Laacib.net | Archive | Holland | 2
Home » Archives by category » Horyaalada » Holland (Page 2)

Spain Oo Garaacday France, Italy, Holland Iyo Germany Guulo Gaaray & England Oo Lagu Dhegay.

Spain Oo Garaacday France, Italy, Holland Iyo Germany Guulo Gaaray & England Oo Lagu Dhegay.

Share This Post

Google1Google

Xulka Spain ayaa dib u soo nooleeyay rajadooda ay ku difaacan lahaayeen koobka adduunka ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen xulka France ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka koobka adduunka oo ka dhacday Stade de France. Spain ayaa ciyaar adag la ciyaartay France islamarkaana gool iyo waxba kaga badisay Les Bleus…

England Oo Xasuuqday San Marino, France Iyo Holland Oo Guulo Gaaray & Spain Oo Lagu Dhegay.

England Oo Xasuuqday San Marino, France Iyo Holland Oo Guulo Gaaray & Spain Oo Lagu Dhegay.

Share This Post

Google1Google

Xulka England ayaa sideed gool iyo waxba kaga farxashay wadanka yar ee ugu qiimeynta hooseeya xulalka adduunka San Marino kulan ka tirsanaa isreebreebka koobka adduunka 2014 ee qaarada Yurub. San Marino oo aan laheyn horyaal gooni u istaagsan islamarkaana koox ka dhisan ay ka qeybgasho horyaalka heerka seddexaad ee Serie…

Man City Iyo Arsenal Oo Ku Tartamaya Saxiixa Xiddiga Qadka Dhexe Ee Kooxda AZ Alkmaar .

Man City Iyo Arsenal  Oo Ku Tartamaya Saxiixa Xiddiga Qadka Dhexe Ee Kooxda  AZ Alkmaar .

Share This Post

Google1Google

Kooxda Man City ayaa dadaal dheer u galeysa sidii ay u heli laheyd saxiixa laacibka da`da yar ee aan weli buuxin19-ka sano ee Adam Maher xilli Mancini uu loolan adag kala kulmayo kooxaha Chelsea iyo Arsenal oo iyana doonaya saxiixa laacibkaasi iyadoo City doonayaan in uu u buuxiyo booska Samir…

Oscar Oo Guul Ku Hogaamiyay Chelsea, Napoli Oo La Garaacay, Iyo Ajax Iyo Levante Oo Guulo Waa Weyn Gaaray.

Oscar Oo Guul Ku Hogaamiyay Chelsea, Napoli Oo La Garaacay, Iyo Ajax Iyo Levante Oo Guulo Waa Weyn Gaaray.

Share This Post

Google1Google

Gool soo daahay oo uu Chelsea u dhaliyay ciyaaryahan Oscar ayaa ku hogaamiyay inay guul muhim ah ka gaaraan kooxda Sparta Prague oo marti ay u ahaayeen iyagoo kaga badiyay 1-0 lugta hore ee wareega 32da ee Europa League. Ciyaarta oo ku bilaabatay si qabow islamarkaana fursado badan aysan iska…

Valencia vs PSG: Ibrahimovic Oo Soo Xusuusan Doona Caawa Markii Uu Ahaa Zlatan-kii Da’ Yaraa.

Valencia vs PSG: Ibrahimovic Oo Soo Xusuusan Doona Caawa Markii Uu Ahaa Zlatan-kii Da’ Yaraa.

Share This Post

Google1Google

Waxaa jiray waqti uusan Ibrahimovic aheyn Ibra, balse uu ahaa Zlatan. Waxa uu xirnaa No 9 waxaana uu bilaabayay inuu xiddig ku noqdo Amsterdam. Weeraryahanka reer Sweden ayaa aasaaska u dhigay xiddiga uu maanta yahay isagoo wax ka baranayay Ronald Koeman iyo Marco van Basten oo caawiye ka ahaa Ajax.…

Xulalka Holland Iyo Italy Oo Isku Garab Dhacay Halka Xulka Argentina Ay Ka Talaabsadeen Xulka Sweden.

Xulalka Holland Iyo Italy Oo Isku Garab Dhacay Halka Xulka Argentina Ay Ka Talaabsadeen Xulka Sweden.

Share This Post

Google1Google

Gool soo daahay oo uu Italy u dhaliyay ciyaaryaha Verratti daqiiqadii ugu danbeysay ee ciyaarta ayaa ka saaciday inay Italy barbaro 1-1 ah ku qabato xulka Holland ciyaar saaxiibtinimo oo labada kooxood dhexmartay. Goolhaye Gigi Buffon ayaa labo fursadood oo qatar ah ka badbaadiyay Holland qeybihii hore ee ciyaarta, iyadoo…

Italy Oo Dooneysa Inay Ka Fogaato Guuldaradii 6aad Ee Isku Xigta Ciyaar Sxbtinimo Kulanka Caawa Ee Holland.

Italy Oo Dooneysa Inay Ka Fogaato Guuldaradii 6aad Ee Isku Xigta Ciyaar Sxbtinimo Kulanka Caawa Ee Holland.

Share This Post

Google1Google

Italy ayaa caawa la ciyaareysa Holland iyagoo ka warqaba in laga badiyay shantii kulan ee ugu danbeysay ee ciyaaro saaxiibtinimo. Azzurri ayaa rikoor aan fiicneyn ka heysata ciyaaraha aan tartanka rasmiga aheyn ka dib markii Cesare Prandelli uu bedelay Marcello Lippi 2010kii. Wixii markaas ka danbeeyay, Azzurri ayaa badisay seddex…

Sneijder iyo Robben Oo Laga Reebay Xulka Netherland Ee Ciyaarta Saaxibtinimo Ee Italy

Sneijder iyo Robben Oo Laga Reebay Xulka Netherland Ee Ciyaarta Saaxibtinimo Ee Italy

Share This Post

Google1Google

Tababaraha Netherland Louis van Gaal ayaa waxa uu doortay in uu ka reebo 23-ka ciyaaryahan ee ka qeybgalaya kulanka saaxibtinimo ee Italy qaar kamid ah ciyaaryahanada caanka ka ah dunida. Ciyaaryahanada uu ka reebay tababaraha kulanka Amsterdam ayaa waxaa ka mid ah Maartan Stekelenburg, Wesley Sneijder, Rafael van der Vaart…

Daafac Casaan La Siiyay Darteed Feer Ku Jabiyay Daaqad Quraarad Ka Sameysan Isbitaalna La Dhigay.

Daafac Casaan La Siiyay Darteed Feer Ku Jabiyay Daaqad Quraarad Ka Sameysan Isbitaalna La Dhigay.

Share This Post

Google1Google

Daafaca kooxda PSV Erik Pieters ayaa loo qaaday isbitaal shalayto ka dib markii uu feer ka dhex bixiyay dariishad quruurad ka sameysneyd isagoo ka careysnaa casaan la siiyay xilli kooxdiisa PSV garoonkeeda ay guuldarro 3-1 ka soo gaartay PEC Zwolle. Ciyaaryahanka reer Holland ayaa ciyaarayay kulankiisii ugu horeysay ee ciyaar…

Wakiilka Sneijder: Maalin Walba Koox Cusub Ayaa U Imaada Wesley Sneijder.

Wakiilka Sneijder: Maalin Walba Koox Cusub Ayaa U Imaada Wesley Sneijder.

Share This Post

Google1Google

Wakiilka Wesley Sneijder, Soren Lerby, ayaa cadeeyay in kooxo badan ay xiiseynayaan kubadsameeyaha Inter Milan, laakiin waxa uu diiday inuu ka hadlo wararka sheegaya in Galatsaray ay qarka u saaran yahay inay la wareegto ciyaaryahanka. Kooxda Istanbul ka dhisan ayaa shalayto shaacisay inay ku jiraan wadahadalo ay ciyaaryahanka reer Holland…