Mario Balotelli ayaa qirtay inuu u xiiso doono Manchester City ka dib markii uu u dhaqaaqay AC Milan, laakiin xiddiga reer Italy ayaa shalayto wax ka sheegay dhaqanka England. 22 jiorkaan oo si rasmi ah khamiistii uga dhaqaaqay Etihad Stadium islamarkaana ku biiray Sansiro ayaa shalayto ka hadlayay shirkii jaraa’id…
Juventus ayaa magacowday kooxdeeda ka kooban 25ka ciyaaryahan ee uga qeybgalaya wareega 16ka Champions League. Bianconeri ayaa wajihi doonta wareega 16ka kooxda Celtic waxaana ay xusheen ciyaartoyda ay u arkaan inay u qaadi karaan wareega xiga ee koobkan. Ciyaartoyda ay magacaabeen waxaa ku jira xiddiga cusub ee ay dhawaan la…
Wargeysyada ingiriiska ayaa qorayay in Sir Alex uu ka joojiyay Rooney in uu darbeeyo rigoorayaasha ay helaan balse haatan ayuu beeniyay Rooney iyadoo uu ku adkeesanayo in isaga uu yahay qofka qaatay go`aankaas ee uusan macalinkiisa aheyn . Wargeyska Times ayaa horay u qoray in Sir Alex uu si weyn…
Kulanka: Granada v Real Madrid Garoonka: Estadio Nuevo Los Cármenes Waqtiga: 12ka saqda dhexe SGA LINE-UPKA MACQUULKA AH: GRANADA Roberto Nyom, Lopez, Mainz, Siqueira Iriney, M Rico El-Arabi, Brahimi, Buonanotte Ighalo REAL MADRID Lopez Arbeloa, Varane, Ramos, Coentrao Khedira, Alonso Di Maria, Modric, Ronaldo Benzema Tababaraha cusub ee kooxda Granada…
Kulanka: Fulham v Manchester United Garoonka: raven Cottage Garsoore: Kevin Friend Waqtiga: 8:30 p.m SGA LINE-UPKA MACQUULKA AH: FULHAM Schwarzer Riether, Hangeland, Hughes, Riise Dejagah, Sidwell, Karagounis, Kacaniklic Ruiz Rodallega MANCHESTER UNITED De Gea Rafael, Vidic, Ferdinand, Evra Valencia, Cleverley, Carrick, Kagawa Rooney, Van Persie Weeraryahanka Fulham Dimitar Berbatov…
Kulanka: Newcastle v Chelsea Garoonka: St James Park Garsoore: Howard Webb Waqtiga: 6pm SGA LINE-UPKA MACQUULKA AH: NEWCASTLE Krul Debuchy, Taylor, Coloccini, Santon Perch, Cabaye Gouffran, Sissoko, Gutierrez Cisse CHELSEA Cech Ivanovic, Cahill, Terry, Cole Ramires, Lampard Mata, Oscar, Bertrand Ba Tababaraha kooxda Newcastle Alan Pardew ayaa la…
Kulanka: Arsenal v Stoke City Garoonka: Emirates Stadium. Garsoore: Chris Foy Waqtiga: 6pm SGA (Saacada Geeska Afrika) LINE-UPKA MACQUULKA AH: ARSENAL Szczesny Sagna, Mertesacker, Vermaelen, Monreal Ramsey, Wilshere Walcott, Cazorla, Podolski Giroud STOKE CITY Begovic Wilkinson, Shawcross, Huth, Cameron Walters, Whelan, N’Zonzi, Adam, Etherington Crouch Daafaca bidix ee Arsenal…
Barcelona ayaa diyaar garow ugu jirta sidii ay ku soo badin laheyd kulanka Valencia si ay sahal ugu sii noqoto in ay sii hayaan wadada geeyneysa in ay qaadaan sanadkaan horyaalka Spain. Barcelona ayaa haatan haysa hogaanka horyaalka waxa ayna leeyihiin 58 dhibic iyaga oo soo badiyay 19 kulan halka…
Tababaraha kooxda Roma Zdenek Zeman ayaa mustaqbalkiisa uu mar kale mugdi weyn ku jiraa ka dib markii kooxdiisa ay guuldarro 4-2 ka soo gaartay Cagliari kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A oo ay ku ciyaareen taageerayaashooda hortooda kuwaasoo aad u careysnaa. Warar xan ah oo ku aadan in Zeman la…
Xiddiga cusub ee kooxda Inter Mateo Kovacic ayaa qaadan doona numberkii Wesley Sneijder ee No 10 sida ay shaacisay kooxda. 18 jirkaan kubadsameeyaha ah ayaa markii uu Italy yimid waxaa durbaba lala meel dhigay Roberto Baggio, waxaana uu qaadan doonaa maaliyadii uu mar soo xirtay halyeeygaas Italy. Kovacic ayaa Nerazzurri…