Laacib.net | Archive | Germany | 3
Home » Archives by category » Horyaalada » Germany (Page 3)

Jurgen Klopp Oo Sheegay In Mario Gotze Uu Ka Maqnaanayo Finalka Champions League

Jurgen Klopp Oo Sheegay In Mario Gotze  Uu Ka Maqnaanayo Finalka Champions League

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda Borussia Dortmund Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in xiddiga kooxda ka sii socda ee Mario Gotze uu ka maqnaanayo finalka Champions League ee ay lala yihiin kooxda Bayern Munich . ” Kulankii Real saameyn ayuu ku reebay laacibka , waxa uu ka sheeganayaa xanuun dhanka muruqa ah…

Germany Waa Awooda Cusub Ee Yurub, Laakiin Halkee Ayay Ka Galeysaa Qiimeynta Wadamada Kale Ee UCL.

Germany Waa Awooda Cusub Ee Yurub, Laakiin Halkee Ayay Ka Galeysaa Qiimeynta Wadamada Kale Ee UCL.

Share This Post

Google1Google

Wembley waxaan ku arki doonaa markii ugu horeysay taariikhda oo labo kooxood oo Jarmal ah ay ciyaaraan finalka Champions League. Waana markii afaraad oo labo kooxood oo isku wadan ay soo xaadiraan finalka koobkaan ugu qiimaha badan kooxaha Yurub, waxaana hore u sameeyay Spain (Real Madrid-Valencia), Italy (Milan-Juventus), iyo England…

Faalo: Pep Guardiola Ma Awoodi Doonaa Inuu Buuxiyo Booska Jupp Heynckes Xilli Ciyaareedka Soo Socda?

Faalo: Pep Guardiola Ma Awoodi Doonaa Inuu Buuxiyo Booska Jupp Heynckes Xilli Ciyaareedka Soo Socda?

Share This Post

Google1Google

Markii la shaaciyay warka ku aadan in Per Guardiola uu ka bedeli doono Jupp Heynckes shaqada kooxda Bayern Munich waxaa la isweydiiyay sida uu Guardiola u la qabsan karo koox Bayern ah oo durbaba xoogan. Si kastaba, bilo ka dib shaqada adag ee uu soo bandhigay Heynckes waa mid aan…

Wargeys : Lewandowski Qarka Ayuu Saaran Yahay Munich, Hishiisyada Gaarkana Waa Uu Ogalaaday.

Wargeys : Lewandowski Qarka Ayuu Saaran Yahay Munich, Hishiisyada Gaarkana Waa Uu Ogalaaday.

Share This Post

Google1Google

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa ku doodaya in weeraryahahanka kooxda Borussia Dortmund Robert Lewandowski uu si weyn qarka ugu saaran yahay in uu ku biiro kooxda Bayern Munich marka xilli ciyaareedkaan dhamaado iyadoo uu sii raacayo saaxibkiisa Mario Gotze oo si rasmi ah ugu biiray kooxdaas.…

Tito Vilanova: Lionel Messi Dhaawac Ma Uusan Aheyn Xalayto.

Tito Vilanova: Lionel Messi Dhaawac Ma Uusan Aheyn Xalayto.

Share This Post

Google1Google

Tababare Tito Vilanova ayaa shaaca ka qaaday inuusan dhaawac aheyn sababtii ka danbeysay inuu Messi ciyaarin kulankii xalay ee Barcelona ay guuldarrada xun ka soo gaartay Bayern Munich. Xiddiga reer Argentina ayaa si lama filaan ah loogu soo bilaabay xalayto kursiga keydka halkaasoo uu ku dhameystay ciyaarta isagoo kursiga keydka…

Jupp Heynckes: Barcelona Oo Uu Ka Maqan Yahay Messi Waa Si Kale.

Jupp Heynckes: Barcelona Oo Uu Ka Maqan Yahay Messi Waa Si Kale.

Share This Post

Google1Google

Tababare Jupp Heynckes ayaa aaminsan in Bayern Munich ay nasiib ku laheyd in Lionel Messi uusan u ciyaarin Barcelona kulankii ay FC Hollywood xalayto guul 3-0 ah ku gaartay Camp Nou. Ciyaaryahanka reer Argentina ayaa kursiga keydka ka soo daawaday iyadoo kooxdiisa ay dhibane u noqotay Bayern Munich, iyadoo Arjen…

Bayern Munich Oo Si Sahlan Ku Gaartay Finalka UCL Ka Dib Markii Ay Semi-finalka Ugu Awood Sheegteen Barcelona.

Bayern Munich Oo Si Sahlan Ku Gaartay Finalka UCL Ka Dib Markii Ay Semi-finalka Ugu Awood Sheegteen Barcelona.

Share This Post

Google1Google

Bayern Munich ayaa si raaxo leh ku gaartay finalka Champions League ka dib markii ay garaaceen Barcelona labada lug ee semi-finalka iyagoo lugtii labaad ee caawa ka dhacday Camp Nou ku awood sheegtay 3-0, taasoo ka dhigeysa inay wadar ahaan kaga talaabsadeen 7-0. Kooxda FC Hollywood oo lugtii hore ee…

Line-upka Rasmiga E Barca v Bayern: Messi Oo Kursiga Keyd Ku Bilaabanaya, & Mandzukic Oo Bayern U Soo Laabtay.

Line-upka Rasmiga E Barca v Bayern: Messi Oo Kursiga Keyd Ku Bilaabanaya, & Mandzukic Oo Bayern U Soo Laabtay.

Share This Post

Google1Google

  Tababare Tito Vilanova ayaa go’aan weyn gaaray isagoo kursiga keydka ku soo bilaabaya Lionel Messi, xilli weeraryahanka reer Argentina uu kulankii ugu danbeeyay ee La Liga uu kursiga keydka soo kacay islamarkaana kooxdiisa uu gool u dhaliyay kulankii ay la ciyaareen Athletic Bilabo. Waxaana macalinka uu booska sagaalka beenta…

Dani Alves: Waa Inaan 2-0 Ku Hogaamino Qeybta Hore Kulanka Caawa Hadii Kale Riyadeena Wembley Waa Dhimatay.

Dani Alves: Waa Inaan 2-0 Ku Hogaamino Qeybta Hore Kulanka Caawa Hadii Kale Riyadeena Wembley Waa Dhimatay.

Share This Post

Google1Google

Dani Alves ayaa aaminsan in Barcelona ay tahay inay qeybta hore ee ciyaarta caawa ay ku hogaamiso 2-0 hadiiba ay fursad u helayaan inay dhanka kale u rogaan natiijadii lugta hore ee Bayern Munich. kooxda Catalans ayaa 4-0 lagu soo garaacay isbuucii hore markii ay marti ku ahaayeen Allianz Arena,…

Madaxa BVB Oo Ka Hadlay Daqiiqadihii U Danbeeyay Ee Ciyaartii Xalay: Waxaan Isku Soo Xiray Suuliga.

Madaxa BVB Oo Ka Hadlay Daqiiqadihii U Danbeeyay Ee Ciyaartii Xalay: Waxaan Isku Soo Xiray Suuliga.

Share This Post

Google1Google

Agaasimaha guud ee Borussia Dortmund Hans-Joachim Watzke ayaa shaaca ka qaaday sida uu ku badbaaday daqiiqadihii u danbeeyay ee kulankii xalay ee Real Madrid. Dortmund ayaa ciyaarta ku dhameystay iyagoo wadnaha farta ku haya lugtii labaad ee semi-finalka Champions League ka dib markii labo gool oo soo daahay ay ka…