Laacib.net | Archive | Soomaaliya | 9
Home » Archives by category » Soomaaliya (Page 9)

Geesiyaasha Xulka Gabdhaha Soomaliya Ee K/Kolayga Oo Faro Cidi Leh Ay Kaga Baxsatay Bilada Maarta.

Geesiyaasha Xulka Gabdhaha Soomaliya Ee K/Kolayga Oo Faro Cidi Leh Ay Kaga Baxsatay Bilada Maarta.

Share This Post

Google1Google

Geesiyaasheena xulka gabdhaha Soomaliyeed ee kubadda Kolayga oo wacdarro ka dhigay ciyaaraha Carabta ee ka socda dalka Qatar ayaa waxaa laga badiyay kulankoodii ugu danbeeyay oo ay saaka la ciyaarayeen xulka Jordan, waxaana ay guuldaradaasi keentay inay waayaan bilada maarta oo ay qaateen xulka Gabdhaha Jordan ee kubadda Kolayga. Xulka…

Hargeysa Oo Ku Guuleysatay Tartanka Kubada Cagta Ee Ciyaarayaha Gobolada Somaliland.

Hargeysa Oo Ku Guuleysatay Tartanka Kubada Cagta Ee Ciyaarayaha Gobolada Somaliland.

Share This Post

Google1Google

Xulka gobolka Maroodi Jeex ee Hargeysa ayaa waxa ay hal gool iyo waxba ku dubteen xulka gobolka Hawd ciyaarii finalka ee koobka kubada cagta gobolada Somaliland. Ciyaartaan finalka oo aheyd mid xiiso leh oo shalay ka dhacday magaalada Burco oo koobkaan martigelineysay ayaa waxa ay labada kooxood oo soo bandhigeen…

Tartanka Ciyaaraha Degmoyinka Gobolka Banadir Oo Ka Furmay Garoonka Conis Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Tartanka Ciyaaraha Degmoyinka Gobolka Banadir Oo Ka Furmay Garoonka Conis Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Share This Post

Google1Google

Tartan ay ka qeybgalayaan kooxo ku ciyaaraya 16ka degmo ee ay ka kooban tahay magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah ugaga furmay garoonka Conis Stadium ee magaalada Muqdisho. Tartankan oo furitaankiisii maanta ay ka soo qeybgaleen madax badan oo dalka Soomaliya ah waxaana garoonka socod ku soo maray 16ka…