Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Arda Turan ayaa ka dhabeeyay balantiisii aheyd inuu madaxa iska xiiri doono hadii kooxdiisa ay ka badiso Real Madrid finalka Copa del Rey. Atletico Madrid ayaa xalayto guul 2-1 ah ka gaartay deriskooda Real Madrid iyagoo hantay koobkoodii 10aad ee Copa del Rey,…
Channel-ka Marca Tv ee dalka Spain ayaa sheegaya in tababaraha Real Madrid Jose Mourinho uu ku sugay garsoorihii hayay ciyaartii xalay Clos Gómez qolka dhar badalashada iyadoo ka dib uu la furay hadal , waxa uuna u jeediyay eedeymo ah in uu qeyb ka ahaa wax yaabaha keenay guul darada…
Wargeyska Mirror ayaa qoraya mar kale wararka ku aadan in gool hayaha Liverpool Pepe Reina uu aadayo kooxda Barcelona xilli ciyaareedka dambe iyadoo markaan ay shaaciyeen qiimaha lacagta . Barcelona ayaa baadi goobeysa gool haye cusub ka dib markii midkooda haatan Victor Valdes shaaciyay in kooxda hishiis cusub u saxiixeyn…
Madaxweynaha kooxda Santos Odilo Rodrigues ayaa shaaca ka qaaday in Neymar uu xiiseynayo inuu u dhaqaaqo Barcelona. Warar soo baxayay isbuucii hore ayaa soo jeedinayay in Real Madrid ay isku dayayso inay Blaugrana ka afduubato saxiixa da’ yarkaan reer Brazil. Laakiin madaxweynaha kooxda reer Brazil ayaa sheegtay in weeraryahanka uu…
Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in xilli ciyaareedkan 2012-13 uu yahay xilli ciyaareedkiisii ugu xumaa mustaqbalkiisa ciyaareed ka dib markii guuldarro 2-1 ay ka soo gaartay Atletico Madrid finalka Copa del Rey. Goolkii guusha ee uu dhaliyay Joao Miranda ayaa kooxda tababaraha reer Portugal u…
Kooxda Atletico Madrid ayaa 2-1 uga badisay kooxda Real Madrid, ciyaar xiiso laheyd oo ahedy Final Copa Del Rey oo ka dhacday garoonka Bernabue Stadium ee Kooxda Real Madrid. Ciyaar ku bilowday xamaasad aad u weyn ayaa waxaa daqiiqadii 13aad Real Madrid waxaa hogaanka gool madax ahaa ugu dhiibay Xidigooda…
Diego Simeone ayaa sii shaaciyay line-upka kooxdiisa Atletico Madrid ay kala hortagi doonto Real Madrid finalka Copa del Rey. Ka hor kulanka caawa ee Santiago Bernabeu, El Cholo ayaa sii shaaciyay line-upkiisa uu soo safi doono. Sida la wada filayay Arda Turan ayaa ku soo laabanaya line-upka ka dib markii…
Kooxda Monaco ayaa dooneysa in suuqa kala wareegga ciyaartooyda si xooggan u soo jiiraan waxa ayna codsadeen saxiixa sedex xiddig ee Barcelona ka tirsan kuwaas oo kala ah Victor Valdes, Fabregas iyo Alexis Sánchez si kooxdaas timid heerka kowaad faransiiska ugu xoojiyaan. Wargeysyada Faransiiska ayaa daboolka ka qaadaya in Monaco…
Sergio Ramos ayaa uga digay kooxaha doonaya saaxiibkiisa Real Madrid Cristiano Ronaldo in 28 jirkaas uu qiimihiisa gaaraya hal bilyan euro. Xiddiga reer Portugal ayaa lala xiriiriyay inuu u dhaqaaqayo PSG iyadoo shalayto wargeys Faransiiska ka soo baxa uu warinayay in kooxda Faransiiska ay dooneyso in Ronaldo ay ka dhigto…
Kulanka: Real Madrid v Atletico Madrid Garoonka: Atletico Madrid Waqtiga: 10:30 pm SGA (Saacada Geeska Afrika) Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa caawa kala qeybsan doonaa kuraasta Santiago Bernabeu ka dib markii ay soo gaareen finalka koobka boqorka Spain iyadoo Real Madrid ay semi-finalkii ka soo talaabsatay Barcelona, halka Atletico…