Laacib.net | Archive | Soomaaliya | 6
Home » Archives by category » Soomaaliya (Page 6)

Waa Jimce Maanta, Waa Barnaamijkii Su’aalaha Ee Barbaarta Isboortiga Iyo Shabakada Laacib.net.

Share This Post

Google1Google

Jimce wanaagsan akhristayaasha sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan waa barnaamijkeenii Barbaarta Isboortiga Iyo Shabakada Laacib.net oo ah barnaamij su’aalo oo akhristayaasheena ay ku tartamaan. Barnaamijkaan waxa uu ku jiraa sannadkiisii ugu horeeyay waxaana uu soo dhamaanayaa dhamaadka xilli ciyaareedkan, akhristaha ugu dhibco bata waxa uu heli doonaa abaalmarin,…

Jawaabta Su’aashii Jimcaha Iyo Kala Sareynta Akhristayaasha Ee Barnaamijka Barbaarta Isboortiga.

Sidii aan hore idinkaga balan qaadnay maalin kasta oo arbaco ah waxaan idiin soo gudbin doonaa jawaabta su’aashii todobaadkan iyo kala sareynta akhristayaasheena ku tartamaya. Su’aashii jimcaha ayaa waxaa ka soo jawaabay akhristayaal aan sidaasi u tir badneyn, lakiin waxaa ka qeyb qaatay dad aad u badan, waxaa la yaab…

Kooxo Ka Kala Socda Garoowe Iyo Gaalkacyo Oo Isfara Saaray, Xilli Uu Socdo Diyaargarowga Koobka Gobolada Puntland.

Ciyaarta oo ahayd mid aad u xiisa badan ayaa ka duwaneyd ciyaarihii ku bada cagta ahaa ee in muda ah lagu ciyaaro garoonka Garowe taasi oo ahayd mid laga dheehanayay sida ay jaanta isula helayeen ciyaartoyda labada kooxood ee Horseed iyo Comced, oo shalay ku kulmay garoonka Mire Awaare. Daawashada…

Waa Jimce Maanta, Waa Barnaamijkii Su’aalaha Ee Barbaarta Isboortiga Iyo Shabakada Laacib.net.

Waa Jimce Maanta, Waa Barnaamijkii Su’aalaha Ee Barbaarta Isboortiga Iyo Shabakada Laacib.net.

Share This Post

Google1Google

Jimce wanaagsan akhristayaasha sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan waa barnaamijkeenii Barbaarta Isboortiga Iyo Shabakada Laacib.net oo ah barnaamij su’aalo oo akhristayaasheena ay ku tartamaan. Barnaamijkaan waxa uu ku jiraa sannadkiisii ugu horeeyay waxaana uu soo dhamaanayaa dhamaadka xilli ciyaareedkan, akhristaha ugu dhibco bata waxa uu heli doonaa abaalmarin,…

Raali Gelin Ku Socota Akhristayaasha Laacib.net

Waxaan ka cudurdaaraneynaa mudadii aan hawada ka maqneyn, iyo mudadii aan wararka ku soo qorin bogeena ee maanta cilado farsamo oo na heystay darteed. Kooxda farsamada ee laacib.net ayaa intii karaankooda isku dayay inay xaliyaan dhibaatooyinkii na heystay, ilaah mahadii haatan webka waxa uu ku soo laabtay sidiisii caadiga aheyd.…

Jawaabta Su’aashii Jimcaha Iyo Kala Sareynta Akhristayaasha Ee Barnaamijka Barbaarta Isboortiga.

Jawaabta Su’aashii Jimcaha Iyo Kala Sareynta Akhristayaasha Ee Barnaamijka Barbaarta Isboortiga.

Share This Post

Google1Google

Sidii aan hore idinkaga balan qaadnay maalin kasta oo arbaco ah waxaan idiin soo gudbin doonaa jawaabta su’aashii todobaadkan iyo kala sareynta akhristayaasheena ku tartamaya. Su’aashii jimcaha ayaa waxaa ka soo jawaabay akhristayaal tiro yar, mana aanan fileynin ilaa seddex ruux kaliya inay ka soo jawaabto taasoo amakaag nagu noqotay,…

Ciyaaraha Gobolada Maamulka Puntland Oo 20ka Bishaan La Filayo Inuu Ka Furmo Garoowe.

Ciyaaraha Gobolada Maamulka Puntland Oo 20ka Bishaan La Filayo Inuu Ka Furmo Garoowe.

Share This Post

Google1Google

Labaatanka bishaan ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah magaalada Garoowe uga furmo tartanka ciyaaraha kubada cagta ee gobolada maamulka Puntland. Ciyaarahan ayaa la filayay in la qabto dhamaadkii sannadkii hore, lakiin sababo jiro aawadeed ayaa dib loogu dhigay. Waxaa koobkan lagu qabanayo garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe ka…