Laacib.net | Archive | Soomaaliya | 3
Home » Archives by category » Soomaaliya (Page 3)

Dekadaha Oo Dubatay Badbaado Ciyaar Xiiso Leh Oo Ka Dhacday Jaamacadaha.

Share This Post

Google1Google

Ciyaar xiiso badan ayaa galabta ku dhex martay Garoonka Jaamacadaha kooxaha Dekedaha iyo Badbaado iyadoo labada dhinac ay iska dhaliyeen shan gool,dadweyne badan oo usoo daawasho tegay garoonka Jaamacadaha ee magaalada Mogdishu ayaana ka maqsuuday ciyaartan oo aheyd tii ugu xiisaha badneyd intii la bilaabay horyaalka 37-aad ee dalkeena Soomaaliya.…

Kooxaha Elman Iyo L.L.P.P Jeenyo Oo Isku Garab Dhacay Xilli Horyaalka Soomaaliya Uu Ka Socdo Muqdisho.

Kooxaha Elman Iyo L.L.P.P Jeenyo Oo Isku Garab Dhacay Xilli Horyaalka Soomaaliya Uu Ka Socdo Muqdisho.

Share This Post

Google1Google

Ciyaar ka dhacday garoonka Jaamacadaha ee magaalada Mogdishu ee dalkeena Somalia kuna dhexmareysay kooxaha Elman iyo L.L.P.P jenyo ayaa ku soo idlaatay barbaro 1-1 ah. Kooxda Elman ayaa goolka ku hormartay ku dhowaaad daqiiqadii 32aad ee ciyaarta, goolka ayaana ka yimid difaacooda dadabka midig ka dib markii kubad uu si…

Islam Feruz Oo Guul Ku Hogaamiyay Juunyeerka Chelsea Lugta Hore Ee Finalka FA Youth Cup.

Islam Feruz Oo Guul Ku Hogaamiyay Juunyeerka Chelsea Lugta Hore Ee Finalka FA Youth Cup.

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahanka asalkiisa Soomaaliga yahay Islam Feruz ayaa labo gool oo uu dhaliyay waxa ay ka caawisay juunyeerka Chelsea inay 4-0 kaga badiyaan juunyeerka Blackburn Rovers lugta hore finalka koobka FA Youth Cup. 16 jirkaan oo xagaagii hore kaga soo biiray Chelsea kooxda Celtic ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ahaa,…

Su’aasha Jimcaha Ee Todobaadkan Iyo Jawaabtii Su’aashii Jimcaha Hore Iyo Kala Sareynta Akhristayaasha.

Su’aasha Jimcaha Ee Todobaadkan Iyo Jawaabtii Su’aashii Jimcaha Hore Iyo Kala Sareynta Akhristayaasha.

Share This Post

Google1Google

Maanta waa jimce waa xilligii aad inooga barateen barnaamijkeenii su’aalaha jimcaha ee barbaarta laacib.net, lakiin inta aanan u guda gelin su’aasha cusub ee todobaadkan aan marka hore fiirino su’aashii hore iyo akhristyaashii ka soo jawaabay. Su’aashii isbuucii hore akhristayaal badan ayaa isku dayay inay ka jawaabaan lakiin badankood waa ay…

Waa Jimce Maanta, Waa Barnaamijkii Su’aalaha Ee Barbaarta Isboortiga Iyo Shabakada Laacib.net.

Waa Jimce Maanta, Waa Barnaamijkii Su’aalaha Ee Barbaarta Isboortiga Iyo Shabakada Laacib.net.

Share This Post

Google1Google

Jimce wanaagsan akhristayaasha sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan waa barnaamijkeenii Barbaarta Isboortiga Iyo Shabakada Laacib.net oo ah barnaamij su’aalo oo akhristayaasheena ay ku tartamaan. Barnaamijkaan waxa uu ku jiraa sannadkiisii ugu horeeyay waxaana uu soo dhamaanayaa dhamaadka xilli ciyaareedkan, akhristaha ugu dhibco bata waxa uu heli doonaa abaalmarin,…

Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Soomaaliya.

Madaxweynaha xiriirka kubada cagta adduunka Joseoh Blatter ayaa dhambaal tacsi ah u diray Soomaliya ka dib markii qarax ka dhacay Muqdisho ay ku geeriyoodeen ilaa 7 ruux oo ay ku jiraan madaxdii Isboortiga Soomaliya. Waxaa qaraxaasi ku dhintay gudoomiyahii guddiga Olimpikada Soomaaliyeed Aadan Yabarow Wiish iyo gudoomiyihii xiriirka kubada cagta…

Madaxda Isboortiska Soomaaliya Oo Ku Geeriyooda Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

Madaxda Isboortiska Soomaaliya Oo Ku Geeriyooda Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

Share This Post

Google1Google

Alaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday gudoomiyihii guddiga olombikada Soomaliya Aadan Xaaji Yabarow Wiish iyo gudoomiyii xiriirka kubada cagta Soomaliya Saciid Mugaambe. Madaxda Isboortiga Soomaliya ayaa ka qeyb galayay xaflad ka socotay Tiyaatarka Muqdisho, waxaana ay u geeriyoodeen qarax ka dhacay halkaas. Bahda Isboortiga, shabakada laacib.net iyo…

Jawaabta Su’aashii Jimcaha Iyo Kala Sareynta Akhristayaasha Ee Barnaamijka Barbaarta Isboortiga.

Jawaabta Su’aashii Jimcaha Iyo Kala Sareynta Akhristayaasha Ee Barnaamijka Barbaarta Isboortiga.

Share This Post

Google1Google

Maanta waa arbaca mincaheeduna waa maalintii aan idiin soo gudbin jirnay jawaabta su’aashii jimcaha iyo kala horeynta akhristayaasheena ka qeyb qaata barnaamijka su’aalaha ee maalin kasta oo jimce ah ay sii baahiso shabakada laacib.net Su’aashii isbuucii hore akhristayaal badan ayaa isku dayay inay ka jawaabaan lakiin badankood waa ay haleeli…