Ka dib markii uu soo dhawaaday dhaamadka hishiiskii uu ugu joogay kooxda Borussia Dortmund marka xilli ciyaareedkaan uu xirmo ayuu daafacii kooxdaas ee Felipe Santana waxa uu hishiis u saxiixay kooxda kale ee reer Jarmal ee Schalke . Daafacaan reer Brazil Felipe Santana ayaa hishiiskaas uu qalinka ku duugay uu…
Kooxda hanatay xilli ciyaareedkan horyaalka Bundesliga ee Bayern Munich ayaa guul ay u dagaalantay ku soo xirtay horyaalka Jarmalka, iyadoo kooxda Schalke guul ay gaartay kulankii ugu danbeeyay ee horyaalka ku xaqiijisatay booska afaraad ee loogu soo baxayo Champions League. Bayern Munich oo marti u aheyd kulankii ugu danbeeyay horyaalka…
Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Robert Lewandowski ayaa xaqiijiyay in uu daboolka ka qaadayo mustaqbalkiisa marka xilli ciyaareedkaan la soo xero iyadoo warkaan uu ka sheegay wareysi uu siinayay Tv ku yaal dalkaas Polland . Robert Lewandowski ayaa yiri ” hal arin ayaa ku jirta maskaxdeyda, in aan ka tago…
Kooxda Borussia Dortmund ayaa ergo u dirtay kooxda Aston Villa ee horyaalka Ingiriiska iyaga oo dadaal ugu jira in ay isku dayaan in weeraryahanka kooxdaas ee Christian Benteke la soo hishiiyaan xilli laga yaabo in weeraryahankooda lewandowski kooxda ka tago. Christian Benteke oo 22-sano jir ah ayaa la qabsaday kooxdaas xilli…
Werder Bremen ayaa ceyrisay tababare Thomas Schaaf ka dib 14 sanno uu macalin ka ahaa kooxda, iyo wadar ahaan 41 sanno uu macalin iyo ciyaaryahan ka soo ahaa Werder Bremen. Schaaf oo 52 jir ah ayaa waxaa bedeli doona ku xigeenadiisa Wolfgang Rolff iyo Matthias Honerbach inta ka dhiman xilli…
Wayne Rooney ayaan ku biiri doonin Bayern Munich xagaagan sida uu sheegay Matthias Sammer oo ah agaasimaha kooxda Jarmalka. Markii la weydiiyay inay suurtogal tahay inay la soo wareegaan ciyaaryahanka aan cagaha badan ku taagneyn ee Manchester United, Sammer ayaa yiri: “Ma jirto wax xiriir ah oo aan la sameynay,…
Tababaraha kooxda Bayern Munich Jupp Heynckes ayaa shaaca ka qaaday in ay ka go`an tahay in shaqada tababarka uu ka fariisto dhaamadka xilli ciyaareedkaan ka dib xilli ciyaareed guulo uu kula soo hoyiyay kooxda Muncih . Jupp Heynckes ayaa yiri ” ciyaarta Moenchengladbach ayaa ah kulanka iigu dambeeya ka tababare…
Tababaraha kooxda Borussia Dortmund Jurgen Klopp ayaa ay ka dhaadhacsan tahay in Bayren Munich aysan u ceebeysan doonin sida ay u ceebeysteen Juventus iyo Barcelona wareegyadii hore ee Champions League. Kooxda Bavarians ayaa Juventus ku soo dardartay wadar ahaan wareegii 8da 4-0, halka ay 7-0 kaga talaabsadeen wadar ahaan labadii…
Xiddiga kooxda Bayern Munich Franck Ribery ayaa muujiyay sida weyn ee uu uga carooday saaxibkiisa isku kooxda yihiin ee Jerome Boateng kaasi oo intii uu socday dabaal degii shalay ee ay koobka ku gudoomayeen in uu ku bil bilay qamri . Kooxda Bayern Munich ayaa dooratay in ay ku dabaaldegaan…
Juventus ayaa kor u qaaday koobkoodii labaad ee Serie A ee isku xiga xalayto, laakiin kabtan Gigi Buffon ayaa qirtay inay tahay in Bianconeri ay qabato shaqo badan hadii ay doonayaan inay u tartaman Champions League, isagoo ku dooday in Bayern Munich ay haatan labo talaabo ka sareyso koox kasta.…