Laacib.net | Archive | Holland | 3
Home » Archives by category » Horyaalada » Holland (Page 3)

Kooxda Liverpool Oo Ku Biirtay Tartanka Loogu Jiro Bisha Janaayo Saxiixa Xiddiga Inter Milan Wesley Sneijder.

Kooxda Liverpool Oo Ku Biirtay Tartanka Loogu Jiro Bisha Janaayo Saxiixa Xiddiga Inter Milan Wesley Sneijder.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Liverpool ayaa ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka ka dhacay kooxda Inter Milan ee Wesley Sneijder sida ay maanta qortay jariirada Talyaaniga ee La Gazzetta dello Sport. Sneijder ayaa shalay sheegay inay qof walba dani ugu jirto inuu bisha Janaayo ka tago kooxda Inter Milan oo uu soo…

Arsene Wenger: Ma Aanan Heysan Wado Kale Oo Aan Ka Aheyn Inaan Van Persie Ka Iibino Man United.

Arsene Wenger: Ma Aanan Heysan Wado Kale Oo Aan Ka Aheyn Inaan Van Persie Ka Iibino Man United.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegtay inuusan heysan wado ka kale oo aan ka aheyd inay aqbalaan dalabkii Manchester United ee Robin van Persie, kaasoo heshiiskiisa uu ugu biirayo United ay ka harsan tahay kaliya inuu tijaabada caafimaadka maro iyo inuu qalinka ku duugo heshiiskiisa cusub. Lakiin markii TV-ga…

Sneijder Oo Loo Magacaabay Kabtanka Netherland Kulanka Saaxibtinimo Ee Belgium La Yeelanayo

Sneijder Oo Loo Magacaabay Kabtanka Netherland Kulanka Saaxibtinimo Ee Belgium La Yeelanayo

Share This Post

Google1Google

Wesley Sneijder ayaa markii ugu horeysey  hogaamin doono oo u noqonaya kabtan xulka qaranka Netherland kadib markii tababare Louis Van Gaal…

Patrick Kluivert Oo Loo Magacaabay Tababare Ku Xigeenka Xulka Qaranka Holland.

Patrick Kluivert Oo Loo Magacaabay Tababare Ku Xigeenka Xulka Qaranka Holland.

Share This Post

Google1Google

Patrick Kluivert ayaa la xaqiijiyay inuu yahay tababare ku xigeenka xulka qaranka Netherlands. Louis van Gaal ayaa shaqada tababarenimo ka bedelay Marwijk ka dib markii Holland ay si wajigabax ah kaga soo hartay koobkii Euro 2012, waxaana weeraryahankii hore ee Holland haatan loo magacaabay inuu noqdo gacanta midi gee Van…

Arsene Wenger Oo Weli Ku Adkeysanaya In Robin Van Persie Uu Baaqi Ku Sii Ahaan Doono Arsenal.

Arsene Wenger Oo Weli Ku Adkeysanaya In Robin Van Persie Uu Baaqi Ku Sii Ahaan Doono Arsenal.

Share This Post

Google1Google

Arsene Wenger ayaa ku celiyay mar kale inuu doonayo inuu Robin van Persie ku celiyo kooxda Arsenal xagaagan wax kasta oo ay ku qaadato. Ciyaaryahankii qaaday gooldhalinta Premier League xilli ciyaareedkii hore ayaa hore u sheegay inuusan heshiiska u kordhin doonin kooxda iyadoo qandaraaskiisa ay uga harsan tahay kaliya 12…

Xiddiga Reer Holland Luuk de Jong Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhaqaaqay Dalka Jarmalka.

Xiddiga Reer Holland Luuk de Jong Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhaqaaqay Dalka Jarmalka.

Share This Post

Google1Google

Borussia Monchengladbach ayaa xaqiijisay inay si ramsi ah u la soo wareegtay weeraryahankii kooxda Twente Luuk de Jong, kaasoo ay ku soo iibsadeen adduun lacageed oo gaaraya 15 milyan euro, waxaana uu kooxdiisa cusub uu u saxiixay heshiis ilaa 2017ka ah. Kooxda Borussia ayaa suuqa ugu jirtay weeraryahan cusub ka dib…

Ajax Oo Xaqiijisay In Daafaca Jon Vertonghen Inuu Ku Biirayo Kooxda Tottenham.

Ajax Oo Xaqiijisay In Daafaca Jon Vertonghen Inuu Ku Biirayo Kooxda Tottenham.

Share This Post

Google1Google

Ajax ayaa ku dhawaaqday in heshiis ay la gaareen kooxda Tottenham oo ku aadan saxiixa daafaca Jan Vertonghen heshiis ku kacaya 12 milyan euro. Labada kooxood ayaa ku jiray wadahadalo muddo dheer oo ku aadan sidii daafaca reer Belgium uu u tagi lahaa White Hart Lane, waxaana haatan heshiiska uu…

Aragti: Halkee Buu Ku Danbeyn Doonaa Robin Van Persie Xilli Ciyaareedka Soo Socda?

Aragti: Halkee Buu Ku Danbeyn Doonaa Robin Van Persie Xilli Ciyaareedka Soo Socda?

Share This Post

Google1Google

Waa xagaa kale iyo ciyaaryahan kale oo laga yaabo inuu ka tago Emirates Stadium. Weeraryahan Robin van Persie ayaa sheegay inuusan qandaraaska u kordhin doonin kooxda ka dib marka uu heshiiskiisa dhaco xagaaga danbe, waxaana uu su’aal ka keenay hamiga ay kooxda u leedahay inay koob ku guuleysato. Ciyaaryahanka reer…

Louis Van Gaal Oo Markale Loo Magacaabay Tababaraha Xulka Netherland

Louis Van Gaal Oo Markale Loo Magacaabay Tababaraha Xulka Netherland

Share This Post

Google1Google

Xiriirka kubbada cagta ee Dutch (KNVB) ayaa xaqiijiyey in markale loo magacaabay Louis van Gaal inuu tababare u noqdo xulka dalka Netherland. Kadib markii uu Bert van Marwijk uu iska casiley tababaranimada Netherland guuldaradii ka soo gaartay tartankii Euro2012 awgii ayay KNVB waxa ay dib ugu yeereen tababare ay 11…

Clarence Seedorf Oo SI Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Reer Brazil Ee Batofogo.

Clarence Seedorf Oo SI Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Reer Brazil Ee Batofogo.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Botafogo ayaa la soo wareegtay ciyaaryahan Clarence Seedorf kaasoo qalinka ku duugay heshiis labo sanno ah sida ay xaqiijisay kooxda reer Brazil. 36 jirkaan ayaa muddo dheer lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo South America ka dib markii uu dhacay qandaraaskiisa AC Milan. Si kastaba, bilo la iska dhexmarayay mustaqbalkiisa, iyo…