Wargeyska Marca ee Spain ka soo baxa ayaa qoraya in Real Madrid ay diyaar la yihiin in wadahadalo la furaan kooxda PSG taasi oo ku aadan arinta tababare Carlo Ancelotti xilli ay ka taqaluseen tababarahoodii Jose Mourinho ka dib sedex sano oo uu Madrid joogay . Maamulka PSG ayaa sharuud…
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay u dhaqaaqdo Roberto Lewandowski iyo Isco xagaagan, inkastoo ay u muuqdaan inay ku sii jeedaan meelo kale. Warar dhawaan soo baxayay ayaa sheegayay in xiddiga Malaga Isco inuu heshiis hordhac ah kula jiro Manchester City kuwaasoo diyaar la ah inay bixiyaan…
Halyeeyga Real Madrid Raul ayaa shaaca ka qaaday in Barcelona ay labo jeer isku dayday inay la soo wareegto balse uu iska diiday inuu u dhaqaaqo Calatans isagoo rabin inuu u ciyaaro kooxda ugu weyn ee Madrid ay xafiiltamaan. Qabiirkan dhanka weerarka ah ayaa ku dhawaad mustaqbalkiisa ciyaareed oo dhan…
Madaxweyne ku xigeenka Barcelona Carles Vilarrubi ayaa weerar ku qaaday Jose Mourinho maalin ka dib markii lagu dhawaaqay inuu ka tagayo Real Madrid xagaagan, waxaana uu aaminsan yahay in bixitaankiisa ay wax fiican u tahay kubada cagta Spain. Madaxweynaha Madrid Florentino Perez ayaa ku dhawaaqay xalayto in Mourinho uu ka…
Kooxda Barcelona ayaa soo bandhigtay maaliyadaha ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka soo socda ee 2013-14, iyadoo maaliyadeeda 1aad ay tahay sida caadiga ah mid ka kooban midabada lagu yaqaano ee Bluagrana balse aragti kale loo sameeyay. Waxaana Barcelona ay xilli ciyaareedkan iyo wixii ka danbeeya ay xayaysiin doontaa shirkada…
Real Madrid ayaa qaban doonta doorashada madaxweyne 16ka bisha June ee soo socota, iyadoo madaxweynaha haatan Florentino Perez uu xaqiijiyay inuu mar kale booskaas u tartami doono. Kooxda kaalinta labaad kaga jirta La Liga ayaa arintaan ku dhawaaqday ka dib markii kooxda ay xaqiijisay in tababare Jose Mourinho uu ka…
Daafaca dhexe ee Borussia Dortmund Mats Hummels ayaa sheegay inuusan jirin wax xiriir ah oo ay la soo sameysay Barcelona oo ku aadan inuu u dhaqaaqayo xagaagan. Ciyaaryahankii hore ee Bayern Munich ayaa lagu soo waramayay inay xiiseyneyso kooxda Blaugrana oo dooneysa inay xoojiso daafaceeda halkaasoo dhibaatooyin ay ka heysteen…
Iyadoo tababare cusub uu xilli ciyaareedka soo socda qaban doono Real Madrid, waxaan dib u fiirin doonaa sideedii tababare ee ka soo hoos shaqeysay madaxweynaha Los Blancos Florentino Perez. Del Bosque: waa tababaraha ugu guulaha badan intii uu Perez madaxweyne ka ahaa kooxda, waana midkii ugu waarista badnaa. Waxa uu…
Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa xaqiijiyay in tababare Jose Mourinho uu ka tagi doono kooxda xagaagan. Tababaraha reer Portugal ayaa mudooyinkii u danbeysay la isla dhexmarayay inuu ka tagayo kooxda Los Blancos seddex xilli ciyaareed uu joogay kooxda, iyadoo la filayo inuu dib ugu laabanayo kooxdiisii hore ee…
Real Madrid ayaa shaacisay inay caawa fiidkii qaban doonto shir jaraa’id halkaasoo madaxweyne Florentino Perez kula hadli doono saxaafada waxaana laga yaabaa inuu ka hadlo bixitaanka Mourinho. Maanta ayaa kulan uu dhexmaray madaxda Real Madrid madaxweyne Perez, agaasimaha guud Jose Angel Sanchez iyo tababare Mourinho iyagoo ka wadahadlay mustaqbalka tababaraha…