Ku xigeenka madaxa kooxda Santos ee Brazil Odilio Rodriguez ayaa daboolka ka qaaday in weeraryahanka kooxda ee Neymar uu diyaar u yahay in uu aado horyaalada Yurub ka dib markii uu diiday in hishiis cusub kooxda uu u saxiixo . Hishiiska Neymar ayaa dhamaanaya xagaaga 2014-ka balse maamulka Santos ayaa…
Xog hayaha guud ee ururka kubada cagta dalka Uruguay ayaa ku tilmaamay ganaaxa 10-kulan ee FA-ga ingiriiska ku rideen Saurez ee gaaraya 10–ka kulan in uu yahay mid laacibka lagu caburinayo . ” Waxaan aamisnaahay in ciqaabta ay ka muuqaneyso caburin uu laacibka kala kulmayo horyaalka Ingiriiska” ayuu yiri sarkaalkaas…
Gus Poyet ayaa ku weeraray kubada cagta Ingariiska inay tahay labo wajiilayaal ka dib markii weeraryahanka Liverpool Luis Suarez uu qaniinay Branislav Ivanovic kulankii barbaraha 2-2 ku dhamaaday ee ka dhacay Anfield. Poyet oo haatan macalin u ah kooxda heerka hoose ee Brighton ee dalka Ingariiska ayaa difaacay ninka ay…
Xiddigii hore ee reer Argentina Hernán Crespo oo la hadlayay warbaahinta ayaa ammaan kala dul dhacay Messi iyadoo sidoo kale uu muujiyay in uu doonayo in mustaqbalka uu tababare u noqdo kooxda Barcelona . ” Aad ayaan ugu raaxeysan jiray daawashada Messi xittaa ka hor inta uusan ku guuleysan 4-ta…
Wakiilka inta badan Barcelona uga shaqeeya suuqa kala iibsiga South America ayaa xaqiijiyay in suurtagalnimada uu Neymar ku tagayo Barcelona inay soo gabagabeyn doonto ku tiirsanaanshaha kooxda Barcelona ee Lionel Messi. Andre Cury, oo lagu soo waramayo inuu yahay ninka Barcelona inta badan u qaabilsan wadahadalda ciyaartoyda ay kala soo…
David Luiz ayaa ugu baaqay Sergio Aguero inuu habdhaqankiisa garoonka dhexdiisa ilaaliyo ka dib markii weeraryahanka Manchester City uu taakal labada lugood ah oo halis ahaa uu ku sameeyay daafaca reer Brazil intii ay socotay kulankii semi-finalka FA Cup ee ka dhacday Wembley. Daafaca Chelsea ayaa qirtay inuu u careysnaa…
Ururka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa baaritaan ku sameeynaya weeraryahanka Uruguay iyo kooxda Liverpool Luis Suarez taasi oo la xariirta feerkii uu ku dhuftay daafaca reer Chile Conzalo Jara kulankii beshii hore lagu qabtay caasimada Chile ee qeybta ka ahaa is reeb reebka koobka aduunka guushana ku raacday qaranka…
Croatia ayaa u soo kacday kaalinta 4aad ee kala sareynta xulalka adduunka ee qiimenyta bilaha FIFA, halka xulka Spain ay weli ku jiraan kaalinta 1aad ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen xulka kaalinta 18aad ku jira ee France inkastoo barbaro 1-1 ahna ay kala kulmeen Finland. England ayaa u…
Tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ku biiray ugaarsiga loogu jiro xiddiga Atletico Madrid ee lagu qiimeeyo 47 milyan ginni Radamel Falcao. Manchester City iyo Chelsea ayaa si xoogan loola xiriirinayay Falcao, kaasoo noqday mid ka mid ah gooldhaliyayaasha ugu fiican caalamka ka dib markii uu 54 gool…
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Lucas Lieva ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo waqti dheer ah uu ku sii joogayo Anfield. Xiddiga reer Brazil ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay Reds ka dib markii uu qalinka ku duugay qalad heshiis cusub uu ku saxiixay xerada tababaraha Liverpool ee Melwood. Ka dib…