Laacib.net | Archive | Italy | 3
Home » Archives by category » Horyaalada » Italy (Page 3)

Mario Balotelli Oo Looga Digay Inuu Garoonka Ka Baxo Hadii Cunsurinimo Lagu Sameeyo.

Mario Balotelli Oo Looga Digay Inuu Garoonka Ka Baxo Hadii Cunsurinimo Lagu Sameeyo.

Share This Post

Google1Google

Madaxweynaha xiriirka garsoorayaasha Italy (AIA) Marcello Nicchi ayaa sheegay in Mario Balotelli casaan la siin doono hadii uu garoonka ka baxo isagoo ka mudaharaadaya cunsurinimo lagu sameeyay. “Qof walba xor ayuu u yahay inuu ka hadlo fekerkiisa laakiin waxaa jira sharciyo. Qofkii garoonka ka baxa isagoo mudaaharaada, oo aanan ogeysiinin…

Pirlo Oo Qiray In Uu Doonayo In Uu Soo Sameeyo Tijaabada Del Piero Oo Kale .

Pirlo Oo Qiray In Uu Doonayo In Uu Soo Sameeyo Tijaabada  Del Piero Oo Kale .

Share This Post

Google1Google

Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Juventus Andrea Pirlo ayaa qiray in uu ku fikirayo in banaanka horyaalada yurub ka soo ciyaaro sida uu sameeyay saaxibkiisa Alessandro Del Piero kaasi oo xagaagii hore u duulay horyaalka Australia. Pirlo ayaysan u aheyn markii ugu horeysay ee uu u gacan haatiyo in banaanka…

Ugu Danbeyn Mario Balotelli Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Shabakada Bulshada Twitter.

Ugu Danbeyn Mario Balotelli Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Shabakada Bulshada Twitter.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda AC Milan Mario Balotelli ayaa ugu danbeyn go’aansaday inuu ku soo biiro barta adeega bulshada ee Twitter, sida ay xaqiijisay kooxda AC Milan. Ka dib sannado bogog been ah oo magaciisa lagu sameystay ay ka buuxeen Twitter kuwaasoo maadeys ka dhiganayay xiddigan ilqabadka leh, ayaa weeraryahanka Italy waxa…

Milan Oo Dooneysa Inay U Dhaqaaqdo Xiddigaha Xulufada La Ah Mourinho Ee Laga Yaabo Inay Bernabeu Ka Baqoolaan.

Milan Oo Dooneysa Inay U Dhaqaaqdo Xiddigaha Xulufada La Ah Mourinho Ee Laga Yaabo Inay Bernabeu Ka Baqoolaan.

Share This Post

Google1Google

Milan ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay ka faa’ideysato bixitaanka Mourinho ee Real Madrid xagaaga, iyagoo doonaya inay soo xerogeliyeen ciyaartoy qiimo jaban ay ku helaan. Sida ay qoreyso maanta Corriere dello Sport, kooxda Talyaaniga ah ayaa xiiseyneysa inay xagaaga u dhaqaaqo Luka Modric, Angel Di Maria iyo Deigo…

Real Madrid Oo Dadaal Ugu Jirta Saxiixa Xiddiga Juventus Ee Stephan Lichtsteiner.

Real Madrid Oo Dadaal Ugu Jirta Saxiixa Xiddiga Juventus Ee Stephan Lichtsteiner.

Share This Post

Google1Google

Real Madrid ayaa ka sheeganeysa xilli ciyaareedkaan dabacsanaan dhanka garabka midig ah maadaama ay kordheen dhaawacyada Álvaro Arbeloa iyo Michael Essien waxa ayna taasi keentay in Real ay dhankaas kaga tiirsanaadaan xiddiga da`da yar ee Nacho. Si Dhankaas u xaliyaan ayay Real Madrid u ruqaansaneysa dhanka kooxda Juventus ee Talyaaniga…

Milan Oo Lagu Waramayo In Hishiis Ay La Gaareen Xiddiga Sampdoria Ee Andrea Poli

Milan Oo Lagu Waramayo In Hishiis Ay La Gaareen Xiddiga Sampdoria Ee Andrea Poli

Share This Post

Google1Google

Ilo wareedyo ayaa tilmaamaya in kooxda Milan ay hishiis la gaartay xiddiga kooxda Sampdoria ee Andrea Poli kaasi oo kooxo kala duwan raadinayeen . Waxaa la aaminsan yahay in Milan ogalaadeen in ay bixiyaan aduun gaaraya 6-milyan oo euro si ay u helaan farsamada laacibkaasi ,waxaana qarashkaasi sii raacaya hal…

Antonio Conte: Waxaan Sii Joogi Doonaa Juventus, Meel Ugama Socdo.

Antonio Conte: Waxaan Sii Joogi Doonaa Juventus, Meel Ugama Socdo.

Share This Post

Google1Google

Antonio Conte ayaa xaqiijiyay inuu doonayo inuu sii joogo Juventus, iyagoo raadinaya inay dhismahooda ka sii wadaan horyaalka Serie A oo labo sanno oo isku xigta ay ku guuleysteen. Mustaqbalka Conte ayaa isbuucyadii u danbeysay mugdi la geliyay iyadoo lala xiriirinayay kooxaha Real Madrid iyo Paris Saint-Germain, halka ciyaaryahankii hore…

Mario Balotelli : Waan Ka Baxayaa Garoonka Haddii Fal Cunsurinimo Ah La Kulmo.

Mario Balotelli : Waan Ka Baxayaa Garoonka Haddii Fal Cunsurinimo Ah La Kulmo.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka Milan ee Mario Balotteli ayaa shaaca ka qaaday in garoonka uu ka baxayo haddii mar kale uu la kulmo fal cunsurinimo ah , iyadoo taageerayaasha Roma ay maalmo ka hor cunsuriyad kula dhaqmeen Balottelli iyo Boateng xilligaas oo uu garsoorihii ciyaarta daqiiqado joojiyay kulanka . Balotelli ayaa shabakadda CNN…

Maurizio Zamparini: Sepp Blatter Waa Cunsuri Neceb Dadka Talyaaniga Ah.

Maurizio Zamparini: Sepp Blatter Waa Cunsuri Neceb Dadka Talyaaniga Ah.

Share This Post

Google1Google

Madaxweynaha kooxda Palermo Maurizio Zamparini ayaa weerar ku qaaday madaxda Uefa iyo Fifa Michel Platini iyo Sepp Blatter isagoo sheegtay inay mudan yihiin in dabada laga laado, islamarkaana uu xusay in Blatter uu yahay cunsuri neceb Talyaaniga iyo kubada cagta Talyaaniga. Madaxa Palermo ayaa labada nin ku weeraray wareysi uu…

Antonio Di Natale: Diyaar Ayaan U Ahay Xulka Italy Hadii Prandelli Uu Ii Baahan Yahay.

Antonio Di Natale: Diyaar Ayaan U Ahay Xulka Italy Hadii Prandelli Uu Ii Baahan Yahay.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka Udinese Antonio Di Natale ayaa mar kale ku celiyay inuu diyaar u yahay inuu wadankiisa u adeego hadii tababare Cesare Prandelli uu soo xusho. 35 jirkaan ayaa ahaa mar kale hubka ay ku duuleysay Udinese xilli ciyaareedkan isagoo dhaliyay 22 gool horyaalka Serie A waxaana ka sareeya kaliya Edinson…