Laacib.net | Archive | Soomaaliya | 2
Home » Archives by category » Soomaaliya (Page 2)

Happy New Year 2013 – Sannad Wacan Oo Wanaagsan!

Happy New Year 2013 – Sannad Wacan Oo Wanaagsan!

Share This Post

Google1Google

Maanta waa maalinta koowaad ee sannadka cusub ee 2013, waxaan dhamaan akhristayaasheena leenahay meel kasta oo ay joogaan sannad wanaagsan oo wacan. Shabakada Laacib.net oo labadiisa ee ugu danbeysay akhristayaal badan ku yeelatay bulshada Soomaaliyeed ayaa waxa ay u rajeyneysaa sannadkan cusub inuu noqdo midkii noo hagaagee lagu han weyn…

Tartanka Bariga Iyo Bartamaha Afrika Oo Maanta Furmay Iyo Xulka Soomaaliya Oo Berri Ciyaaraya.

Tartanka Bariga Iyo Bartamaha Afrika Oo Maanta Furmay Iyo Xulka Soomaaliya Oo Berri Ciyaaraya.

Share This Post

Google1Google

Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa kulankooda ugu horeeya koobka bariga iyo bartmahada Afrika waxa ay ciyaari doonaan berrito marka ay geesaha isgeliyaan xulka Burundi oo ay kuwada jiraan Group B. Somalia ayaa berrito ku qaabili doonta garoonka Namboole Stadium xulka Burundi iyadoo koobka bariga iyo bartamaha Afrika ay sannadkan martigelineyso wadanka…

Shabakada Laacib.net Oo Akhristaayasheeda U Rajeyneysa Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak!!!.

Shabakada Laacib.net Oo Akhristaayasheeda U Rajeyneysa Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak!!!.

Share This Post

Google1Google

Shabakada laacib.net waxa ay ummada Muslimiinta iyo ummada Soomaliyeed la qeybsaneysaa farxada Ciida, waxaana akhristayaasheena meel kasta oo ay joogaan ku leenahay Ciid Wanaagsan Ciid Mubaarak. Farxad iyo reyn reyn ku ciida, ciid wanaagsan ku ciida. Kullu Am wa Antum Bi Khair…

Zamzam Ahmed Iyo Mohamed Hassan Oo Ciyaaraha Olimbikada Ka Dhex Muujiyay Magaca Soomaaliya.

Zamzam Ahmed Iyo Mohamed Hassan Oo Ciyaaraha Olimbikada Ka Dhex Muujiyay Magaca Soomaaliya.

Share This Post

Google1Google

Orodyahannada Soomaaliya, Zamzam Max’ed Farah iyo Maxamed Xassan ayaa dadka soomaliyeed dareensiiyay sida ay ugu hanweyn yihiin dalkooda, ka dib markii shalayto ay ka qeyb galeen tartanka orodka ee ciyaaraha Olimbikada. Inkastoo labada orodyahan ee ka socda dalkeena aysan u soo bixin wareega semi-finalka ee tartanka orodka ay ka qeybgaleen,…

Inta Badan Waxyaabaha Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Soomaaliya Iyo Ciyaaraha Olimbikada.

Inta Badan Waxyaabaha Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Soomaaliya Iyo Ciyaaraha Olimbikada.

Share This Post

Google1Google

Somalia waxaa markii ugu horeysay ay ka qeyb gashay ciyaaraha Olimbikada adduunka 1972dii markaasoo lagu qabtay Munich, waxaana inoo matalayay seddex nin. Ilaa iyo haatan tartanka ciyaaraha Olimbikada adduunka Soomaaliya waxa ay kaga qeyb qaadatay kaliya oradyahano. Abdi Bile ayaa kaalinta 6aad ka soo galay tartankii orodka raga ee 1500…

Sawiro: Ciyaaraha Olimbikada Adduunka Oo Lagu Furay London, Xilli Calankeena Uu Ka Dhex Muuqday.

Sawiro: Ciyaaraha Olimbikada Adduunka Oo Lagu Furay London, Xilli Calankeena Uu Ka Dhex Muuqday.

Share This Post

Google1Google

Ciyaaraha Olimbikada adduunka ee London ayaa xalay si rasmi ah loo furay, iyadoo calankeena Soomaaliya uu ka dhex muuqday munaasabaad oo ay indhaha ku hayeen malaayiin ruux oo daafaha caalamka kala jooga. Gabadha orodka uga qeybgaleysa ciyaarahan ee Soomaaliyeed Zamzam Ahmed ayaa calanka Soomaaliya u waday kooxda Soomaaliyeed, taasoo soo…

Ciyaartoyda Soomaliya U Matayleysa Olimbikada Adduunka Oo Goordhow Ka Degay Heathrow.

Ciyaartoyda Soomaliya U Matayleysa  Olimbikada Adduunka Oo Goordhow Ka Degay Heathrow.

Share This Post

Google1Google

Labada ciyaaryahan ee Soomaaliya u matayalaya ciyaaraha Olimbikada adduunka ee dhamaadka bishaan ka furamaya London ayaa goordhaweyd ka degay garoonka Heathrow ee magaalada London halkaasoo lagu soo dhaweeyay. Mohamed Hassan iyo Zamzam Farah ayaa ah labada ciyaaryahan ee ka qeybgalaya ciyaaraha Olimbikada adduunka iyagoo matalaya dalkeena hooyo ee Soomaaliya, waxaana…

Elman Oo Ku Tumatay Dekadaha Xilli Ciyaaryahan Shaarkeey Uu Dhaliyay Seddexleey.

Elman Oo Ku Tumatay Dekadaha Xilli Ciyaaryahan Shaarkeey Uu Dhaliyay Seddexleey.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Elman ayaa sutida u qabatay Horyaalka 37aad ee dalkeena Soomaaliya iyadoo si xun dhulka ugu jiiday kooxdii la wadaagtay hogaanka horyaalka. Goolal badan ayaana lagu quusiyey kooxda Dekedaha,xilli ay soo bendhigeen kubad aad loo jecleystay ciyaartoyda kooxda Elman. Ciyaarta ayaa si habsami leh ku bilaabatay qeybtii hore ee ciyaarta…

FIFA Oo Ugu Deeqday Soomaaliya Cawska Garoomada Kubada Cagta La Dhigo.

FIFA Oo Ugu Deeqday Soomaaliya Cawska Garoomada Kubada Cagta La Dhigo.

Share This Post

Google1Google

Xiriirka kubada cagta adduunka FIFA ayaa ugu deeqay Soomaaliya cawska lagu fidiyo garoomada kubada cagta, kaasoo wajigiisa koowaad la dhigi doono garoonka Stadio Koonis ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegtay Idaacada Qaranka Radio Muqdisho. Cawskaan oo inta badan la dhigo garoomada caalamiga ah ee kubada cagta ayaa shalayto lagu soo…

Sawiro: Halkee Buu Marayaa Horyaalka 37-aad Ee Dalkeena Soomaaliya?

Sawiro: Halkee Buu Marayaa Horyaalka 37-aad Ee Dalkeena Soomaaliya?

Share This Post

Google1Google

Horyaalka 37aad ee dalkeena somaaliya ayaa maraaya heer xasaasi ah iyadoo aan dhibco sidaas u badan aysan kala sareyn kooxaha hugaaminaya Horyaalka waxaana kulankiisii labaad lagu soo afjaray ciyaar xiiso badneyd oo dhex martay kooxaha Heegan iyo banaadir Telecom waxaana 3-2 ay guushu ku raacday kooxda Heegan ciyaar  taas kasii horeysayna…