Iyadoo ay socdeen warar xan ah oo la xiriiray in Cristaino Ronaldo uu ku laabanayo Manchester United xagaagan, laakiin waxa ay haatan u muuqataa in Chelsea ay ku soo biireyso tartanka loogu jiro. Sida ay maanta qortay jariirada Ingariiska ka soo baxda ee Daily Mail Jose Mourinho ayaa durbaba liiska…
Xiddiga reer Ingiriis ee David Beckham ayaa daboolka kaga qaaday boggiisa gaarka ah ee Facebook kabaha maanta uu xeranayo kulanka kooxdiisa PSG lala leeyihiin kooxda Brest ee qeybta ka ah wareegga 37-aad ee horyaalka Faransiiska ee ka dhacaya garoonka PSG . Waxaa lagu wadaa in ciyarta maanta noqoto midda ugu…
Wakiilka weeraryahanka kooxda Aston Villa ee Andreas Weimann ayaa daboolka ka qaadaya in laacibka uu helayo dalabyo uga imaanaya dhowr koox oo doonaya in ay helaan saxiixiisa marka horyaalka uu soo xermo . laacibkaan 21-sano jirka ah ayaa hishiiskiisa Aston Villa dhamaanayaa xagaaga 2014-ta iyadoo kooxdiisa ay dirqi 8-gool ah…
Madaxweynaha kooxda Santos Odilo Rodrigues ayaa shaaca ka qaaday in Neymar uu xiiseynayo inuu u dhaqaaqo Barcelona. Warar soo baxayay isbuucii hore ayaa soo jeedinayay in Real Madrid ay isku dayayso inay Blaugrana ka afduubato saxiixa da’ yarkaan reer Brazil. Laakiin madaxweynaha kooxda reer Brazil ayaa sheegtay in weeraryahanka uu…
Arsenal ayaa la filayaa inay QPR kala soo wareegto goolhayaha ka sii socda Julio Cesar sida ay qoreyso Daily Mirror. Goolhayaha reer Brazil oo lala xiriirinayay Arsenal ka hor inta uusan ku biirin QPR xagaagii hore ayaa loo sheegay inuu ka tagi karo kooxda heerka labaad u laabatay ee QPR.…
Daafaca Rio Ferdinand ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiis cusub uu ku sii joogayo Manchester United bilowga isbuucaan. Qandaraaska haatan uu Ferdinand kula jiro kooxda Shayaadiinta Cas Cas ayaa waxa uu dhacayaa xagaaga, inkastoo uu jiro tilmaamayaal xoogan oo muujinaya in ciyaaryahanka uu baaqi ku sii ahaanayo Old Trafford, hadana…
Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in xilli ciyaareedkan 2012-13 uu yahay xilli ciyaareedkiisii ugu xumaa mustaqbalkiisa ciyaareed ka dib markii guuldarro 2-1 ay ka soo gaartay Atletico Madrid finalka Copa del Rey. Goolkii guusha ee uu dhaliyay Joao Miranda ayaa kooxda tababaraha reer Portugal u…
Kooxda Atletico Madrid ayaa 2-1 uga badisay kooxda Real Madrid, ciyaar xiiso laheyd oo ahedy Final Copa Del Rey oo ka dhacday garoonka Bernabue Stadium ee Kooxda Real Madrid. Ciyaar ku bilowday xamaasad aad u weyn ayaa waxaa daqiiqadii 13aad Real Madrid waxaa hogaanka gool madax ahaa ugu dhiibay Xidigooda…
Tababaraha Chelsea Rafael Benitez ayaa carabka ku adkeeyay in aysan u badneyn in uu noqdo tababaraha kooxda Everton xilli David Moyes uu dhawaan ka aaday kooxda Man United . War uu siiyay Sky Sports ayuu tababarahaan ku yiri ” ma aaminsani in aan aadayo Everton si aan u tababaro, tix gilin…
Diego Simeone ayaa sii shaaciyay line-upka kooxdiisa Atletico Madrid ay kala hortagi doonto Real Madrid finalka Copa del Rey. Ka hor kulanka caawa ee Santiago Bernabeu, El Cholo ayaa sii shaaciyay line-upkiisa uu soo safi doono. Sida la wada filayay Arda Turan ayaa ku soo laabanaya line-upka ka dib markii…