Laacib.net | Archive | Maqaal | 2
Home » Archives by category » Maqaal (Page 2)

Ciyaaryahanada Reer Belgium Oo Ku Soo Badanaya Kana Dhex Muuqda Premier Laague

Ciyaaryahanada Reer Belgium Oo Ku Soo Badanaya Kana Dhex Muuqda Premier Laague

Share This Post

Google1Google

  Horyaalka dalka Ingiriiska oo ka mid ah horyaalada kubbada cagta ee dunida sida weyn looga qiimeeyo ayaa waxaa ka ciyaara ciyaaryahano faro badan oo ka kala socda caalamka waxaana haatan si weyn ugu soo badanaya laacibiin da’ yar oo ka soo jeeda dalka yar ee Belgium. Kulankii ugu horeeyey…

Messi: Ma Jiro Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhex Jira Aniga Iyo Ronaldo

Messi: Ma Jiro Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhex Jira Aniga Iyo Ronaldo

Share This Post

Google1Google

Lionel Messi ayaa diidey fikrado ah in khilaaf shaqsiyeed uu kala dhexeeyo xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo. 25-jirkan reer Argentine ayaa waxaa uu la hadlay saxaafada kahor kulanka ay yeeshen xulalka Germany iyo Arjantin oo ka dhacaya magaalada Frankfurt. Markii la weydiiyey u magacaabida Ballon d’Or iyo xiriirka kala dhexeeya…

Cristiano Ronaldo, Iniesta iyo Messi Oo Isugu Soo Haray Tartanka laacibka Ugu Wanaagsan Ee Europe

Cristiano Ronaldo, Iniesta iyo Messi Oo Isugu Soo Haray Tartanka laacibka Ugu Wanaagsan Ee Europe

Share This Post

Google1Google

  Weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo laacibiinta Barcelona Lionel Messi iyo Andres Iniesta ayaa isugu soo haray tartanka laacibka Yurub ee UEFA. Saddexda ciyaaryahan ayaa helay codadka ugu badan ee 53 weriye oo ka wakiil ahaa dhammaan xiriirada kubbada cagta ee ka jira dalalka qaarada Yurub. Ciyaaryahanka qadka dhexe…

Shan walxood oo laga bartay kulamadii Barcelona iyo Man United iyo Real Madrid iyo AC Milan

Shan walxood oo laga bartay kulamadii Barcelona iyo Man United iyo Real Madrid iyo AC Milan

Share This Post

Google1Google

Barcelona iyo Real Madrid ayaa waxaa sii wadeen guulihii ay gaarayeen diyaargarowga xilli ciyaareedka waxayna labada kooxood ay guulo ka gaareen kulankii Arbacada ay ciyaareen. Barca ayaa waxa ay 2-0 rigoorayaal ah uga badisey Manchester United kadib markii  90kii daqiiqo ee ciyaarta barbarro ku dhamaatay iyadoo kulankana uu ka dhacay…

Ruugcadaagii Hore Ee Real Madrid Raul Oo Goolkiisii Ugu Horeeyey U Dhaliyey Kooxda Al Sadd

Ruugcadaagii Hore Ee Real Madrid Raul Oo Goolkiisii Ugu Horeeyey U Dhaliyey Kooxda Al Sadd

Share This Post

Google1Google

Raul ayay ku qaadatay hal kulan in uu goolkiisii u horeeyey u dhaliyo kooxda Al Sadd oo uu ku biiray kadib markii rigoore uu u laaday kooxdiisa kulan ay la yeesheen kooxda Mesaimeer Sabtidii. Kabtankii hore ee xulka Spain ayaa u soo xilli ciyaareedkan u soo wareegay naadiga ka dhisan…

Arjen Robben Oo Sheegay In La Xaliyey Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Isaga Iyo Franck Ribery

Arjen Robben Oo Sheegay In La Xaliyey Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Isaga Iyo Franck Ribery

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahanka weerarka garabka ah uga dheela kooxda Bayer Munich Arjen Robben ayaa shaaciyey in aysan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya isaga laacibka reer France ee ay isku kooxda yihiin Franck Ribery uuna jecel yahay in ay iska dhinac ciyaaraan. Ciyaaryahanka reer Netherland ayaa la soo sheegay in uu…

Hamsik: Ma Jirto Sabab Aan Ugaga Tago Kooxda Napoli

Hamsik: Ma Jirto Sabab Aan Ugaga Tago Kooxda Napoli

Share This Post

Google1Google

Marek Hamsik ayaa sheegay inaysan jirin sabab uu ugaga tago kooxda Napoli xilligan isagoo beeniyey in uu doonayo in uu kooxo kale ku biiro. Ciyaaryahankan reer Slovakia ayaa waxaa sanadkii hore lala xiriirinayay kooxda AC Milan, iyadoo kooxda Napoli ay u muuqato inay dhibaato ka soo gaartay ka tegidii kooxda…

Didier Drogba Oo Saameyn Degdeg Ah Ku Yeeshay Kooxdiisa Cuusb Shanghai Shenhua.

Didier Drogba Oo Saameyn Degdeg Ah Ku Yeeshay Kooxdiisa Cuusb Shanghai Shenhua.

Share This Post

Google1Google

  Didier Drogba ayaa ayaa caawiye ka ahaa goolkii barbaraha ee kooxda Shanghai Shenhua ay la gashay kooxda Guangzhou, waana kulankiisii ugu horeeyay ee uu u ciyaaro kooxda reer China tan iyo markii uu kaga soo biiray Chelsea.. Weeraryahankii hore ee kooxda Chelsea Drogba oo toddobaadkii hore ay kooxdiisu soo…

Iniesta Oo Sheegay Inuu Doonayo In Abaalmarinta Ballon d’Or Uu Ku Guuleysto Laacib Reer Spain Ah

Iniesta Oo Sheegay Inuu Doonayo In Abaalmarinta Ballon d’Or Uu Ku Guuleysto Laacib Reer Spain Ah

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahanka reer Spain ee kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa rajo ka qaba in abaalmarinta Fifa Ballon d’Or 2012 uu ku guuleysto laacib reer Spain ah kadib markii xulka Spain ku guuleystey Euro2012. Inkastoo Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ay yihiin ciyaaryahano dad badan ay rumeysan yihiin inay ku guuleysan doonaan…

Hulk, Thiago Silva iyo Neymar Ka Mid Ah Xulka Brazil Ee Olympics

Hulk, Thiago Silva iyo Neymar Ka Mid Ah Xulka   Brazil Ee  Olympics

Share This Post

Google1Google

Hulk, Thiago Silva iyo Neymar ayaa lagu soo daray xulka Brazil ee ciyaaraha Olympic ee lagu qabanayo magaalada London. Weeraryahanka Porto Hulk iyo daafaca dhexe ee kooxda AC Milan Thiago Silva ayaa ah laacibiinta da’adoodu weyn tahay ee loo oggol yahay tartanka iyadoo midka saddexaadna laga dhigey daafaca kooxda Real…

Page 2 of 512345