Xiddiga qadka dhexe ee qaranka Italy Daniele De Rossi ayaa qiray in uu aad u liitay heer ciyaareedka qaranka Italay inkastoo guul ay ka gaareen qaranka Japan , waxa uuna xusay in ay muhim tahay in ciyaartooyda qaranka ka faa`ideystaan casharada kulanka Japan . “Japan aad ayay u fir frcoonaayeen,…
Italy ayaa kula biirtay semi-finalka Confederations Cup xulka Brazil ka dib markii ay 4-3 ku dubteen xulka Japan, iyadoo goolka guusha uu u dhaliyay Sebastian Giovinco ciyaarta oo ay afar daqiiqo ka harsan tahay. Japan ayaa hogaanka ku qabatay gool rigoore ahaa daqiiqadii 20aad oo uu u saxiixay Keisuke Honda,…
Kwadwo Asamoah ayaa haatan waxaa iska wada leh Juventus, halka Old Lady ay dib u cusbooneysiisay wada lahaanshaha Mauricio Isla ee Udinese. Kooxda Turin ka dhisan ayaa boqolkiiba 50 lahaanshaha ciyaaryahan kasta iibsatay xagaagii hore oo ay heshiiskaas la gaareen Udinese. Asamoah oo shaqo fiican ku soo bandhigay doorkiisa garabka…
Kooxda Serie B ka ciyaari doonta Palermo ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday ciyaaryahankii Italy la qaaday koobka adduunka 2006dii Gennaro Gattuso uu yahay macalinkooda cusub. Ciyaaryahankii hore ee AC Milan ayaa saxiixay heshiis hal sanno ah, isagoo sannad kale ku darsan kara qandaraaskiisa kooxda ka dhisan Sicily ka dib…
Channel-ka Mediaset Premium ee dalka Talyaaniga ayaa daboolka ka qaadaya in kooxda Milan ay wadahadalo kula jiraan kooxda Monaco oo lagu waramayo in dalab aad u sareeya ay ku doonayaan saxiixa labada xiddiga ee Milan Kevin-Prince Boateng iyo saaxibkiisa Stephan El Shaarawy. Ku xigeenka madaxa kooxda Milan Adriano Galliani ayaa…
Kulanka caawa wax badan ayaa miiska saaran, guuldarro soo gaarta Japan waxa ay keeni doonaan inay ka haraan koobka Qaaradagha, islamarkaana Italy ayaa xaqiijisan doonta booskeeda semi-finalka, waa hadii Mexico aysan ka badinin Brazil kulanka ka horeeya caawa. LINE-UPKA MACQUULKA AH: Italy: Buffon – Abate, Barzagli, Chiellini, Sciglio – Rossi,…
Xulka juunyeerka Spain ayaa difaacday koobka qaramada Yurub ee ciyaartoyda da’dooda ka yar tahay 21 jirada ka dib markii ay 4-2 ugu awood sheegteen xulka juunyeerka Italy ciyaar indho qabad laheyd oo ku dhexmartay Qudus. Spain ayaa hogaanka ciyaarta u qabatay daqiiqadii 6aad ka dib markii karoos uu soo dhigay…
Juventus ayaa ku dhow saxiixa daafaca kooxda Torino Angelo Ogbonna, iyagoo doonaya inay xoojiyaan daafacooda ka hor xilli ciyaareedka cusub 2013-14. Kooxda heysata horyaalka Serie A ayaa durababa xaqiijisatay lahaanshaha Federico Peluso oo si joogta ah ay kala soo wareegeen Atalanta, laakiin weli ma aysan bogin inay sii xoojiyaan daafacooda…
Xiddiga kooxda Napoli Edinson Cavani ayaa mar kale qirtay in u wareegis uu u wareego Real Madrid inay noqon laheyd riyo u rumowday. Hooyada dhashay xiddigan reer Uruguay ayaa dhawaan sheegtay in willkeeda Cavani uu wadahadalo kula jiro Manchester City iyo Madrid, halka dalab rasmi ah oo Chelsea ay ku…
Tottenham ayaa 15 milyan ginni ku dalbaneysa ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Brazil Paulinho si ay tartanka saxiixa uga dulqaadaan kooxaha Roma iyo Inter Milan. Waxaana arintaan ay ka danbeysay ka dib markii Fenerbahce ay dib u soo cusbooneysiisay xiisaheeda Emmanuel Adebayor taasoo ay lacag ku heli karaan kooxda Spurs.…