Laacib.net | Archive | Suuqa | 138
Home » Archives by category » Suuqa (Page 138)

Laacibka Diirada U Saaran Chelsea Hulk Oo Sheegay In Mustaqbalkiisa Uu Ku Jiro Gacmaha FC Porto.

Laacibka Diirada U Saaran Chelsea Hulk Oo Sheegay In Mustaqbalkiisa Uu Ku Jiro Gacmaha FC Porto.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda FC Porto islamarkaana ah ciyaaryahanka diirada u saaran Chelsea Hulk ayaa diiday inuu meesha ka saaro inuu xagaagan ka tagayo kooxda, lakiin waxa uu shaaca ka qaaday inuu ku faraxsan yahay inuu sii joogo kooxdiisa haatan. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Stamford Bridge tan…

Alberto Aquilani Oo Sugaya Jawaabta Liverpool Ee Ku Aadan Mustaqbalkiisa.

Alberto Aquilani Oo Sugaya Jawaabta Liverpool Ee Ku Aadan Mustaqbalkiisa.

Share This Post

Google1Google

Mustaqbalka Alberto Aquilani ee Liverpool waxaa go’aansan doona tababare Brendan Rodgers sidaasi waxaa sheegay wakiilka ciyaaryahanka. Aquilani ayaa labadii xilli ciyaareed ee ugu danbeysay amah kaga soo maqnaa Anfield isagoo u ciyaarayay Juventus iyo Milan. Waxaana Milan oo ku danbeysay heshiiska amaahda ay iska diiday heshiiskii hore ee ahaa in hadii…

Juventus Oo Wada Iibsatay Xuquuqda Lahaanshaha Ee Ciyaaryahan Emanuele Giaccherini.

Juventus Oo Wada Iibsatay Xuquuqda Lahaanshaha Ee Ciyaaryahan Emanuele Giaccherini.

Share This Post

Google1Google

Emanuele Giaccherini ayaa noqday 100% ciyaaryahan Juventus ah ka dib markii uu si rasmi ah uga soo wada wareegay kooxda Cesena. Ciyaaryahanka khadka dhexe oo haatan ku maqan Euro 2012 ayaa waxaa wada lahaa labada kooxood, ka dib markii Juve ay iibsatay kala  bar xuquuqdiisa xagaagii hore iyadoo ka bixisay 3…

Saxaafada Ingariiska Iyo Wararkii Ay Maanta Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Saxaafada Ingariiska Iyo Wararkii Ay Maanta Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Share This Post

Google1Google

Saxaafada Ingariiska ee dhanka Isboortiga ah oo tan ugu afka dheer caalamka ayaa inta badan waxa ay ka hadlaan wararka xanta ah ee la isla dhexmarayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Maanta waxaan soo qaadan doonaa wararkii ugu waa weyn ee ay ka qoreen suuqa kala iibsiga: Manchester United ayaa ku…

Wigan Oo Iska Diiday Dalab Uga Yimid Chelsea Oo Ku Aadan Victor Moses.

Wigan Oo Iska Diiday Dalab Uga Yimid Chelsea Oo Ku Aadan Victor Moses.

Share This Post

Google1Google

Wigan Athletic ayaa diiday dalab uga yimid kooxda heysata koobka kooxaha horyaalada Yurub ee Chelsea eek u aadan weeraryahankooda Victor Moses, sida ay ogaatay Tv-ga Sky Sports. 21 jirkaan reer Nigeria ayaa 12 bilood ay uga hartay qandaraaskiisa haatan, waxaana ilaa iyo haatan uu diiday inuu heshiiska u kordhiyo Wigan.…

Arsenal Oo Soo Xero Gelisay Olivier Giroud Islamarkaana Isku Dayaysa Inay Ceshato Kabtan RVP.

Arsenal Oo Soo Xero Gelisay Olivier Giroud Islamarkaana Isku Dayaysa Inay Ceshato Kabtan RVP.

Share This Post

Google1Google

Arsenal ayaa isku dayi doonta inay heshiis cusub ka soo saxiixato Robin van Persie inkastoo ay qarka u saran yihiin inay si rasmi ah 12.8 milyan ginni kala soo wareegaan kooxda Montpellier ciyaaryahan Olivier Giroud. Weeraryahanka reer France oo 25 jir ah ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiis afar sanno…

Nani Oo Ka Walwalqaba Mustaqbalkiisa United Xilli Uu Dalbanayo Mushahar Gaaraya 120 Kun Ginni.

Nani Oo Ka Walwalqaba Mustaqbalkiisa United Xilli Uu Dalbanayo Mushahar Gaaraya 120 Kun Ginni.

Share This Post

Google1Google

Nani ayaa ku sii kordhaya walaaca uu ka qabo mustaqbalkiisa Manchester United, waxaana uu saaxiibadiisa u qirtay inuu ka careysan yahay inuusan waxba ka maqlin Man United oo ku aadan heshiiska cusub inta uu ku maqan yahay Euro 2012. Sida ay qortay Daily Mail. Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara xulka Portugal…

Saxaafada Ingariiska Iyo Wararkii Ay Maanta Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Saxaafada Ingariiska Iyo Wararkii Ay Maanta Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Share This Post

Google1Google

Saxaafada Ingariiska ee dhanka Isboortiga ah oo tan ugu afka dheer caalamka ayaa inta badan waxa ay ka hadlaan wararka xanta ah ee la isla dhexmarayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Maanta waxaan soo qaadan doonaa wararkii ugu waa weyn ee ay ka qoreen suuqa kala iibsiga: Ciyaaryahanka khadka dhexe ee…

Luka Modric Oo Ku Dhow Inuu Aqbalo Inuu U Dhaqaaqo Spain, Xilli Real Ay Ku Soo Biirtay Doonistiisa.

Luka Modric Oo Ku Dhow Inuu Aqbalo Inuu U Dhaqaaqo Spain, Xilli Real Ay Ku Soo Biirtay Doonistiisa.

Share This Post

Google1Google

Luka Modric ayaa ku dhow inuu u dhaqaaqo Spain, iyadoo Real Madrid ay aad ugu baahan tahay inay la soo wareegto ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham sida ay qortay jariirada Daily Mail. Warkaas ayaa ah aragtida Modric saaxiibkiisa ahaana ciyaaryahankii hore ee Croatia Mate Bilic kaasoo sheegtay in Manchester United…

Real Madrid Iyo Inter Oo Qorsheynaya Inay Si Toos Ah Isagu Bedeshaan Maicon Iyo Nuri Sahin.

Real Madrid Iyo Inter Oo Qorsheynaya Inay Si Toos Ah Isagu Bedeshaan Maicon Iyo Nuri Sahin.

Share This Post

Google1Google

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay ka kor qaado kooxaha Chelsea iyo PSG tartanka loogu jiro Douglas Maicon, iyagoo u soo bandhigaya Inter inay ku bedeshaan ciyaaryahanka ay doonayaan ee diirada u saran ee Nuri Sahin. Maicon ayaa cadeeyay inuu doonayo inuu xagaagan koox bedesho, waxaana lala…