Ciyaaryahanka kooxda Man City Mario Balotelli ayaa ku galay shil baabuur gaarigiisa Bentley ee ku fadhiya lacag dhan £140,000 gelinkii dambe ee maanta bartamaha magaalada Manchester. Ciyaaryahankan reer Italy ayaan dhaawac ka soo gaarin shilkan hase yeeshee haweeney la sheegay inay saarnayd baabuurkiisii ayaa la dhigey isbitaal kadib markii waxyeello…
Kooxda Barcelona ayaa ku dhowaaqday in weeraryahanka kooxda Anzhi Makhachkala Samuel Eto’o uu ka haray doonitaankiisi ahaa in laga siiyo magdhow u wareejintii ay Barca u wareejisey kooxda Inter sanadkii 2009. Ciyaaryahankan xulka dalka Cameroon ayaa dacwad la tiigsaday kooxda Blaugrana isagoo doonayay in laga siiyo Komishan lacag dhan saddex…
Kadib markii uu maray dhaqancelin xagga jirka ah oo loogu sameeyey dalka Maraykanka ayaa Alexandre Pato waxaa horyaal in uu sare u qaado qaab ciyaareedkiisa inta ka dhiman xilli ciyaareedka si uu ula sii joogo kooxda AC Milan. Waqtiga uu la joogay Pato kooxda Rossoneri ayaa waxaa la dersey dhaawacyo…
Manchester City ayaa u muuqata mid ka sii dhaceysa tartanka horyaalka Premier League ka dib makii ay soo bandhigeen qaab ciyaareed aan soo jiidasho laheyn kulankii Sunderland. Halkee wax ka qaldan yihiin? Wargeyska Telegraph ayaa ka qoray maqaalkaan ay ku sheegayaan shanta waxyaabood ee sabab u noqon kara dib u…
Weeraryahanka gooldhaliyaha ah ee kooxda Barcelona iyo xulka Spain David Villa ayaa sheegay in ay dhowdahay waqtiga uu soo reysanayo kadib markii ay lug ka jabtay kulankii Club World Cup ee bishii December tii la soo dhaafay. Ciyaaryahanka kula guuleystey kooxdiisa horyaalka Yurub iyo xulka dalkiisa koobka adduunka soddonka jirkana…
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Bolton oo Fabrice Muamba ayaa la soo bandhigey sawirkiisa isagoo dhoola cadeynaya muuqaalkiisuna wanaagsan yahay balse weli ku jira isbitaalka lagu daweynayo. Ciyaaryahankan qadka dhexe ee naadiga lagu naaneyso Trotterska oo 23 jir ah ayaa ka soo kabanaya wadno xanuun ku soo booday iyadoo ay…
Kooxda Athletc Bilbao ayaa soo bandhigtey ciyaar weerar halis ah taasoo u sahashay in garoonka kooxda Schalke ay ugaga soo badiso 4-2 lugtii hore ee wareegga 8da koobka Europa League. Fernando Llorente ayaa goolkii u horeeyey u dhaliyey kooxda Bilbao ciyaarta oo 20 daqiiqo socoto hase yeeshee ruugcadaagii hore ee…
Kooxda AC Milan ayaa ka soo saartay qoraal kooban qaabka uu ahaa garoonka San Siro kadib markii ay kooxda Barcelona ay dacwad rasmi ah ka gudbisey. Kooxda Catalan ayaa cabasho ku muujisey iyadoo sii marisey dhinaca saxaafadda xalay sida ay u arkeen inuu ahaa garoonkii ciyaarta lagu dheelay iyo…
Weeraryahanka kooxda AC Milan Zlatan Ibrahimovic ayaa la sheegay in uu u sii dhiibay maaliyad magaciisa uu ku saxiixay Seydou Keita kadib kulankii Arbacadii ee garoonka San Siro, isagoo ka codsaday in uu u geeyo ciyaaryahanka qadka dhexe ee Barcelona Eric Abidal kahor kulanka labada koox ee toddobaadka dambe ku…
Ciyaaryahan Ryan Giggs ayaa caawa lagu wadaa inuu sameeyo taariikh baaldahab ah ka geli doonta buugiisa taariikhda marka uu u safto kooxda United kulankiisii 900aad kulanka lugta labaad ee Ajax soo booqaneyso Old Trafford. Ciyaaryahanka reer Wales ayaa muddo 22 sanno ah u ciyaarayay kooxda Manchester United, waxaana laga yaabaa…