Manchester City ayaa la rumeysan yahay inay soo xerogelin doonaan daafaca reer Spain Javi Martinez kaasoo lagu qiimeeyo 25 milyan ginni, sida ay qortay Daily Mail. Iyadoo kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa ka sii dabceyso doonista kubadsameeye Eden Hazard, City ayaa dooneysa inay ka hoos bixiso Manchester United, Barcelona…
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Queens Park Rangers Joey Barton ayaa lagu ganaaxay 12 kulan ka dib markii lagu helay danbi qalalaase ah oo uu ka sameeyay garoonka Etihad ciyaartii ugu danbeysay ee Premier League ee ay la ciyaareen Manchester City. Waxaa sidoo kale lagu ganaaxay 75 kun ginni. Barton…
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Gunners ayaa daawanaayey kulankii Blues ay Uefa Champions League-ga uga qaaday rigoorayaal kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich. Emmanuel Frimpong ayaana qiray in guushii Chelsea ay ka gaartay Bayern Munich ay aheyd mid ka mid ah waqtiyadii ugu xumaa isagoo ku daray inay aad u…
Gudoomiyaha kooxda ee kooxda Juventus Giuseppe Marotta ayaa sheegtay in kooxda Seria A ka dhisan inay qarka u saaran tahay inay Manchester United kala soo wareegto ciyaaryahanka da’da yar ee khadka dhexe Paul Pogba. Xiddiga reer France ayaa mustaqbalkiisa uu ahaa mid aan kala cadeyn muddo dheer, waxaana Marotta uu…
Man utd ayaa rajo fiican ka qabta inay helaan kubadqaabeeyahooda reer Scotland bisha soo socota. Darren Fletcher ayaan ciyaarin tan iyo November ka dib xanuun kala soo darsay uur ku jirta kaasoo ku adkaaday ilaa iyo sanadkaan. Laakiin ilo ku dhow kooxda Red devils ayaa sheegaya in 28 jirkaan u…
Kabtankii hore ee Arsenal Cesc Fabregas ayaa ugu baaqay Robin van Persie inuusan raacin talaabadiisii uu kaga tagay kooxda Emirates, islamarkaana uu sii joogo waqooyiga London. Fabregas ayaa Arsenal ka tagay xagaagii hore isagoo ku laabtay kooxdiisii hore ee Barcelona, waxaana uu ugu baaqay saaxiibkiisii ay isku kooxda ahaan jireen…
Cristiano Ronaldo ayaa kalsooni ku qaba in Real Madrid ay ku guuleysan doonto markoodii 10aad koobka Champions League mar aan dheereyn oo mustaqbalka dhow ah. Kooxda Los Blancos ayaa seegtay koobka ugu qanisan koobabka kooxaha Yurub ka dib markii ay semi-final-ka kaga hareen gacmaha Bayern Munich, lakiin xiddiga reer Portugal…
Liverpool ayaa ka fiirsaneysa inay Luis van Gaal ku soo daraan hab maamulkooda kooxda, iyadoo milkiilayaasha ay doonayaan inay isbedel ku sameeyaan kooxda marka la gaaro xagaaga, sida laga soo xigtay The Guardian. Ninka reer Holland ayaa markii hore lala xiriirinayay inuu Damien Comolli ka bedelayo agaasimaha kubada cagta, lakiin…
Jose Mourinho ayaa ka hadlay sida uu u qanacsan yahay ka dib markii uu heshiis cusub u saxiixay Real Madrid kaasoo Santiago Bernabeu ku sii heyn doona ilaa 2016. Waxaa bilihii u danbeeyay la isla dhexmarayay in tababaraha reer Portugal uu ku laabanayo England, lakiin waxa uu shalay ku kordhiyay…
Weeraryahanka kooxda Chelsea Didier Drogba ayaa aaminsan in Fernando Torres uu fure u noqon doono kooxda xilli ciyaareedka soo socda, ka dib markii ciyaaryahanka reer Ivory Coast uu ka tago Blues. Didier Drogba ayaa xaqiijiyay shalayto inuu ka tagayo xagaagan Stamford Bridge marka uu dhaco qandaraaskiisa, lakiin ciyaaryahanka ayaa dareensan…