Laacib.net | Archive | Maqaal
Home » Archives by category » Maqaal

Faalo: Maxay Manchester City Ku Ceyrisay Mancini? Mise Mudnaa In Albaabka La Tuso Macalinka Talyaaniga?

Faalo: Maxay Manchester City Ku Ceyrisay Mancini? Mise Mudnaa In Albaabka La Tuso Macalinka Talyaaniga?

Share This Post

Google1Google

Shaki kuma jiro in Man City xilli ciyaareedkaan ay ku dhameysteen rajo beel aad u xooggan ka dib markii ay xaqiijisteen inay koobab la’aan ku baxayaan, guuldaradii koobka FA Cup-ka ayaa aheyd halkii koob ee rajada ka lahaayeen iyo rajadii badbaadin laheyd shaqada Roberto Mancini. Mancini sharaf iyo texgelin ma…

Liverpool Oo Sii Adkeyneysa Dadaalka Ay Ku Dooneyso Xiddiga Swansea Ee Michu

Liverpool Oo Sii Adkeyneysa Dadaalka Ay Ku Dooneyso Xiddiga Swansea Ee Michu

Share This Post

Google1Google

Kooxda Liverpool ayaa sii xoojineysa dadaalka ay ugu jiraan in ay helaan saxiixa weeraryahanka reer Spain ee kooxda Swansea City ee Michu xilli ciyaareedka dambe . Bogga tuttomercato ayaa laga soo xiganayaa in kooxda Liverpool ay diyaarinayaan aduun dhan 35- milyan oo gini si ay u helaan saxiixa laacibkaasi xilli…

Cristiano Ronaldo Iyo Radamel Falcao Oo Hogaaminaya Kooxdii Isbuucaan Ugu Fiicneyd Horyaalada Yurub.

Cristiano Ronaldo Iyo Radamel Falcao Oo Hogaaminaya Kooxdii Isbuucaan Ugu Fiicneyd Horyaalada Yurub.

Share This Post

Google1Google

Cristiano Ronaldo iyo Radamel Falcao oo min labo gool dhaliyay ayaa hogaaminaya kooxda Isbuuca ee horyaalada Yurub, sida ay shaacisay shirkada Istaatiskada Opta. Qiimeynta Opta ayaa ku wajahan shaqada uu ciyaaryahan walba qabtay kulamadii la ciyaaray horyaalada Yurub isbuucaan, iyadoo horyaalka Premier League uu ka soo galay kaliya goolhaye kooxda…

Warbixin : M.Owen Oo Soo Maray Xiddigii Ugu Fiicnaa Yurub Balse Haatan Kursiga Badelka Stoke City Saaxib la Ah.

Warbixin : M.Owen Oo Soo Maray Xiddigii Ugu Fiicnaa Yurub Balse Haatan Kursiga Badelka Stoke City Saaxib la Ah.

Share This Post

Google1Google

Xiddiga reer Ingiriis ee 33-sano jirka ah Michael James Owen ayaa shalay shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu ka fariisto ciyaaraha marka xilli ciyaareedkaan uu dhaamado, xilli laacibkaan soo noqday weeraryahankii ugu fiicanaa aduunka kuna soo guuleystay abaal marinta kubadda dahabka ayaa haatan ah laacib fadhiya kursiga badelka…

FIFA Oo Beeniyay In Qatar Laga Wareejinayo Marti Gilinta Koobka Aduunka Ee Sanadka 2022-ka

FIFA Oo Beeniyay In  Qatar Laga Wareejinayo Marti Gilinta Koobka Aduunka  Ee Sanadka 2022-ka

Share This Post

Google1Google

Ururuka kubada cagta aduunka FIFA ayaa war rasmi ah ka soo saarayay in dalka Qatar yahay dalka marti gilinaya koobka aduunka ee sanadka 2022-ka . Warkaan ka soo baxay FIFA ayaa yimid ka dib markii wargeyska todobaadlaha ah ee Sports-ka qora ee ka baxa jarmalka uu qoray war ah in…

Weeraryahankii Hore ee Chelsea Didier Drogba Oo Maanta Lagu Arkay Garoonka Tababarka Chelsea

Weeraryahankii Hore ee Chelsea Didier Drogba Oo Maanta Lagu Arkay Garoonka Tababarka Chelsea

Share This Post

Google1Google

  Weeraryahankii hore ee Chelsea Didier Drogba ayaa maanta soo booqday garoonka tababarka kooxdiisii hore ee Chelsea iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in laga yaabo in Drogba dib ugu soo laabto Premier League. Booqashada maanta Drogba ee garoonka Cobham ee tababarka lagu qaato ayaa yimid kadib markii ay soo…

Drogba: Waxaan Ugu Biirey Shanghai Shenhua Waa Waayaragnimo Ee Ma Ahan Lacag

Drogba: Waxaan Ugu Biirey Shanghai Shenhua Waa Waayaragnimo Ee Ma Ahan Lacag

Share This Post

Google1Google

Didier Drogba ayaa sheegay in sababata ugu weyn ee uu ugaga tegey kooxda Chelsea uguna biirey Shanghai Shenhua aysan ahayn in uu lacag badan helo. Ciyaaryahankan reer Ivory Coast ayaa dhinac Bari u wareegay bishii June ee sanadkan kadib markii uu sideed sano u ciyaarayay Stamford Bridge waxana uu sheegay…

Sahin: Inaan Ku Biiro Liverpool Waxaa Igula Taliyay Saaxibkey Xabi Alonso

Sahin: Inaan Ku Biiro Liverpool Waxaa Igula Taliyay Saaxibkey Xabi Alonso

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahanka qadka dhexe uga ciyaara Real Madrid Xabi Alonso ayaa ka dhaadhiciyey Nuri Sahin in uu si amaah ah ugu biiro Real Madrid halkii uu u wareegi lahaa kooxda Arsenal. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Turkiga ayaa heshiiskii uu ugu wareegayay Anfiel muddo 12 bilood ah la soo dhamaystirey iyadoo markii…

Video: Kabtankii Hore Ee England Beckham Oo Dhaliyey Gool Uu Si Toos Ah Ugaga Soo Laaday Koorne

Video: Kabtankii Hore Ee England Beckham Oo Dhaliyey Gool Uu Si Toos Ah Ugaga Soo Laaday Koorne

Share This Post

Google1Google

Weeraryahankii hore ee England ayaa dhaliyey gool la yaab lahaa kulan uu u ciyaaray kooxdiisa LA Glaxy. Beckham ayaa labo gool uu u soo dhisey kooxdiisa iyo gool uu ka dhaliyaha koornaha waxa ay sababeen inay 5-2 ugaga badiyaan kooxda Metapan. Beckham oo nolol ku daray filim loogu magac daray…

Ciyaaryahanada Reer Belgium Oo Ku Soo Badanaya Kana Dhex Muuqda Premier Laague

Ciyaaryahanada Reer Belgium Oo Ku Soo Badanaya Kana Dhex Muuqda Premier Laague

Share This Post

Google1Google

  Horyaalka dalka Ingiriiska oo ka mid ah horyaalada kubbada cagta ee dunida sida weyn looga qiimeeyo ayaa waxaa ka ciyaara ciyaaryahano faro badan oo ka kala socda caalamka waxaana haatan si weyn ugu soo badanaya laacibiin da’ yar oo ka soo jeeda dalka yar ee Belgium. Kulankii ugu horeeyey…

Page 1 of 512345