Laacib.net | Archive | Italy | 41
Home » Archives by category » Horyaalada » Italy (Page 41)

Kubadsameeyaha Cusub ee Inter Milan Mateo Kovacic Oo Xiran Doona Maaliyadii Uu Ka Tagay Sneijder.

Kubadsameeyaha Cusub ee Inter Milan Mateo Kovacic Oo Xiran Doona Maaliyadii Uu Ka Tagay Sneijder.

Share This Post

Google1Google

Xiddiga cusub ee kooxda Inter Mateo Kovacic ayaa qaadan doona numberkii Wesley Sneijder ee No 10 sida ay shaacisay kooxda. 18 jirkaan kubadsameeyaha ah ayaa markii uu Italy yimid waxaa durbaba lala meel dhigay Roberto Baggio, waxaana uu qaadan doonaa maaliyadii uu mar soo xirtay halyeeygaas Italy. Kovacic ayaa Nerazzurri…

Maradona Oo Ku Guuleystay Dacwadii Dhanka Canshuuraha Oo In Mudda Ah Ka Baacsaneysay Talyaaniga

Maradona Oo Ku Guuleystay Dacwadii Dhanka Canshuuraha Oo In Mudda Ah Ka Baacsaneysay Talyaaniga

Share This Post

Google1Google

 Mucjisadii kubada cagta aduunka ee Maradona ayaa kau guuleystay dacwadii dhanka sharciga ee in muddada ah daba socotay taas oo kaga imaaneysay waaxda canshuuraha dalka Talyaaniga kuwaasi oo dalbnayay 40-milyan oo euro oo ay ku sheegeen lacag lagu leeyahay Maradona oo is gaar gaartay xiligii uu Napole u ciyaarayay sideetameydadii.…

Suuqa Kala Iibsiga Italy Oo Soo Xirmay – AC Milan Iyo Inter Milan Oo Ciyaaryahano La Wareegay.

Suuqa Kala Iibsiga Italy Oo Soo Xirmay – AC Milan Iyo Inter Milan Oo Ciyaaryahano La Wareegay.

Share This Post

Google1Google

Suuqa kala iibsiga Italy ayaa si rasmi ah u soo xirmay iyadoo kooxaha AC Milan iyo Inter ay dhameystireen heshiis waa weyn oo ay kula soo wareegeen xiddigo cusub, halka Juventus ay ciyaartoy da’ yar la soo wareegtay qaar kalena iska dirtay. AC Milan oo maanta xaqiijisay saxiixa Mario Balotelli…

Mario Balotelli Oo Si Rasmi Ah U Dhameystiray Ku Biiritaankiisa Kooxda AC Milan.

Mario Balotelli Oo Si Rasmi Ah U Dhameystiray Ku Biiritaankiisa Kooxda AC Milan.

Share This Post

Google1Google

Mario Balotelli ayaa si rasmi ah u dhameystiray ku biiritaankiisa kooxda AC Milan isagoo qalinka ku duugay heshiis uu Milan ku joogayo ilaa 2017. Super Mario ayaa soo gabagabeeyay labo sanno iyo bar oo uu ku qaatay Etihad Stadium halkaasoo uu kula noolaa nolal had iyo jeer uu diirada u…

Inter Milan Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Da’ Yarka Loo Yaqaano Modric-ka Cusub Mateo Kovacic.

Inter Milan Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Da’ Yarka Loo Yaqaano Modric-ka Cusub Mateo Kovacic.

Share This Post

Google1Google

Inter ayaa si rasmi ah u la soo wareegtay da’yarkii khadka dhexe ee kooxda Dinamo Zagreb Mateo Kovacic lacag gaareysa 11 milyan euro oo ay sii dheer tahay 4 milyan euro oo ku xiran qaab ciyaareedkiisa. 18 jirkaan oo lagu naaneeso ‘Luka Modric-ka cusub’ ayaa la filayaa inuu maanta yimaado…

Mario Balotelli: Waan U Soo Orday AC Milan, Waqti Dheer Ayaan Doonayay Inaan U Ciyaaro. (Video)

Mario Balotelli: Waan U Soo Orday AC Milan, Waqti Dheer Ayaan Doonayay Inaan U Ciyaaro. (Video)

Share This Post

Google1Google

Mario Balotelli ayaa bixiyay wareysigiisii ugu horeysay ee isagoo ciyaaryahan Milan ah, waxaana uu sheegay inuu u soo orday Milan islamarkaana uu doonayay inuu u ciyaaro iyaga waqti dheer. Ciyaaryahanka ayaa ka soo degay Malpensa Airport galabta isaga iyo madaxweyne ku xigeenka Milan Adriano Galliani isagoo dhameystiri doona xilli dhow…

Liverpool Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Xiddiga Reer Brazil Phillipe Coutinho.

Liverpool Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Xiddiga Reer Brazil Phillipe Coutinho.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe Philippe Coutinho kaasoo ay kala soo wareegeen kooxda Inter Milan iyagoo kula soo wareegay heshiis lagu sheegay 12 milyan euro. Kubadsameeyaha reer Brazil ayaa qalinka ku duugi heshiis waqti dheer oo aan la shaacin ilaa iyo inta uu…

Inter Oo Qoomamo Aan ka Qabin Mario Balotelli Ka Dib Markii Uu Ku Biiray Deriskooda AC Milan.

Inter Oo Qoomamo Aan ka Qabin Mario Balotelli Ka Dib Markii Uu Ku Biiray Deriskooda AC Milan.

Share This Post

Google1Google

Madaxweynaha kooxda Inter Massimo Moratti ayaan wax walaac ah ka qabin in AC Milan ay la soo wareegtay Mario Balotelli isagoo sheegay inuu u soo ciyaaray iyaga. Weeraryahanka ayaa dhameystiri doona ku biiritaankiisa Rossoneri maanta, ka dib ku dhawaad seddex sanno markii uu ka tagay Inter oo uu ku biiray…

Juventus Oo Racfaan Ka Qaadan Doonta Ganaaxii Leonardo Bonucci.

Juventus Oo Racfaan Ka Qaadan Doonta Ganaaxii Leonardo Bonucci.

Share This Post

Google1Google

Juventus ayaa racfaan ka qaadan doona ganaaxa la duldhigay daafacooda Leonardo Bonucci, laakiin racfaan kama qaadan doonaan ganaaxa tababarahooda Antonio Conte. Labada nin ayaa la ganaaxay ganaax labo kulan ah ka dib markii ay si aad ah uga mudaaharaadeen rigoore uu ka diiday garsooraha ciyaartii ay barbaraha 1-1 la galeen…

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Share This Post

Google1Google

Waxaa lagu jiraa bisha Janaayo waana mar kale iyo barnaamijkeenii suuqa kala iibisga iyo wararkii xanta ahaa ee la qoray maalin walba oo aan ka soo uruurino wargeysyada yurub ka soo baxa kuwooda ugu waa weyn. Barnaamijkaan oo ah mid xanta suuqa uun ku saabsan islamarkaana ah meesha aad kala…