ku Biiro Barcelona Marka Uu Furmo Suuqa Kala Iibsiga.

Share This Post

Google1Google

Thiago Silva ayaa lagu qeexay inuu doonayo inuu ka tago Paris Saint-Germain xagaaga si uu ugu dhaqaaqo kooxda Barcelona. Daafaca reer Brazil ayaa ka mid ah ciyaartoy dhowr ah oo lala xiriiriyay Barcelona inay u dhaqaaqeyso xagaaga, iyadoo kooxda Catalans ay raadineyso inay xoojiso boosaskeeda daafaca dhexe. Jariirada Mundo Deportivo…

Milan Oo Dooneysa Inay U Dhaqaaqdo Xiddigaha Xulufada La Ah Mourinho Ee Laga Yaabo Inay Bernabeu Ka Baqoolaan.

Milan Oo Dooneysa Inay U Dhaqaaqdo Xiddigaha Xulufada La Ah Mourinho Ee Laga Yaabo Inay Bernabeu Ka Baqoolaan.

Share This Post

Google1Google

Milan ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay ka faa’ideysato bixitaanka Mourinho ee Real Madrid xagaaga, iyagoo doonaya inay soo xerogeliyeen ciyaartoy qiimo jaban ay ku helaan. Sida ay qoreyso maanta Corriere dello Sport, kooxda Talyaaniga ah ayaa xiiseyneysa inay xagaaga u dhaqaaqo Luka Modric, Angel Di Maria iyo Deigo…

Real Madrid Oo Dadaal Ugu Jirta Saxiixa Xiddiga Juventus Ee Stephan Lichtsteiner.

Real Madrid Oo Dadaal Ugu Jirta Saxiixa Xiddiga Juventus Ee Stephan Lichtsteiner.

Share This Post

Google1Google

Real Madrid ayaa ka sheeganeysa xilli ciyaareedkaan dabacsanaan dhanka garabka midig ah maadaama ay kordheen dhaawacyada Álvaro Arbeloa iyo Michael Essien waxa ayna taasi keentay in Real ay dhankaas kaga tiirsanaadaan xiddiga da`da yar ee Nacho. Si Dhankaas u xaliyaan ayay Real Madrid u ruqaansaneysa dhanka kooxda Juventus ee Talyaaniga…

Liverpool Oo Soo Nooleysay Rabitaankooda Ku Aadan Xiddiga Sporting Lisbon Tiago Ilori.

Liverpool Oo Soo Nooleysay Rabitaankooda Ku Aadan Xiddiga Sporting Lisbon Tiago Ilori.

Share This Post

Google1Google

Naadiga Liverpool ayaa soo cusbooneysiiyay doonistooda ku aadan in ay kula soo hishiiyaan xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Sporting ee Tiago Ilori marka suuqa kala wareegga uu furmo . Wargeyska Mirror ayaa sheegaya in daafacaas 20-sano jirka ah uu yahay hadafka tababaraha kooxda Liverpool Rodgers isaga oo u arka in…

Borussia Dortmund Oo Dadaal Ugu Jirta In Ay Helaan Saxiixa Xiddiga Aston Villa Ee Christian Benteke

Borussia Dortmund  Oo Dadaal Ugu Jirta In Ay Helaan Saxiixa Xiddiga Aston Villa Ee  Christian Benteke

Share This Post

Google1Google

Kooxda Borussia Dortmund ayaa ergo u dirtay kooxda Aston Villa ee horyaalka Ingiriiska iyaga oo dadaal ugu jira in ay isku dayaan in weeraryahanka kooxdaas ee Christian Benteke la soo hishiiyaan xilli laga yaabo in weeraryahankooda lewandowski  kooxda ka tago. Christian Benteke oo 22-sano jir ah ayaa la qabsaday kooxdaas xilli…

Bacary Sagna Oo U Diyaar Garoobaya In Boorsooyinkiisa Uu Ka Qaato Kooxda Arsenal

Bacary Sagna Oo U Diyaar  Garoobaya In Boorsooyinkiisa Uu  Ka Qaato Kooxda Arsenal

Share This Post

Google1Google

Xiddiga kubada uga qaabeeya dhanka garabka midig kooxda Arsenal ee Sagna ayaa u diyaar garoobaya in boorsadiisa uu ka qaato horyaalka Ingiriiska gaar ahaan Arsenal ka dib markii uu sii xumaaday xariirka kala dhaxeeya maamulka kooxda kuwaas oo diiday in ay hishiiska ugu kordhiyaan sharuudihiisa bilo ka hor. In Sagna…