Laacib.net | Archive | Holland
Home » Archives by category » Horyaalada » Holland

Philip Cocu Oo Si Rasmi Ah Loogu Magacaabay Macalinka Cusub Ee PSV Eindhoven.

Philip Cocu Oo Si Rasmi Ah Loogu Magacaabay Macalinka Cusub Ee PSV Eindhoven.

Share This Post

Google1Google

PSV ayaa ku dhawaaqday in Philip Cocu uu noqon doono tababarahooda cusub xagaagan ka dib markii uu u saxiixay heshiis afar sanno ah maanta. Kooxda ka ciyaarta horyaalka Holland ayaa suuqa ugu jirtay tababare cusub ka dib markii tababare Dick Advocaat uu ku dhawaaqay isbuucii hore inuusan qandaraaska u cusbooneysiin…

Mark Van Bommel Oo Casaan Qaatay Maanta Kuna Dhawaaqay Inuu Ka Fariistay Ciyaaraha.

Mark Van Bommel Oo Casaan Qaatay Maanta Kuna Dhawaaqay Inuu Ka Fariistay Ciyaaraha.

Share This Post

Google1Google

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee PSV Mark van Bommel ayaa ku dhawaaqay inuu si rasmi ah uga fariistay ciyaarta kubada cagta. 36 jirkaan ayaa soo gabagabeeyay mustaqbalkiiisa ciyaareed oo socday muddo 21 xilli ciyaareed ah, waxaana uu ku soo gabagabeeyay wax uu caan ku yahay isagoo qaatay casaan daqiiqadii 70aad ee…

Ajax Oo Ku Guuleysatay Markii 3aad Oo Isku Xigta Horyaalka Holland Ka Dib 5-0 Ay Ku Xaaqeen Tilburg.

Ajax Oo Ku Guuleysatay Markii 3aad Oo Isku Xigta Horyaalka Holland Ka Dib 5-0 Ay Ku Xaaqeen Tilburg.

Share This Post

Google1Google

Ajax ayaa ku guuleysatay horyaalkoodii 32aad ee Holland ka dib markii ay 5-0 garoonkooda kaga badiyeen kooxda Willem II Tilburg. Iyadoo hal kulan uu horyaalka ka dhiman yahay Ajax ayaa leh 73 dhibcood iyagoo afar dhibcood ka sareeya PSV kuwaasoo ku jira booska looga soo baxayo Champions League ka dib…

Ajax Oo Sheegtay Inuusan Weli Dhicin Heshiis Ay Christian Eriksen Uga Iibinayaan Kooxda Liverpool.

Ajax Oo Sheegtay Inuusan Weli Dhicin Heshiis Ay Christian Eriksen Uga Iibinayaan Kooxda Liverpool.

Share This Post

Google1Google

Ajax ayaa u muuqata inuu ka tagi doono xiddigooda khadka dhexe Christian Eriksen xagaagan, laakiin waxa ay sheegeen inuusan jirin wax heshiis ah oo la galeen Liverpool oo ay kaga iibinayaan xiddigooda. Tababaraha Reds Brendan Rodgers ayaa lala xiriiriyay xiddiga reer Denmark, oo ka mid ah da’ yarta soo koreysa…

Wiilka Van Der Sar Ayaa Ku Biiraya Akadeemiga Ajax Isagoo Qaadaya Talaabadii Aabihiis.

Wiilka Van Der Sar Ayaa Ku Biiraya Akadeemiga Ajax Isagoo Qaadaya Talaabadii Aabihiis.

Share This Post

Google1Google

Wiilka Edwin van der Sar ayaa ku biiraya akadeemiga caanka ah ee Ajax laga bilaabo xilli ciyaareedka soo socda, isagoo qaadaya talaabooyinkii aabihiis. Goolhaye Joe ayaa hore tababar u la qaatay Manchester United laakiin waxa uu ku laabtay Holland markii Van der Sar uu ciyaaraha ka fariistay 2011. Edwin van…

Tababaraha Ajax De Boer Oo U Dhaw In Uu Noqdo Badelka Mancini Ee Kooxda Man City.

Tababaraha Ajax De Boer Oo U Dhaw In Uu  Noqdo Badelka Mancini Ee Kooxda Man City.

Share This Post

Google1Google

Wargeyska Daily Mirror ayaa qoraya in tababaraha Ajax Amsterdam Frank de Boer uu yahay tababaraha u dhaw in uu badalo xagaaga dambe macalinka Man City ee Roberto Mancini . Warar ayaa tilmaamaya in Mancini uu ka tagayo City dhamaadka xilli ciyaareedkaan ka dib markii kooxdiisa ay si fudud uga hareen…

Agaasimaha Ajax Marc Overmars Oo Xaqiijiyay In Liverpool Ay Xiiseyneyso Xiddiga Da’da Yar Christian Eriksen.

Agaasimaha Ajax Marc Overmars Oo Xaqiijiyay In Liverpool Ay Xiiseyneyso Xiddiga Da’da Yar Christian Eriksen.

Share This Post

Google1Google

Agaasimaha kooxda Ajax Marc Overmars ayaa xaqiijiyay in Liverpool ay muddo badan xiiseyneyso ciyaaryahanka aadka loo qiimeeyo ee khadka dhexe ee kooxda reer Holland Christian Eriksen. 21 jirkaan ayaa u saftay kooxda ka dhisan Amsterdam in ka badan 100 kulan tan iyo intii uu kooxda koowaad ku biiray 2010kii, waxaana…

Chelsea Oo U Dhaw In Ay Helaan Saxiixa Weeraryahanka Kooxda Arnhem Ee Wilfried Bony

Chelsea Oo U Dhaw In Ay Helaan Saxiixa Weeraryahanka Kooxda Arnhem Ee Wilfried Bony

Share This Post

Google1Google

Naadiga Chelsea ayaa ku soo biiray tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka kooxda Vitesse Arnhem ee dalka Holland ee u dhashay dalka Ivroy Coast Wilfried Bony iyadoo wargeyska The Sun uu shaaca ka qaaday in wakiilka laacibkaasi uu maalinta isniinta joogay garoonka Stamford Bridge si laacibka uu ugu sii jiido Chelsea…

Baaris: Tobanka Kooxood Ee Ugu Soo Saarista Badan Ciyaartoyda Yurub Oo La Shaaciyay.

Baaris: Tobanka Kooxood Ee Ugu Soo Saarista Badan Ciyaartoyda Yurub Oo La Shaaciyay.

Share This Post

Google1Google

Waxaa laga yaabaa inaad ku fekerto in Barcelona ay heysato akadeemiga ugu fiican Yurub laakiin waxa ay soo galeen kaalinta afaraad, baaritaan xiiso badan oo la soo bandhigay, iyadoo kooxaha Britian iyo Italy ka dhisan aan lagu arkinba safka hore. Ajax ayaa ah kooxda koowaad ee ugu soo saarista badan…

Van Persie: Waxaa Laga Yaabaa Inaan Mustaqbalkeyga Ciyaareed Ku Soo Gabagabeeyo Man United.

Van Persie: Waxaa Laga Yaabaa Inaan Mustaqbalkeyga Ciyaareed Ku Soo Gabagabeeyo Man United.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka Manchester United Robin van Persie ayaa sheegay in laga yaabo inuu sii joogo Old Trafford inta ka dhiman mustaqbalkiisa ciyaareed. Xiddiga reer Netherlands oo 29 jir ah ayaa United kaga soo biiray Arsenal bishii August ee sannadkii hore isagoo lagu soo iibsaday qiimo gaaraya 24 milyan ginni waxaana uu…

Page 1 of 11123Next ›Last »