Laacib.net | Archive | Spain | 143
Home » Archives by category » Horyaalada » Spain (Page 143)

Real Madrid Oo Dhigtay Rikoor Cusub Oo Ah Kooxda Abid Ugu Goolasha Badan La Liga Hal Xilli Ciyaareed.

Real Madrid Oo Dhigtay Rikoor Cusub Oo Ah Kooxda Abid Ugu Goolasha Badan La Liga Hal Xilli Ciyaareed.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Jose Mourinho ee Real Madrid ayaa noqotay kooxdii abid ugu goolasha badneyd La Liga hal xilli ciyaareed, ka dib markii Sami Khedira uu gool ka dhaliyay Barcelona kulanka El Clasico. Kooxda haatan ee Los Blancos ayaa hore u barbareeyay rikoorkii ay isla Real Madrid hore u dhigtay xilli ciyaareedkii…

Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka Xiisaha Leh Ee El Clasico Ee Barcelona v Real Madrid.

Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka Xiisaha Leh Ee El Clasico Ee Barcelona v Real Madrid.

Share This Post

Google1Google

Cesc Fabregas iyo Alexis Sanchez ayaa kursiga keydka ku soo bilowday kulanka caawa ee El Clasico, iyadoo Gerard Pique oo dhaawac dhawaan ka soo kacay uusan weli ku soo laaban line-upka Barcelona waxaana booskiisa buuxinaya Mascherano, halka Thiago iyo Tello ay ku bilaabanayaan kulanka caawa. Dhanka Real Madrid Marcelo ayaa…

Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Kulanka El Clasico Ee Barcelona v Real Madrid.

Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Kulanka El Clasico Ee Barcelona v Real Madrid.

Share This Post

Google1Google

Barcelona iyo Real Madrid caawa waxa ay ciyaari doonaan  isaragoodii 219aad kulanka loo yaqaano El Clasico, waxaana ay isku safreen 210 jeer, halka sideed jeer kale ay ku ciyaareen garooman ka baxsan Camp Nou iyo Santiago Bernabue. Qiyaastii magaalooyinka Madrid iyo Barcelona waxa ay isku jiraan 503 KM, taasoo la…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee El Clasico Ee Barcelona v Real Madrid.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee El Clasico Ee Barcelona v Real Madrid.

Share This Post

Google1Google

Labo ka mid ah kooxaha adduunka ugu fiican ayaa caawa isku wajihi doona garoonka Camp Nou, waana Barcelona v Real Madrid, kulankoodaan El Clasico ma jirto xilli ka fiican uu imaan lahaa oo aan ka aheyn haatan oo ay tartan ugu jiraan horyaalka La Liga. 400 milyan ruux ayaa caawa…

Indhaha Saxaafada Caalamka Oo Ku Sii Jeeda Kulanka La Sugi La’ Yahay Ee El Clasico.

Indhaha Saxaafada Caalamka Oo Ku Sii Jeeda Kulanka La Sugi La’ Yahay Ee El Clasico.

Share This Post

Google1Google

Ilaa 400 milyan ruux ayaa la filayaa inay daawan doonaan kulanka El Clasico ee Barcelona iyo Real Madrid ee ka dhacaya Nou Camp habeen danbe iyadoo ay baahin doonaan ilaa 133 shirkad warbaahineed. Waxaa la filayaa in Camp Nou ay ka soo tabin doonaan 74 majaladood iyo jariiradood, 16 wakaalad…

Pep Guardiola: Real Hadii Ay Badiso Ama Barbaro Nala Galaan, Horyaalka Iyaga Ayaa Iska Leh.

Pep Guardiola: Real Hadii Ay Badiso Ama Barbaro Nala Galaan, Horyaalka Iyaga Ayaa Iska Leh.

Share This Post

Google1Google

Pep Guardiola ayaa si maldahan u sheegay inuu doonayo inuu Barcelona la sii  joogo ka dib markii uu caawa shirkiisa jaraa’id ku sheegay inuu u hambalyeeyn doono Real Madrid hadii ay La Liga ku guuleystaan islamarkaana uu si dhaqso ah u bilaabi doono diyaargarowgiisa sannadka danbe. Tababaraha 41 jirka ayaa…

Ronald de Boer: Real Madrid Ayaa La Liga Ku Guuleysan Doonta Xitaa Hadii Guuldarro Ay ka Soo Gaarto Barca.

Ronald de Boer: Real Madrid Ayaa La Liga Ku Guuleysan Doonta Xitaa Hadii Guuldarro Ay ka Soo Gaarto Barca.

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ee Barcelona Ronald de Boer ayaa qaba in kulanka soo socda ee El Clasico inuusan aheyn mid muhim ah, isagoo dareensan in Real Madrid ay ku guuleysan doontoa La Liga wax kasta oo ay noqoto natiijada Camp Nou. Tababaraha juunyeerka Ajax oo Barca u soo…

Barcelona Oo Ciyaaryahanka 1aad Ee Ay Suuqa Ka Dooneyso Ka Dhigatay Gareth Bale.

Barcelona Oo Ciyaaryahanka 1aad Ee Ay Suuqa Ka Dooneyso Ka Dhigatay Gareth Bale.

Share This Post

Google1Google

Barcelona ayaa ka dhigatay xiddiga kooxda Tottenham Gareth Bale ciyaaryahanka koowaad ee ay ka doonayaan suuqa kala iibsiga xagagaa, sida ay ku warameyso Daily Telegraph. Ciyaaryahanka reer Wales ayaa xilliyadii u danbeysay garab bidix oo khadka dhexe ah uga ciyaarayay kooxda Spurs, lakiin Barcelona ayaa dooneysa daafac weerar ah oo…

Atletico Madrid Oo Ka Talaabsatay Valencia, Halka Bilbao Ay Guuldarro Ka Soo Gaartay Lisbon.

Atletico Madrid Oo Ka Talaabsatay Valencia, Halka Bilbao Ay Guuldarro Ka Soo Gaartay Lisbon.

Share This Post

Google1Google

Falcao ayaa dhaliyay labo gool iyadoo Atletico Madrid ay 4-2 ku xaaqday kooxda Valencia lugta hore ee semi-finalka Europa League oo ka dhacday Estadio Vicente Calderón. Kooxda Valencia oo kulankii ugu danbeeyay ee horyaalka guuldarro afar iyo waxba kala kulmay Espanyol, ayaa mar kale afar gool loo saariyay. Kubad madax aheyd oo…

Collina: Goolkii Ronaldinho Ee Stamford Bridge Ayaa Ahaa Kii Ugu Fiicnaa Aan Arko (Video)

Collina: Goolkii Ronaldinho Ee Stamford Bridge Ayaa Ahaa Kii Ugu Fiicnaa Aan Arko (Video)

Share This Post

Google1Google

Garsoorahii hore Pierluigi Collina ayaa shaaca ka qaaday in goolkii uu Ronaldinho ka dhaliyay Chelsea 2004-05 inuu ahaa goolkii ugu fiicnaa ee uu abid arko. Ciyaaryahanka reer Brazil oo haatan u ciyaara kooxda Flamengo, ayaa dhaliyay goolkii labaad ee Barcelona habeenkaas, kulankaasoo ku dhamaaday 4-2 oo ay ku badisay Blues.…