Laacib.net | Archive | Germany | 14
Home » Archives by category » Horyaalada » Germany (Page 14)

Bayern Munich Oo Shaacisay In Toni Kroos Uu Muddo Laba Bil Ah Garoomada Ka Maqnaanayo.

Bayern Munich Oo Shaacisay In Toni Kroos Uu Muddo Laba Bil Ah Garoomada Ka Maqnaanayo.

Share This Post

Google1Google

Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Toni Kroos  ayaa la shaaciyay in garoomada uu ka maqnaanayo muddo laba bil ah ka dib markii uu ku dhaawacmay kulankii xalay ee Juventus . Bayern Munich ayaa boggooda Internet-ka ku sheegay in dhaawicii laacibkaas Toni Kroos  soo gaaray loo haystay mid sahal ah…

Bayern Munich Oo Hal Lug La Gashay Sema Finalka Champions League, Markii Ay Garaacday Juventus

Bayern Munich Oo Hal Lug La Gashay Sema Finalka Champions League, Markii Ay Garaacday Juventus

Share This Post

Google1Google

Kooxda reer Jarmal Bayern ayaa hal lug la gashay Sema Finalka Koobka Champions, kadib markii lugta hore ee wareega 8-da ay garoonkeeda Allianza Arena uga badisay Kooxda reer Talyaani ee Juventus…

Line-upka Rasmiga Ee Kulamada Champions League Ee PSG v Barca Iyo Bayern Munich v Juventus.

Line-upka Rasmiga Ee Kulamada Champions League Ee PSG v Barca Iyo Bayern Munich v Juventus.

Share This Post

Google1Google

Jordi Alba iyo Xavi ayaa ku soo laabtay line-upka Barcelona ka dib dhaawac ay ku maqnaayeen, halka Alexis uu weerarka ka garab ciyaarayo Messi iyo David Villa. David Beckham ayaa dhanka PSg ku soo bilaabanaya halka Ibrahimovic uu hogaaminayo weerarka kooxda martida loo yahay. LINE-UPKA RASMIGA EE PSG V BARCELONA:…

Falanqeynta Kulamada Champions League Ee PSG v Barcelona Iyo Bareyn Munich v Juventus.

Falanqeynta Kulamada Champions League Ee PSG v Barcelona Iyo Bareyn Munich v Juventus.

Share This Post

Google1Google

Kulanka: Paris Saint-Germain v Barcelona Garoonka: Parc des Princes Waqtiga: 9:45 pm SGA LINE-UPKA MACQUULKA AH: PSG: Sirigu; Wiel,  Alex, Silva, Maxwell; Moura, Verratti, Matuidi, Pastore; Ibrahimovic, Lavezzi BARCA:  Valdés; Alves, Piqué, Mascherano, Alba; Xavi, Busquets, Fabregas; Villa, Messi, Iniesta. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Thiago Motta ayaa seegaya kulanka caawa ay Barcelona ku qaabilayaan…

Wenger Oo Miisinayadda £70m Ee La Siiyay Ku Doonaya Xiddigaha Lewandowski, Gotze Iyo Bender.

Wenger Oo Miisinayadda £70m Ee La Siiyay Ku Doonaya Xiddigaha Lewandowski, Gotze Iyo Bender.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha Arsenal Wenger ayaa isha ku haya in xilli ciyaareedkaan kooxda Borussia Dortmund kala soo wareego xiddigahooda Mario Gotze iyo Robert Lewandowski halka sidoo kale kooxda Bayer leverkusen uu ka doonayo laacibkooda qadka dhexe Lars Bender. Wenger ayaa 24-sano jirkaan Lewandowski  loolan adag kala kulmaya kooxaha Bayern Munich iyo Man…

Garsoore Mark Clattenburg Oo Dhexdhexaadin Doona Kulanka Bayern Munich Iyo Juventus Ee Champions League.

Garsoore Mark Clattenburg Oo Dhexdhexaadin Doona Kulanka Bayern Munich Iyo Juventus Ee Champions League.

Share This Post

Google1Google

Garsooraha Ingariiska Mark Clattenburg ayaa dhexdhexaadin doona kulanka habeenka talaadada ee lugta hore ee wareega 8da Champions League ee Bayern Munich iyo Juventus ku dhexmaraya Allainz Arena. UEFA ayaa ku dhawaaqday in garsoore Clattenburg uu dhex dhexaadin doono ciyaartaas oo noqon doonta ciyaartii tartan rasmi aheyd ee uu Juventus u…

Arjen Robben Oo Gaashaanka U Daruuray In Uu Ka Tagayo Kooxda Bayern Munich .

Arjen Robben Oo Gaashaanka U Daruuray In Uu Ka Tagayo Kooxda Bayern Munich .

Share This Post

Google1Google

Xiddiga garabka kubadda uga qaabeeya kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa gaashaanka u daruuray wararka lala xariirinaya ee ah in xagaaga dambe uu ka huleelayo kooxda Bayrn Munich uuna ku jeedo kooxda Galatasaray , halka warar kalana la xariiriyeen kooxda Inter Milan . ” Mar waxa ay ka hadlayaan kooxda…

Weeraryahanka PSG Gameiro Oo Ay Ku Loolamayaan Kooxaha Liverpool Iyo Valencia.

Weeraryahanka PSG Gameiro Oo Ay Ku Loolamayaan Kooxaha Liverpool Iyo Valencia.

Share This Post

Google1Google

Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Faransiiska ayaa sheegaya in kooxda PSG ay diyaar u yihiin in ay ka ka kaaftoomaan weeraryahankooda reer Faransa Kevin Gameiro marka la gaaro xagaaga dambe . Warku waxa uu intaa ku darayaa in arintaas ay dhaceyso hadii dalabyada lagu doonayo laacibkaas Kevin Gameiro ay qiimo…

Bayern Munich Oo Fariin U Dirtay Juventus Ka Dib Markii Ay Sagaal Gool Ku Xasuuqday Hamburg.

Bayern Munich Oo Fariin U Dirtay Juventus Ka Dib Markii Ay Sagaal Gool Ku Xasuuqday Hamburg.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Bayern Munich ayaa fariin cad u sii dirtay Juventus ka hor kulankooda Champions League ka dib markii ay 9 -2 ku xasuuqeen kooxda Hamburg oo marti ugu aheyd Allainz Arena kulan hal dhinac ahaa oo ka tirsanaa horyaalka Bundesliga. Afar gool oo ka mid ah waxaa u dhaliyay Bayern…

Bayern Munich Oo Isha Ku Haysa laacibka Garabka Uga Ciyaara Juventus Ee Lichtsteiner

Bayern Munich Oo Isha Ku Haysa laacibka Garabka Uga Ciyaara Juventus Ee Lichtsteiner

Share This Post

Google1Google

Doonista kooxda Bayern Munich kuma koobna laacibka qadka dhexe ee kooxda Juventus Arturo Vidal balse waxaa muuqaneysa in ay jiraan xiddigo kale oo ay doonayaan oo Juventus-na muhiim u ah . Bogga Mercato 365 ayaa laga soo xigtay in kooxda Bayern Munich ay il gaar ah ku hayaan laacibka garabka…