Laacib.net | Archive | Horyaalada | 174
Home » Archives by category » Horyaalada (Page 174)

Zlatan Ibrahimovic Oo Xalay Shaqo U Galay Si Uu U Daawado Kulankii Kooxihiisii Hore Ee Milan Iyo Barcelona.

Zlatan Ibrahimovic Oo Xalay Shaqo U Galay Si Uu U Daawado Kulankii Kooxihiisii Hore Ee Milan Iyo Barcelona.

Share This Post

Google1Google

Zlatan Ibrahimovic ayaa xalay noqday farsamo yaqaan si uu u hubiyo isaga iyo asxaabtiisa kooxda PSG inay ku riyaaqaan kulankii Milan-Barcelona oo uu ka qasay TV cilad ay soo gashay. Ibra, Javier Pastore iyo Ezequiel Lavezzi, ayaa casho isku raacay xalayto, si ay u daawadaan kulanka wareega 16ka ee u…

Lionel Messi Oo Weli Ku Dhibtoonaya In Kooxaha Serie A Uu Ka Dhaliyo Gool Aan Rigoore Aheyn.

Lionel Messi Oo Weli Ku Dhibtoonaya In Kooxaha Serie A Uu Ka Dhaliyo Gool Aan Rigoore Aheyn.

Share This Post

Google1Google

Ku guuldareysashadii Lionel Messi ee inuu shabaqa ka soo taabto kooxda AC Milan ayaa ka dhigeysa in rikoor aan looga baran oo dhanka gooldhalinta ah ee kooxaha Serie A ay weli u sii socoto. Xiddiga reer Argentina ayaa ku dhibtooday inuu gabi ahaanba saameyn ku yeesho ciyaartii Blaugrana 2-0 looga…

Wayne Rooney Oo Laga Saaray Kooxda Manchester United Ee Sabtida Qaabileysa Queens Park Rangers.

Wayne Rooney Oo Laga Saaray Kooxda Manchester United Ee Sabtida Qaabileysa Queens Park Rangers.

Share This Post

Google1Google

Wayne Rooney ayaa seegi doona kulanka kooxdiisa Manchester United ay la ciyaari doonto isbuucaan kooxda QPR laakiin waxaa la filayaa inuu taam noqdo kulanka lugta labaad ee Champions League ee Real Madrid. Sir Alex Ferguson ayaa sidoo kale qirtay in Phil Jones uu fursad yar u heysto inuu taam noqdo…

Schalke Oo Dood Ka Keentay In Didier Drogba Uu Ogolaansho U Heystay Inuu Champions League Ciyaaro.

Schalke Oo Dood Ka Keentay In Didier Drogba Uu Ogolaansho U Heystay Inuu Champions League Ciyaaro.

Share This Post

Google1Google

Schalke ayaa xaqiijiay inay qorsheynayaa inay dacwad u gudbiyaan oo la xiriirta in Galatasaray ay ciyaarsiisay Didier Drogba kulankii ay xalay barbaraha 1-1 ku galeen Turk Telecom Arena ee lugta hore ee wareega 16ka ee Champions League. Kooxda reer Jarmal ayaa aaminsan in xiddiga reer Ivory Coast inaan si rasmi…

Barcelona Oo Ka Heshay Dhaqaatiirta Ogalaasho Ay Ku Ciyaarsiin Karaan Daafacooda Eric Abidal

Barcelona Oo Ka Heshay Dhaqaatiirta Ogalaasho Ay Ku Ciyaarsiin Karaan Daafacooda Eric Abidal

Share This Post

Google1Google

  Barcelona ayaa heshay war farxad leh ka dib guuldaradii xalay iyadoo daafaca kooxdaas Eric Abidal uu helay ogalaasho uu ku ciyaari karo ka dib in muddo ah oo uu  kooxda ka maqnaa sababo la xariira qaliin beer ku talaalid ah oo lagu sameeyay . War ay soo dhigeen bogooda internetka…

Loic Remy Oo Ka Maqnaanaya Kulanka QPR Iyo Man United Dhaawac Dartiis .

Loic Remy Oo Ka Maqnaanaya Kulanka QPR Iyo Man United Dhaawac Dartiis .

Share This Post

Google1Google

Wararka laga helayo gudaha kooxda QPR ayaa sheegaya in weeraryahanka kooxda ee Loic Remy in uusan ka qeyb galeyn kulanka sabtida ay ku marti gilinayaan kooxda Man United sababo la xariira iyadoo uusan si wacan uga soo kabsan dhaawacii dhanka bowdada ee horay u gaaray . Inkastoo tababare Harry Redknapp…

Phil Jones Oo Laga Yaabo In Uu Seego Lugta Labaad Ee Man United Iyo Real Madrid Ee Champions League.

Phil Jones Oo Laga Yaabo In Uu Seego Lugta Labaad Ee Man United Iyo Real Madrid Ee Champions League.

Share This Post

Google1Google

Sir Alex ayaa ka saaray daafaciisa Phil Jones liiska ciyaartooyda sabtida u safreysa galbeedka London ee ka qeyb galaya kulanka ay martida ugu yihiin kooxda QPR xilli dhanka kale la tilmaamayo in sidoo kale ay yar tahay rajadiisa kulanka Real Madrid ee ka dhacaya garoonka Old Trafford. Mr Alex ayaa…

Franck Ribery: Arsenal Lama Dhayalsan Karo Kulanka Lugta Labaad Ee Garoonka Arena.

Franck Ribery: Arsenal Lama Dhayalsan Karo Kulanka Lugta Labaad Ee Garoonka Arena.

Share This Post

Google1Google

Xidiga kooxda Bayern Munich Franck Ribery ayaa ka digay in la yareysto Arsenal ka hor lugta labaad ee wareega 16-aad ee Champion-ka ee ka dhacaya bartamaha bisha dabe garoonka Bayern Munich ee Allianz Arena , iyadoo uu tilmaamay in guushii garoonka Arsenal micnaheedu aheyn in wareegga 8-aad u soo baxeen.…

Emmanuel Emenike Oo Beeniyay In Uu U Dhaw Yahay Kooxda Liverpool .

Emmanuel Emenike Oo Beeniyay In Uu U Dhaw Yahay Kooxda Liverpool .

Share This Post

Google1Google

  Weeraryahanka qaranka Nigeria ayaa una ciyaara kooxda Spartak Moscow ee dalka Russia Emmanuel Emenike ayaa qiray in uu ku riyoonayo in uu ka ciyaaro horyaalka Ingiriiska isaga oo dhanka kale beeniyay wararka sheegaya in uu dhaw yahay in uu ku biiro kooxda Liverpool oo la tilmaamay in ay doonayaan…

Adriano Gallaini: Barca Markii Ay Dhaheysay Waan Ka Baqeynaa Milan Been Ma Aysan Sheegeynin.

Adriano Gallaini: Barca Markii Ay Dhaheysay Waan Ka Baqeynaa Milan Been Ma Aysan Sheegeynin.

Share This Post

Google1Google

Madaxweyne ku xigeenka AC Milan Adriano Galliani ayaa ka hadlay sida uu ugu faraxsan yahay guusha ay kooxdiisa xalayto ka gaartay Barcelona ee lugta hore ee wareega 16ka ee Champions League. Galliani ayaa sheegay in taageeraha ugu niyadasan ee kooxda inuusan filaneynin natiijadii xalay, islamarkaana ay tahay in guusha loo…