Laacib.net | Archive | Suuqa
Home » Archives by category » Suuqa

Juventus Oo Qiratay Inay Wadahadal Kula Jiraan Carlos Tevez.

Juventus Oo Qiratay Inay Wadahadal Kula Jiraan Carlos Tevez.

Share This Post

Google1Google

Beppe Marotta ayaa xaqiijiyay in wakiilka Carlos Tevez inuu u soo dhawaaday Juventus islamarkaana ay heshiis la gaari karaan. Agaasimaha guud ee kooxda Juventus ayaa la hadlayay Sky Sport Italia ka hor kulankoodii xalay ee guuldarada ay ka soo gaartay Sampdoria. “Tevez? marka laga hadlaayo tayadiisa iyo qibradiisa, ma nihin…

Gael Clichy Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Manchester City.

Gael Clichy Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Manchester City.

Share This Post

Google1Google

Gael Clichy ayaa heshiis cusub oo afar sanno ah u saxiixay Manchester City. Daafaca bidix oo ka soo dhaqaaqay Arsenal ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay City ilaa 2017. “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ogolaaday heshiis cusub, waxaana indhaha ku haayaa xilli ciyaareedka soo socda” ayuu Clichy u sheegay website-ka kooxda. “Sidii…

Tevez Oo Gaashaanka U Daruuray Dalabka Monaco Iyo Wakiilkiisa Oo Kulan La Leh Juventus

Tevez Oo Gaashaanka U Daruuray Dalabka Monaco Iyo Wakiilkiisa Oo Kulan La Leh Juventus

Share This Post

Google1Google

Ilo wareedyo wargeysyada Talyaaniga ay qorayaan dhaawanahaan ayaa sheegaya in kooxda Juventus ay xiiseyneyso in ay la soo hishiiyaan weeraryahanka Man City ee Carlos Tevez. Xiddigaan oo sidoo kale magaciisa lala xariirinayay kooxda Monaco oo dhawaan heerka koowaad ee faransiiska timid laba sano ka dib ayuu wargeyska La Gazeta del…

Sir Alex Ferguson: Arinta Wayne Rooney Waa Dhibaatada David Moyes.

Sir Alex Ferguson: Arinta Wayne Rooney Waa Dhibaatada David Moyes.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in David Moyes uu yahay qofka go’aansan doona mustaqbalka Wayne Rooney xagaagan. Rooney ayaa isbuucyo ka hor codsaday in la iibiyo, waana markii labaad oo uu kooxda ka dalbado in la iibiyo seddex sanno gudaheed. Waxaana isha la raacaya xaaladiisa kooxaha…

Barcelona Oo Ay Uga Baxeyso Kaliya 10-milyan In Ay Helaan Saxiixa Goolhaye Pepe Reina

Barcelona Oo Ay Uga Baxeyso Kaliya 10-milyan In Ay Helaan Saxiixa Goolhaye Pepe Reina

Share This Post

Google1Google

Wargeyska Mirror ayaa qoraya mar kale wararka ku aadan in gool hayaha Liverpool Pepe Reina uu aadayo kooxda Barcelona xilli ciyaareedka dambe iyadoo markaan ay shaaciyeen qiimaha lacagta . Barcelona ayaa baadi goobeysa gool haye cusub ka dib markii midkooda haatan Victor Valdes shaaciyay in kooxda hishiis cusub u saxiixeyn…

Daily Mail: Mourinho Oo Doonaya Inuu Ronaldo Ka Afduubto Man United Oo U Kaxeysto Chelsea.

Daily Mail: Mourinho Oo Doonaya Inuu Ronaldo Ka Afduubto Man United Oo U Kaxeysto Chelsea.

Share This Post

Google1Google

Iyadoo ay socdeen warar xan ah oo la xiriiray in Cristaino Ronaldo uu ku laabanayo Manchester United xagaagan, laakiin waxa ay haatan u muuqataa in Chelsea ay ku soo biireyso tartanka loogu jiro. Sida ay maanta qortay jariirada Ingariiska ka soo baxda ee Daily Mail Jose Mourinho ayaa durbaba liiska…

Madaxeyna Santos: Neymar Dooqiisa Waa Barcelona, Ma Ahan Real Madrid.

Madaxeyna Santos: Neymar Dooqiisa Waa Barcelona, Ma Ahan Real Madrid.

Share This Post

Google1Google

Madaxweynaha kooxda Santos Odilo Rodrigues ayaa shaaca ka qaaday in Neymar uu xiiseynayo inuu u dhaqaaqo Barcelona. Warar soo baxayay isbuucii hore ayaa soo jeedinayay in Real Madrid ay isku dayayso inay Blaugrana ka afduubato saxiixa da’ yarkaan reer Brazil. Laakiin madaxweynaha kooxda reer Brazil ayaa sheegtay in weeraryahanka uu…

Julio Cesar Oo Ay U Badan Tahay Inuu Caga Dhigan Doono Emirates Stadium.

Julio Cesar Oo Ay U Badan Tahay Inuu Caga Dhigan Doono Emirates Stadium.

Share This Post

Google1Google

Arsenal ayaa la filayaa inay QPR kala soo wareegto goolhayaha ka sii socda Julio Cesar sida ay qoreyso Daily Mirror. Goolhayaha reer Brazil oo lala xiriirinayay Arsenal ka hor inta uusan ku biirin QPR xagaagii hore ayaa loo sheegay inuu ka tagi karo kooxda heerka labaad u laabatay ee QPR.…

Rio Ferdinand Oo Heshiis Cusub U Saxiixaya Manchester United.

Rio Ferdinand Oo Heshiis Cusub U Saxiixaya Manchester United.

Share This Post

Google1Google

Daafaca Rio Ferdinand ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiis cusub uu ku sii joogayo Manchester United bilowga isbuucaan. Qandaraaska haatan uu Ferdinand kula jiro kooxda Shayaadiinta Cas Cas ayaa waxa uu dhacayaa xagaaga, inkastoo uu jiro tilmaamayaal xoogan oo muujinaya in ciyaaryahanka uu baaqi ku sii ahaanayo Old Trafford, hadana…

Roma Oo Shaacisay Magaca Afaraad Ee Dhanka Daafaca Ka Ciyaara Ee Ay Doonayaan.

Roma Oo Shaacisay Magaca Afaraad Ee Dhanka Daafaca Ka Ciyaara Ee Ay Doonayaan.

Share This Post

Google1Google

Naadiga Roma ayaa bilaabay diyaarinta qorshayaashooda suuqa kala wareegga ciyaartooyda , waxa ayna doonayaan in qadka daafaca iska xoojiyaan xilli ciyaareedka dambe iyadoo xagaagaan ay aad uga sheeganayeen qadkaas daafaca. Magacyada ay bartilmaameysanayaan ayaa waxaa ugu horeeya daafaca kooxda Atletico Madrid Marcos Rocha,Adriano oo Barcelona jooga iyo Mehdi Benatia oo…

Page 1 of 169123Next ›Last »