Laacib.net | Archive | Italy | 115
Home » Archives by category » Horyaalada » Italy (Page 115)

Milan Iyo Barcelona Oo Isku Garab Dhacay, Iyo Bayern Munich Oo Hal Lug La Gashay Semi-finalka CL.

Milan Iyo Barcelona Oo Isku Garab Dhacay, Iyo Bayern Munich Oo Hal Lug La Gashay Semi-finalka CL.

Share This Post

Google1Google

Kooxaha AC Milan iyo Barcelona ayaa ku kala baxay lugtii hore ee wareega 8da ee Champions League barbaro goolal la’aan ah ka dib ciyaar xiiso laheyd oo ka dhacday San Siro. Barcelona oo inta badan weerar aheyd ayaa ku guuldareysatay inay shabaqa Milan soo taabtaan, iyadoo AC Milan ay isku…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Champions League Ee Milan v Barcelona.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Champions League Ee Milan v Barcelona.

Share This Post

Google1Google

AC Milan ayaa waxaa ka maqnaan doona daafacooda halista ahaa Thiago Silva ka dib markii uu dhaawac cusub ku soo gaaray kulankii Roma. Waxaana la shaaciyay inuu seegi doono labada lug ee wareega 8da, taasoo la micno ah in tababare Massimiliano Allegri inuu isku shaandheyn ku sameeyo daafaciisa isagoo dib…

Video: Balotelli Oo Ka Qasay Tababaraha Cusub Ee Inter Shirkiisii Jaraa’id Ee Ugu Horeeyay Maanta.

Video: Balotelli Oo Ka Qasay Tababaraha Cusub Ee Inter Shirkiisii Jaraa’id Ee Ugu Horeeyay Maanta.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka Manchester City Mario Balotelli ayaa mar kale sameeyay wax la yaab leh ka dib markii uu ka qasay shirkii jaraa’id ee ugu horeeyay ee uu qabto tababaraha cusub ee kooxda Inter Andrea Stramaccioni. Tababarihii hore ee kooxda Juunyeerka Inter oo dhawaan kooxda juunyeerka u qaaday Champions League-ga da’ yarta ayaa…

Muran Ka Taagan Halkii Lagu Qaban Lahaa Finalka Koobka Coppa Italia Ee Juventus v Napoli.

Muran Ka Taagan Halkii Lagu Qaban Lahaa Finalka Koobka Coppa Italia Ee Juventus v Napoli.

Share This Post

Google1Google

Finalka koobka Coppa Italia ee 20ka bisha May dhexmari doona Juventus iyo Napoli ayaan la aqoonin weli garoonka lagu qaban doono ka dib markii ay isku dhaceen xiriirka Serie A iyo guddiga olimpikada Talyaaniga ee loo yaqaano CONI ee ku aadan isticmaalka garoonka magaalada Rome ee Olimpico. Serie A ayaa…

Massimiliano Allegro: Sidii Kooxdii Inter Ee Jose Mourinho Difaac Kama Geli Doono Barcelona..

Massimiliano Allegro: Sidii Kooxdii Inter Ee Jose Mourinho Difaac Kama Geli Doono Barcelona..

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda AC Milan Massimiliano Allegri ayaa sheegay in kulanka habeen danbe ee ay kooxdiisa la ciyaareyso Barcelona inay ku bilaaban doonaan kubad weerar ah. Allegri ayaa ka warqaba in labo kulan oo adag inay kala hortagi doonaan kooxda koobkaan difaacaneysa, lakiin waxa uu sheegay inay u baahan yihiin inay…

AC Milan Oo Barcelona Kula Soo Biirtay Tartanka Saxiixa Daafaca Bidix Jordi Alba.

AC Milan Oo Barcelona Kula Soo Biirtay Tartanka Saxiixa Daafaca Bidix Jordi Alba.

Share This Post

Google1Google

Wakiilka ciyaaryahanka kooxda Valencia Jordi Alba ayaa shaaciyay in AC Milan ay xiiseyneyso in ciyaaryahanka reer Spain ay xagaaga geyso San Siro. Rossoneri ayaa raadineysa daafac garab ka ciyaara oo cusub, iyadoo Taye Taiwo, Luca Antonini iyo Djamel Mesbah ay dhamaantood ku guuldareysteen inay si fiican ugu ciyaaraan garabka bidix…

Arsene Wenger: AC Milan Fursad Uma Heysato Inay Ku Guuleysato Champions League.

Arsene Wenger: AC Milan Fursad Uma Heysato Inay Ku Guuleysato Champions League.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa qaba in AC Milan aysan fursad u heysan inay kor u qaado Champions League xilli ciyareedkan. Kooxda heysata Serie Ah ayaa gaartay wareega 8da ka dib markii ay 4-3 wadar ahaan ku soo dhaafeen Gunners. Isagoo ka hadlayay ka hor kulanka ay habeen danbe…

Dzeko Oo Ka Sii Tagaya Man City Iyadoo Kooxaha Juventus Iyo Real Madrid Ay Xiiseynayaan.

Dzeko Oo Ka Sii Tagaya Man City Iyadoo Kooxaha Juventus Iyo Real Madrid Ay Xiiseynayaan.

Share This Post

Google1Google

Manchester City ayaa go’aansatay inay iska iibiso Edin Dzeko dhamaadka xilli ciyaareedkan, iyadoo taasi ay keeneyso in Juventus iyo Real Madrid ay ku dagaalamaan saxiixa ciyaaryahanka sida ay qortay Daily Mail. Tababaraha kooxda City Roberto Mancini ayaa la ogsoon yahay inuu dhageysan doono dalabyada u imaanaya Dzeko ka dib markii…

Inter Oo Markii Saddexaad Xilli Ciyaareedkan Ceyrisey Tababaraheedii.

Inter Oo Markii Saddexaad Xilli Ciyaareedkan  Ceyrisey Tababaraheedii.

Share This Post

Google1Google

Tababarahii kooxda Internazionale Claudio Ranieri ayaa shaqadii laga eryey kadib lix bilood oo uu tababare u ahaa kooxda Inter. Kooxda Nerazzurri ayaa tobankii kulan ee ugu dambaysay ee ay ciyaarto waxaa laga badiyey lix ka mid ah waxaana sii mirqaya rajadii ay ka lahayd inay u soo baxdo sanadka soo…

Dhaqaatiirta AC Milan Oo Gacanta Ka Taagtay Dhaawaca Alexandre Pato.

Dhaqaatiirta AC Milan Oo Gacanta Ka Taagtay Dhaawaca Alexandre Pato.

Share This Post

Google1Google

Madaxa dhaqaatiirka kooxda AC Milan Jean Pierre Meersseman ayaa qirtay in isaga iyo kooxdiisa caafimaadka inaysan weli hubin waax ka qaldan ciyaaryahanka dhaawaca ku maqan Alexandre Pato. Laacibka reer Brazil ayaa dhaawacyo bowdada ah uu la degay xilli ciyaareedkan, waxaana uu isniintii u duulay Mareykanka si uu u la kulmo Professor…