Laacib.net | Archive | Italy | 2
Home » Archives by category » Horyaalada » Italy (Page 2)

Edinson Cavani Oo Ku Guuleystay Kabaha Dahabka Horyaalka Serie A Ee Xilli Ciyaareedkan.

Edinson Cavani Oo Ku Guuleystay Kabaha Dahabka Horyaalka Serie A Ee Xilli Ciyaareedkan.

Share This Post

Google1Google

Xiddiga kooxda Napoli Edinson Cavani ayaa ku guuleystay kabaha dahabka horyaalka Serie A isagoo ku qaaday xilli ciyaareedkan 29 gool. Cavani ayaa goolashiisa waxa uu ku caawiyay Napoli inay ku dhameysato kaalinta labaad ee horyaalka Serie A taasoo ka saaciday inay wareega group-yada ee Champions League u soo baxaan xilli…

Tababarahii Kooxda Napoli Walter Mazzarri Oo Is Casilay.

Tababarahii Kooxda Napoli Walter Mazzarri Oo Is Casilay.

Share This Post

Google1Google

Walter Mazzarri ayaa iska casilay shaqada kooxda Napoli xalayto, islamarkii ay kooxdiisa kulankii ugu danbeeyay ee xilli ciyaareedka la ciyaartay AS Roma. “Xilli ciyaareedka soo socda tababare uma noqon doono Napoli” ayuu Mazzarri u sheegay RAI TV ka dib markii uu ku hogaamiyay Napoli kaalinta labaad islamarkaana ay u soo…

Horyaalka Serie A Xilli Ciyaareedkiisa 2012-13 Oo Xalay Soo Dhamaaday, AC Milan Oo Booska UCL Xaqiijisatay.

Horyaalka Serie A Xilli Ciyaareedkiisa 2012-13 Oo Xalay Soo Dhamaaday, AC Milan Oo Booska UCL Xaqiijisatay.

Share This Post

Google1Google

Horyaalka Serie A ayaa la soo gabagabeeyay xalayto iyadoo kooxda AC Milan ay xaqiijisatay booska seddexaad ee ugu danbeeya ee loogu soo baxaya Champions League ka dib markii ay 2–1 kaga badiyeen Siena. Gool looga hormaray ayay Rossoneru labo gool ugu jawaabtay dhamaadkii ciyaarta iyo Mario Balotelli uu rigoore ugu…

Milan Oo Gaashaanka U Daruurtay In Ay Iska Iibiyaan Robinho.

Milan Oo Gaashaanka U Daruurtay In Ay Iska Iibiyaan Robinho.

Share This Post

Google1Google

Ku xigeenka madaxa kooxda Milan Adriano Galliani ayaa mar kale ku celiyay in kooxdiisa ay ku dhagan yihiin Robinho isaga oo daaqadda ka saaray fikirka ah in laacibka fasaxaan xilli kooxo ka dhisan Brazil ay xiiseynayaan . Tan iyo markii uu ku fashilmay intii uu furnaa suuqa kala wareega ciyaartooyda…

Inter Milan Oo Ku Soo Biirtay Safka Loogu Jiro Xiddiga Aston Villa Ee Christian Benteke .

Inter Milan Oo Ku Soo Biirtay Safka Loogu Jiro Xiddiga Aston Villa Ee Christian Benteke .

Share This Post

Google1Google

Wargeyska Daily Mail ayaa qoraya in kooxda Inter Milan ay ku soo biirtay kooxaha doonaya saxiixa weeraryahanka kooxda Aston Villa ee Christian Benteke . Laacibkaan 22-sano jirka ah ayaa soo jiitay indhaha kooxo kala duwan xilli ciyaareedkaan isaga oo dhaliyay 19-gool ka dib 34-kulan oo uu u saftay kooxdaan Aston…

Juventus Oo Qiratay Inay Wadahadal Kula Jiraan Carlos Tevez.

Juventus Oo Qiratay Inay Wadahadal Kula Jiraan Carlos Tevez.

Share This Post

Google1Google

Beppe Marotta ayaa xaqiijiyay in wakiilka Carlos Tevez inuu u soo dhawaaday Juventus islamarkaana ay heshiis la gaari karaan. Agaasimaha guud ee kooxda Juventus ayaa la hadlayay Sky Sport Italia ka hor kulankoodii xalay ee guuldarada ay ka soo gaartay Sampdoria. “Tevez? marka laga hadlaayo tayadiisa iyo qibradiisa, ma nihin…

Kooxda Hanatay Horyaalka Serie A Ee Juventus Oo Xilli Ciyaareedkeeda Ku Soo Xirtay Guuldarro.

Kooxda Hanatay Horyaalka Serie A Ee Juventus Oo Xilli Ciyaareedkeeda Ku Soo Xirtay Guuldarro.

Share This Post

Google1Google

Sampdoria ayaa guulo la filaan ah oo minan iyo martiba ah ka gaartay Juventus xilli ciyaareedkan horyaalka Serie A, iyadoo kulankii ugu danbeeyay ee horyaalka 3-2 guul ah ka gaartay kooxda hanataya Scudetto oo marti ku aheyd Stadio Luigi Ferraris. Juventus ayaa hogaanka qabatay markii Fabio Quagliarella uu shabaqa ku…

Roberto Mancini Oo Xayaysiin Uu Soo Dhigay Wargeys Ugu Mahadceliyay Jamaahiirta Man City.

Roberto Mancini Oo Xayaysiin Uu Soo Dhigay Wargeys Ugu Mahadceliyay Jamaahiirta Man City.

Share This Post

Google1Google

Roberto Mancini ayaa xayaysiin hal bog ah oo uu soo dhigay jariirada Manchester Evening News waxa uu ugu mahadceliyay taageerayaasha Man City. Tababaraha Talyaaniga oo City ku soo biiray dhamaadkii 2009kii ayaa ku guuleystay FA Cup sannadii 2011, Premier League uu qaaday xilli ciyaareedkii hore iyo Community Shield uu ku…

Tababare Walter Mazzarri Oo Maanta Lagu Wado In Uu Ka Hadlo Mustaqbalkiisa Kooxda Napoli.

Tababare Walter Mazzarri Oo Maanta Lagu Wado In Uu Ka Hadlo Mustaqbalkiisa Kooxda Napoli.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda Napoli Walter Mazzarri ayaa shaaciyay in maanta uu qabanayo kulan wareed iyadoo la filayo in uu ku shaaciyo in kooxda uu la sii joogayo iyo in kale sida webka Sports Mall laga soo xiganayo . Hishiiska 51-sano jirkaan ee Napoli ayaa dhamaanaya xagaagaan waxaana wararka inta badan ay…

Roma Oo Shaacisay Magaca Afaraad Ee Dhanka Daafaca Ka Ciyaara Ee Ay Doonayaan.

Roma Oo Shaacisay Magaca Afaraad Ee Dhanka Daafaca Ka Ciyaara Ee Ay Doonayaan.

Share This Post

Google1Google

Naadiga Roma ayaa bilaabay diyaarinta qorshayaashooda suuqa kala wareegga ciyaartooyda , waxa ayna doonayaan in qadka daafaca iska xoojiyaan xilli ciyaareedka dambe iyadoo xagaagaan ay aad uga sheeganayeen qadkaas daafaca. Magacyada ay bartilmaameysanayaan ayaa waxaa ugu horeeya daafaca kooxda Atletico Madrid Marcos Rocha,Adriano oo Barcelona jooga iyo Mehdi Benatia oo…