Laacib.net | Archive | Horyaalada | 225
Home » Archives by category » Horyaalada (Page 225)

Xulka England Ee Wajahaya Xulka Brazil Oo La Magacaabay, Ashley Cole Oo Kulankiisii 100aad Indhaha Ku Haya.

Xulka England Ee Wajahaya Xulka Brazil Oo La Magacaabay, Ashley Cole Oo Kulankiisii 100aad Indhaha Ku Haya.

Share This Post

Google1Google

Daafaca kooxda Chelsea Ashley Cole ayaa qarka u saaran inuu safto kulankiisii 100aad ee England ka dib markii tababare Roy Hodgson uu ku soo daray xulka wajahaya Brazil 6da bisha Febraayo. Daafaca bidix oo England u ciyaaray kulankiisii ugu horeysay 28kii March 2001, ayaa ka mid ah 24ka ciyaaryahan ee…

Luis Suarez: Waxaan Doonayaa In Waqti Badan Aan La Sii Joogo Kooxda Liverpool.

Luis Suarez: Waxaan Doonayaa In Waqti  Badan  Aan La Sii Joogo Kooxda Liverpool.

Share This Post

Google1Google

  Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez  ayaa carabka ku adkeeyay in uu doonayo in sanado badan uu sii joogo kooxda isla markaana uu ku dareemayo farxad aad u weyn  inkastoo dalabyo aad u badan uu helayo  ugu  horeyso kooxda Bayern Munich. Laacibkan ayaa si weyn loola xariirinyay kooxda Bayern Munich maadaama…

Wayne Rooney Iyo Le Fonde Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Ugu Fiicneyd Horyaalka Premier League.

Wayne Rooney Iyo Le Fonde Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Ugu Fiicneyd Horyaalka Premier League.

Share This Post

Google1Google

Waxaa labadii habeen ee ugu danbeysay la ciyaaray kulamadii 24aad ee horyaalka Premier League iyadoo kooxo badan oo qeybta sarre ee horyaalka ah lagu dhegay halka kuwa kalena ay guulo muhim ah gaareen. Sida caadada ah qiimeynta kooxda isbuuca oo aan ka soo qaadano Goal.com ayaa waxa ay ka kooban…

RASMI: Liverpool Oo Xaqiijisay Inay Amaah Mar Kale Ku Fasaxday Da’ Yarkeeda Reer Spain Daniel Pacheco.

RASMI: Liverpool Oo Xaqiijisay Inay Amaah Mar Kale Ku Fasaxday Da’ Yarkeeda Reer Spain Daniel Pacheco.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Liverpool ayaa xaqiijisay inay amaah ku fasaxday da’ yarkeeda reer Spain Daniel Pacheco kaasoo amaah inta ka dhiman xilli ciyaareedkan ugu biiraya kooxda heerka labaad ee Spain Sociedad Deportiva Huesca. 22 jirkaan oo sidoo kale xilli ciyaareedkii hore amaah ugu soo ciyaaray Rayo Vallecano islamarkaana sidoo kale amaah ugu…

RASMI: QPR Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Anzhi Makhachkala Chris Samba.

RASMI: QPR Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Anzhi Makhachkala Chris Samba.

Share This Post

Google1Google

Daafacii kooxda Anzhi Makhachkala Chris Samba ayaa ku biiray kooxda QPR isagoo qalinka ku duugay heshiis afar sanno iyo bar ah. Kooxda Harry Redknapp ayaa bixisay lacagta lagu burburin karay Samba qandaraaskiisa kooxda Ruushka oo gaareysay 12.5 milyan ginni, waxaana la rumeysan yahay inuu ogolaaday heshiis uu mushahar isbuuciiba ku…

David Beckham Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Biiro Kooxda Faransiiska Ee Paris Saint-Germain.

David Beckham Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Biiro Kooxda Faransiiska Ee Paris Saint-Germain.

Share This Post

Google1Google

Paris Saint-Germain ayaa saaxaafada isagu yeertay xilli la isla dhexmarayo inay ku dhawaaqi doonaan heshiis ay kula wareegayaan David Beckham. Kabtankii hore ee England ayaa dhawaan tababar la qaadanayay Arsenal laakiin BBC ayaa sheegsya inuu ku sii jeedo Paris isagoo dhameystiraya heshiiska uu ugu wareegayo kooxda hogaanka u heysa Ligue…

Mario Balotelli Oo Si Rasmi Ah U Dhameystiray Ku Biiritaankiisa Kooxda AC Milan.

Mario Balotelli Oo Si Rasmi Ah U Dhameystiray Ku Biiritaankiisa Kooxda AC Milan.

Share This Post

Google1Google

Mario Balotelli ayaa si rasmi ah u dhameystiray ku biiritaankiisa kooxda AC Milan isagoo qalinka ku duugay heshiis uu Milan ku joogayo ilaa 2017. Super Mario ayaa soo gabagabeeyay labo sanno iyo bar oo uu ku qaatay Etihad Stadium halkaasoo uu kula noolaa nolal had iyo jeer uu diirada u…

Santos Oo Raaligeliyay Jamaahiirta Arsenal Iyo Wenger Oo Codsaday In Isbuuc Lagu Kordhiyo Suuqa Kala Iibsiga.

Santos Oo Raaligeliyay Jamaahiirta Arsenal Iyo Wenger Oo Codsaday In Isbuuc Lagu Kordhiyo Suuqa Kala Iibsiga.

Share This Post

Google1Google

Daafaca bidix ee Arsenal Andre Santos ayaa raaligelin ka bixiyay qaab ciyaareedkiisii xumaa ee dhawaan ee kooxda Arsenal isagoo balanqaaday inuu ku soo laaban doono qaab ciyaareedkiisii hore. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa inta badan ka careysiinayay taageerayaasha Arsenal, mana ugu sii jirin markii uu maaliyad weydiistay Robin van Persie xilligii…

Wargeysyada Spain Ka Soo Baxa Iyo Sida Ay Uga Hadleen Saaka Kulankii El Clasico Ee Xalay.

Wargeysyada Spain Ka Soo Baxa Iyo Sida Ay Uga Hadleen Saaka Kulankii El Clasico Ee Xalay.

Share This Post

Google1Google

Ka dib kulankii xalay ee El Clasico ee Real Madrid iyo Barcelona jariiradaha ugu waa weyn Spain ee dhanka Isboortiga ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay, iyadoo jariiradaha ay u kala janjeeraan labada kooxood. Aan ku horeyno jariirada ka soo baxda caasimada Spain ee Madrid Marca ayaa bogooda hore soo…

Xavi Hernandez: Real Madrid Waa Ay Inaga Baxsatay Xalay.

Xavi Hernandez: Real Madrid Waa Ay Inaga Baxsatay Xalay.

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Xavi ayaa ka hadlay sida uu uga xun yahay natiijada ay kooxdiisa ka heshay lugta hore ee semi-finalka Copa del Rey, isagoo sheegtay in Blaugrana ay ay ciyaarta oo dhan heysatay. Cesc Fabregas ayaa furay goolasha ka hor inta uusan Raphael Varane ka caawin Blancos…