Carlo Ancelotti ayaa qirtay inay adkaan doonto inuu iska diido Real Madrid hadii kooxda reer Spain ay u soo dhawaato xagaagan, laakiin waxa uu intaas ku daray inuu ku faraxsan yahay nolosha PSG. Tababaraha Talyaaniga ayaa si joogta ah loola xiriirinayaa inuu Jose Mourinho ka bedeli doono Los Blancos, kaasoo…
Bogga CalcioMercato ee dalka Talyaaniga ayaa daboolka ka qaaday in Zlatan Ibrahimovic uu ku war giliyay mas`uuliyiinta PSG in uu doonayo in uu ka huleelo kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkaan. Ibrahimovic ayaa haatan la tilmaamayaa in uu u dhaw yaahy in ku soo laabto kooxda Juventus oo uu ka tagay xagaagii 2006-da…
Tababaraha kooxda PSG Carlo Ancelotti ayaa gaashaanka u daruuray waxa ka jira wararka suuqa hareeyay ee sheegayay in uu ku war giliyay maamulka PSG in uusan kooxda la sii joogeyn xilli ciyaareedka dambe . Isaga oo ka hadlayay kulan wareed uu qabtay ayuu yiri Ancelotti ” waxaan doonayaa in aan…
Claude Makelele ayaa laga yaabaa inuu caawiye tababare u noqdo Carlo Ancelotti hadii uu xilli ciyaareedka soo socda qabta kooxda Real Madrid, sida ay ku waramayaan warar France ka soo baxaya. Jariirada Le Parisien ayaa sheeganeysa in ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe Los Blancos inay u badan tahay inuu u…
Warar ka soo baxaya France ayaa sheegaya in Carlo Ancelotti uu ku wargeliyay Paris Saint-Germain inuu ka tagayo xagaaga, iyagoo ku waramaya inuu ku dhow yahay inuu heshiis la gaaro Real Madrid. Wararka xantaan la xiriira ayaa xilli ciyaareedkan oo dhan la hadalhayay, iyadoo lagu soo waramayay in tababaraha Talyaaniga…
Xog hayaha guud ee kooxda PSG ee dalka Faransiiska Leonardo ayaa daboolka ka qaaday qaar ka mid ah qorshayaasha ay ka leeyihiin suuqa kala wareegga dhawaan iyadoo uu beeniyay in ay baacsanayaan xiddiga Napoli ee Cavani halka uu xusay in kooxda ay joogayaan labada laacib ee kala ah zlatan ibrahimovic…
Idaacada Monte Carlo ee dalka Faransiiska ayaa shaacisay in madaxa ciyaaraha ee PSG Leonardo uu dhowr jeer uu la kulmay wakiilka ciyaaryahanka Napoli ee Cavani si laacibkaas uu u yimaado kooxda PSG dhamaadka xilli ciyaareedkaan. Ilo wareedyo laga helayo Faransiiska ayaa sheegaya in labada sarkaal ay isku af garteen in…
Waxaa muuqanaya in rabitaanka Juventus ee ku aadan xiddigoodii hore ee Zlatan Ibrahimovic ay dhab ka tahay , iyadoo wargeyska La Gazzetta Dello Sport uu daboolka ka qaaday in tababare Antonio Conte uu si toos ah uu ula hadlay laacibkaas si uu ugu qanciyo in mar kale uu xerto funaanada…
Naadiga PSG ayaa lagu waramayaa in ay aad u xiiseynayaan xiddiga gaarbka bidix kubadda uga qaabeeya Barcelona ee Eric Abidal , waxa uuna nadigaan qosrheynayaan in laacibkaas la soo hishiiyaan marka suuqa kala wareegga ciyaartooyda uu furmo. Daafacaan reer Frace illaa haatan looma soo bandhigin hishiis kordhin xilli midkiisa haatan…
Tababaraha kooxda PSG Carlo Ancelotti ayaa beeniyay wararka dhawaanahaan suuqa hareeyay ee sheegayay in PSG ay qarka u saaran yihiin in ay la soo hishiiyaan weeraryahanka kooxda Man United ee Rooney oo ay la soo wareegayaan dhamaadka xilli ciyaareedkaan . Waxa uu tilmaamay in arin mustaxiil ah ay ku tahay…