Laacib.net | Archive | Horyaalada | 3
Home » Archives by category » Horyaalada (Page 3)

Chelsea Oo Xaqiijisatay Kaalinta 3aad, Arsenal Oo U Soo Baxday Champions League Iyo Spurs Oo Europa League Ku Dhegtay.

Chelsea Oo Xaqiijisatay Kaalinta 3aad, Arsenal Oo U Soo Baxday Champions League Iyo Spurs Oo Europa League Ku Dhegtay.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Chelsea ayaa xaqiijisatay booska seddexaad ee kala sareynta horyaalka islamarkaana si toos ah u aadi doonta Champions League xilli ciyaareedka soo socda ka dib markii kulankii ugu danbeysay ee horyaalka xilli ciyaareedkan ay 2-1 ugu awood sheegteen Everton oo marti ku aheyd Stamford Bridge. Fursadii ugu horeysay ee ciyaarta…

Man Utd Oo Taako Loo Dhigay Kulankii Ugu Danbeeyay Ee Fergie Iyo Liverpool Oo Guul Ku Sagootisay Carragher.

Man Utd Oo Taako Loo Dhigay Kulankii Ugu Danbeeyay Ee Fergie Iyo Liverpool Oo Guul Ku Sagootisay Carragher.

Share This Post

Google1Google

Kooxda hanatay horyaalka Ingariiska ee Manchester United ayaa si lama filaan ah waxa ay taako kala kulantay kooxda West Brom kulankii ugu danbeeyay ee tababare Ferguson iyagoo ku kala baxay barbaro 5-5 ah ciyaar xiiso leh oo marti loo ahaa West Brom iyadoo Romelu Lukaku uu dhaliyay seddexleey. Daqiiqadii 6aad…

Chelsea Oo Dooneysa In Manchester United Ay Magacaabato Lacagta Ay Ku Rabto Wayne Rooney.

Chelsea Oo Dooneysa In Manchester United Ay Magacaabato Lacagta Ay Ku Rabto Wayne Rooney.

Share This Post

Google1Google

Chelsea ayaa doonaysa in Manchester United ay magacowdo lacagta ay rabto Wayne Rooney. Jariirada Sunday Mirror ayaa sheegeysa in Chelsea ay diidan tahay inay aaminto warka ay United saxaafada u sheegtay ee ah in Rooney uusan iib aheyn. Ilo ku dhowdhow Chelsea ayaa u sheegay Sunday Mirror in Roman Abramovic…

Thibaut Courtios Oo U Sheegay Chelsea Inuu Doonayo Inuu Sii Joogo Atletico Madrid.

Thibaut Courtios Oo U Sheegay Chelsea Inuu Doonayo Inuu Sii Joogo Atletico Madrid.

Share This Post

Google1Google

Goolhaye Thibaut Courtois ayaa doonaya inay Chelsea u ogolaato inuu amaah ku sii joogo Atletico Madrid. Goolhayaha reer Belgium oo 21 jir ah ayaa qeyb libaax leh ka qaatay hanashadii Atletico Madrid ee Copa del Rey ee habeenkii jimcaha ay ka qaadeen Real Madrid. Waxaana uu doonayaa inuu sii joogo…

Wargeys : Ronaldo Oo Laga Yaabo In Afar Kulan Laga Ganaaxo.

Wargeys : Ronaldo Oo Laga Yaabo In Afar Kulan Laga Ganaaxo.

Share This Post

Google1Google

Waxa ay u muuqaneysa in xilli ciyaareedkii Ronado ee Real uu dhamaaday amaba qarka uu u saaran yahay dhamaad sababo la xariira kaarkii casaanka ah ee uu ku qaatay kulankii Real iyo Atletico Madrid ee ahaa finalkii Cope Del Rey oo 14-sano ka dib ay qaadeen Atletico Madrid . Wargeyska…

Kooxda Monaco Oo U Diyaar Garoobeysa In Inter Milan Kala Soo Wareegaan Antonio Cassano

Kooxda Monaco Oo U Diyaar Garoobeysa In Inter Milan Kala Soo Wareegaan Antonio Cassano

Share This Post

Google1Google

Sky Sport Italy ayaa sheegeysa in wakiilka laacibka kooxda Inter Milan ee Antonio Cassano uu kulan casho ah la qaatay qaar ka mid ah golaha maamulka kooxda Monaco ee France , iyadoo kulankaas uu soo baxayo xilli kooxdaan xilli ciyaareedka dambe ka ciyaareysa kooxaha heerka koowaad ka dib laba xilli…

Chelsea Oo Dooneysa Inay Iska Iibiso Fernando Torres Xagaaga.

Chelsea Oo Dooneysa Inay Iska Iibiso Fernando Torres Xagaaga.

Share This Post

Google1Google

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay 30 milyan ginni ku iibiso weeraryahankooda Fernando Torres xagaagan, sida ay qortay maanta jariirada The Sun. Kooxda Blues ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay ka takhalusto ciyaaryahanka ay rikoor 50 milyan ginni ku soo iibsadeen inkastoo uu 22 gool…

Antoine Griezmann ” Kama Dhex Baxayo Horyaalka Spain Inkastoo Banaanka la Iga Xiiseynayo”.

Antoine Griezmann ” Kama Dhex Baxayo Horyaalka Spain Inkastoo Banaanka la Iga Xiiseynayo”.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda Real Sociedad ee Antoine Griezmann ayaa xaqiijiyay in uu doonayo in uu baaqi ku sii ahaado kooxda isaga oo xusay in farxad uu ku dareemayo horyaalka Spain . Magaca laacibkaan ee Antoine Griezmann ayaa lala xariirinayay kooxo dhowr ah oo ay ugu horeyso kooxda Milan . Antoine Griezmann…

Wayne Rooney Oo Seegi Doona Kulanka Maanta Lagu Macsalaameynayo Tababare Ferguson.

Wayne Rooney Oo Seegi Doona Kulanka Maanta Lagu Macsalaameynayo Tababare Ferguson.

Share This Post

Google1Google

Wayne Rooney ayaa seegi doona kulanka ugu danbeeya ee Manchester United ee xilli ciyaareedkan ee ay galabta la leeyihiin West Brom. Rooney ayaa loo ogolaaday inuu kulankaan ka maqnaado madaama xaaskiisa Coleen ay ku dhow dahay inay dhasho canugoodii labaad. 27 jirkaan ayaa mustaqbalkiisa Old Trafford shaki la gelinayaa ka…

Milkiilaha Newcastle Oo Lacag Qaali Ah U Balanqaaday Shaqaalaha Kooxda Hadii Ay Maanta Ka Badiyaan Arsenal.

Milkiilaha Newcastle Oo Lacag Qaali Ah U Balanqaaday Shaqaalaha Kooxda Hadii Ay Maanta Ka Badiyaan Arsenal.

Share This Post

Google1Google

Milkiilaha kooxda Newcastle Mike Ashley ayaa sheegay inuu hal milyan ginni oo abaalmarin ah uu siin doono shaqaalaha kooxda Newcastle hadii kooxdiisa ay maanta garaacdo Arsenal kulanka muhimka ah ee ka dhacaya St James Park. Waxaana talaabadan lacagta lagu siinayo shaqaalaha kooxda ee ah kuwa howsha ugu badan qabta marka…