Xiddiga kooxda Borussia Dortmund Robert Lewandowski ayaa talaabo kale u sii dhawaaday inuu ku biiro kooxda riyadiisa ah ee Manchester United, isagoo hadii uu ku biiro ka qaadan doona labo jibaar mushaharka uu haatan qaato sida ay qortay Daily Mail. Waxa uu ku dhow yahay inuu aqbalo heshiis uu sannadkii…
Tababaraha xulka Spain Vicente Del Bosque ayaa qaba in Bayern Munich, Barcelona iyo Real Madrid ay yihiin kooxaha ugu xooga badan xilli ciyaareedkan koobka Champions League. Tababaraha ayaa amaanay shaqada Jupp Heynkes ee kooxda Bayern Munich, isagoo sheegaya in kooxda Jarmalka ay awoodo inay ku guuleysato koobka. “Muran la’aan, Barcelona,…
Weeraryahanka reer Holland Klaas-Jan Huntelaar oo ay doonayeen kooxo badan oo Yurub ah ayaa heshiiska u dheereeyay kooxda Schalke ilaa iyo 2015. Huntelaar ayaa lala xiriirinayay Arsenal muddo isbuucyo ah, waxaana wararka ay sidoo kale tibaaxayeen inay tartan kala kulmayeen Liverpool iyo Inter Milan. 29 jirkaan ayaa soo dhigay bogiisa…
Tababaraha xulka Jarmalka Joachim Low ayaa shaaca ka qaaday inuusan ku fekereynin haatan inuu Jose Mourinho ka bedelo Real Madrid. Tababaraha ayaa cadeeyay in qandaraaskiisa ay uga hartay labo sanno, islamarkaana uu doonayo inuu Germany ku hogaamiyo koobka adduunka ee 2014 lagu qabanayo Brazil. Markii la weydiiyay hadii ay wax…
Bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga sida caadiga ahba waxaa la filayaa in kooxaha wax iibsanaya ay si taxadar leh uga fiirsadaan ka hor inta aysan lacag qarashagereynin. Halka kooxaha wax laga iibsanayo ay iyagana isku dayi doonaan inay ceshtaan xiddigahooda. Laakiin intaas oo kaliya ma ahan, waxaa…
Hamburg ayaa dhamaystirtey la soo wareegida ciyaaryahanka qadka dhexe ee Rafeal van der Vaart. Ciyaaryahanka xulka qaranka Netherland ayaa dib ugu soo laabtay kooxdan ka ciyaarta horyaalka Bundesligaha isagoo hore ugu ciyaari jirey intii u dhexeysay 2005-2008dii kahor inta uusan u wareegin Real Madrid. Van der Vaart ayaa ku biirey…
Kooxda Scalke ayaa ku dhawaaqday inay la soo wareegtay ciyaaryahan Ibrahim Afellay oo ay uga soo qaateen kooxda Barcelona heshiis amaah ah oo hal sanno ah. Kooxda reer Bundesliga ayaa aad u dooneysay inay wax ku soo kordhiso kooxdeeda ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Wadahadalada ayaa…
Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee Barcelona Ibrahim Afellay ayaa qarka u saaran inuu ku biiro kooxda Jarmalka ee Schalke, ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga. Ciyaarka reer Holland oo dhaawacyo ay hareeyeen 18kii bilood ee uu joogay Camp Nou, ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu ka tagayo…
Ciyaaryahankii khadka dhexe Javi Martinez ayaa si rasmi ah loo xaqiijiyay inuu maanta noqday ciyaaryahan Bayer Munich ah. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa galabnimadii maanta la bixiyay 40ka milyan euro ee lagu burburin karay qandaraaskiisa Athletic Bilbao, waxaana uu ugu biiray Bayern Munich heshiis rikoor ah isagoo saxiixay heshiis shan sanno…
Kooxda Bayern Munich ayaa guushii ugu horeysey ka gaartay kulankii ugu horeeyey ee horyaalka Bundesligaha iyadoo la ciyaartay kooxda ku soo biirtay xilli ciyaareedkan Bundesligaha. Kulankan oo Bayern marti ahayd ayaa waxa ay 3-0 ugu awood sheegatay kooxdan ku cusub Bundesligaha. Waxaana goolka ugu horeeyey u dhaliyey Mueller iyadoo labo…