Laacib.net | Archive | Italy | 83
Home » Archives by category » Horyaalada » Italy (Page 83)

Juventus Oo Si Rasmi Ah Ugala Soo Wareegtay Udinese ciyaaryahanada Isla iyo Asamoah

Juventus Oo Si Rasmi Ah Ugala Soo Wareegtay Udinese ciyaaryahanada Isla iyo Asamoah

Share This Post

Google1Google

Kooxda Juventus ayaa si rasmi ah ugu xaqiijisey shabakada warbaahinteeda inay dhamaystirantay la soo wareegida 23jirka reer Ghana ee Kwadwo Asamoah iyo 24jirka reer Chile ee Mauricio Isla ee kooxda Udinese. Ciyaaryahanadan ayaa maray tijaabo caafimaad waxana ay kooxda Juventus ay rajaynaysaa in ay ku xoojiso ciyaaryahanadeeda xilli ciyaareedka soo…

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Share This Post

Google1Google

Maalin wanaagsan akhristayaasheena qiimaha leh meel kasta oo aad joogtaan, waa mar kale iyo barnaamijkii xiisaha lahaa ee Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda. Barnaamijkan waxaan idinkugu soo gudbinaa wararka xanta ah ee wargeysyada qaarada yurub ay ka qoraan maalin walba suuqa kala iibsiga. Ilaa iyo…

Spain 4-0 Italy – Xulka Spain Oo Ku Guuleystay Koobka Euro 2012 .

Spain 4-0 Italy – Xulka Spain Oo Ku Guuleystay Koobka Euro 2012 .

Share This Post

Google1Google

Cinwaanada Hore Ee Wargeysyada Spain Iyo Italy Ay Ka Qoreen Finalka Koobka Euro 2012.

Cinwaanada Hore Ee Wargeysyada Spain Iyo Italy Ay Ka Qoreen Finalka Koobka Euro 2012.

Share This Post

Google1Google

Aan ku bilowno Spain, halkaasoo cinwaanka ugu horeeya ee wargeyska AS uu ahaa “ Wadajir ahaan waan awoodnaa!” iyadoo ay ka hooseeyaan cinwaan yare u qornaa: “Ma jirto Madrid ama Barca, ka soo bilow Andalusia ilaa Catalonia…”. Waxaana ay soo saareen bogooda hore daafaca Real Madrid Sergio Ramos iyo daafaca…

Falanqeynta Kulanka La Sugi La’ Yahay Ee Finalka Euro 2012 Spain v Italy.

Falanqeynta Kulanka La Sugi La’ Yahay Ee Finalka Euro 2012 Spain v Italy.

Share This Post

Google1Google

Xulalka Spain iyo Italy ayaa cadeeyay inay yihiin haatan xulalka ugu fiican qaramada yurub, ka dib markii ay si la yaqaano ugu soo baxeen finalka Euro 2012. Ciyaarta finalka ayaa la filayaa inay ka soo bixi doonto ciyaar ilqabad leh, madaama labada xulba ay soo bandhigeen ciyaaro weerar iyo kubadheysasho…

Alessandro Del Piero Oo Warqad Furan U Qoray Taageerayaasha Juventus. (Akhri Warqada).

Alessandro Del Piero Oo Warqad Furan U Qoray Taageerayaasha Juventus. (Akhri Warqada).

Share This Post

Google1Google

Alessandro Del Piero ayaa warqad furan u qoray taageerayaasha Juventus maalintii uu dhacayay qandaraaskiisa Juve oo ah maanta. Waxaana warqadaas uu ugu danbeyn ku macsalaameeyay taageerayaasha Bianconeri. Warqadaas oo aan idiin soo tarjunay waxa ay u qorneyd sida tan: “Halkaan ayay ku dhamaaneysaa, qandaraaskeyga Juve maanta ayuu dhacayaa. Ma ahan cusub,…

Chelsea Oo Lagu Soo Waramayo Inay Ku Dhowdahay Saxiixa Daafaca Inter Milan Maicon.

Chelsea Oo Lagu Soo Waramayo Inay Ku Dhowdahay Saxiixa Daafaca Inter Milan Maicon.

Share This Post

Google1Google

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo horumar leh kula jirto Inter oo ku aadan saxiixa daafaca midig Douglas Maicon, iyagoo kaga badinaya tartanka saxiixa ciyaaryahanka kooxaha Real Madrid iyo PSG. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa hore u sheegay inuu diyaar u yahay inuu ka tago San Siro ka dib todobo…

Maxaad Ka Taqanaa Garsooraha Qabanaya Finalka Euro 2012 Pedro Proenca?

Maxaad Ka Taqanaa Garsooraha Qabanaya Finalka Euro 2012 Pedro Proenca?

Share This Post

Google1Google

Dadka reer Portugal waxaa laga yaabaa weli inay ka murugoonayaan niyad jabkii ka soo gaaray semi-finalka Euro 2012 xulka Spain, lakiin ugu yaraan waxa ay ku faraxsan yihiin in nin iyaga ka mid ah uu qaban doono finalka koobka qaramada yurub. Pedro Proenca Oliveira Alves Garcia ayaa Uefa ay xaqiijisay…

Cesc Fabregas Oo Uga Digay Xulkiisa Halista Uu Leeyahay Xiddiga Azzurri Mario Balotelli.

Cesc Fabregas Oo Uga Digay Xulkiisa Halista Uu Leeyahay Xiddiga Azzurri Mario Balotelli.

Share This Post

Google1Google

Cesc Fabregas ayaa qirtay in Spain ay u baahnaan doonto inay fiiro gaar ah u muujiyaan Mario Balotelli marka ay finalka Euro 2012 kula kulmayaan xulka Italy. Weeraryahanka Manchester City ayaa meeshiisii ugu sareysay gaaray habeenkii khamiista markaasoo Azzurri ay 2-1 ku dardartay xulka Jarmalka, Balotelli ayaana dhaliyay labada gool…

Labo Goolhaye Oo Halyeeyo Ah Buffon Iyo Casillas Oo Ku Dagaalami Doona Finalka Koobka Euro 2012.

Labo Goolhaye Oo Halyeeyo Ah Buffon Iyo Casillas Oo Ku Dagaalami Doona Finalka Koobka Euro 2012.

Share This Post

Google1Google

Labada goolhaye ee ugu sareeya caalamka Iker Casillas iyo Gianluigi Buffon ayaa isaga horimaan doono finalka Euro 2012, sidaasi darteed waxaan eegi doonaa sida labada nin ay koobabka caalamiga ah uga soo muuqdeen Spain iyo Italy. Kaliya looma texgeliyo inay yihiin goolhayayaasha ugu fiican waqtigan casriga ee kubada cagta, lakiin…