Laacib.net | Archive | France | 22
Home » Archives by category » Horyaalada » France (Page 22)

Benzema Oo Ka Caawiyay France Inay Guul Ku Soo Gabagabeyso Isku Diyaarinteeda Euro 2012.

Benzema Oo Ka Caawiyay France Inay Guul Ku Soo Gabagabeyso Isku Diyaarinteeda Euro 2012.

Share This Post

Google1Google

France ayaa ku soo gabagabeysay isku diyaarinteeda ciyaaraha Euro 2012 guul raaxo leh oo ay 4-0 kaga badiyeen xulka Estonia oo marti ugu ahaa Le Mans. Labo gool oo uu dhaliyay Karim Benzema iyo goolka uu ku furay Frank Ribery iyo gool uu ku soo xiray Jeremy Menez ayaa ka…

Eric Abidal Oo Loo Sheegay Inuu Dib U Ciyaari Karo Kubada Cagta.

Eric Abidal Oo Loo Sheegay Inuu Dib U Ciyaari Karo Kubada Cagta.

Share This Post

Google1Google

Difaaca Barcelona Eric Abidal ayaa loo sheegay inuu mar kale ciyaari karo kubada cagta ka dib markii beerka loo bedelay. Juan Carlos Garcia-Valdecasas oo ahaa Daqtarkii fuliyey qaliinka ayaana taas u cadeeyey maanta. 32 jirkaan reer France ayaa laga jaray buro kaga taalay beerka sanadii lasoo dhaafay. Abidal ayaana markaasi…

Ciyaaro Saaxiibtinimo: Jarmalka Oo Garaacay Isreal Iyo France Oo Ka Talaabsatay Serbia.

Ciyaaro Saaxiibtinimo: Jarmalka Oo Garaacay Isreal Iyo France Oo Ka Talaabsatay Serbia.

Share This Post

Google1Google

Xulka Jarmalka ayaa caawa ciyaar saaxiibtinimo laba iyo waxba ku dardaray xulka Israel ciyaar ka dhacday Red Bull Arena. Weeraryahankooda Mario Gomez ayaa goolka hore u furay daqiiqadii 40aad ee ciyaarta ka dib markii ay si fiican iskula jaanqaadeen Sami Khedira iyoThomas Müller iyadoo ugu dambeyn u si awood leh…

Xulka France Ee Euro 2012 Oo La Magacaabay Iyo Yoann Gourcuff Oo La Soo Tagay.

Xulka France Ee Euro 2012 Oo La Magacaabay Iyo Yoann Gourcuff Oo La Soo Tagay.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha xulka France Laurent Blanc ayaa ka ka soo tagay ciyaaryahankii khadka dhexe ee Yoann Gourcuff iyo daafaca Mapou Yanga Mibiwa, isagoo magacaabay 23ka ciyaaryahan ee France u mataleysa ciyaaraha Euro 2012. Gourcuff ayaa qeyb ka ahaa xulkii 32da ka koobnaa ee tababarka uu u socday, lakiin waxa uu ku…

Eden Hazard Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biirayo Kooxda Chelsea.

Eden Hazard Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biirayo Kooxda Chelsea.

Share This Post

Google1Google

Eden Hazard ayaa ugu danbeyn soo gabagabeeyay wararka ku aadan mustaqbalkiisa isagoo ku dhawaaqay inuu go’aansaday inuu ku biiro Chelsea xilli ciyaareedka soo socda. 21 jirkaan kubadsameeyaha u ah kooxda Lille ayaa muddo dheer lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Premier League, waxaana haatan uu xushay kooxda dhawaan loo caleemo saaray…

Eden Hazard Oo Lagu Wado Inuu Maanta Gelinka Danbe Ku Dhawaaqo Kooxda Uu Ku Biirayo.

Eden Hazard Oo Lagu Wado Inuu Maanta Gelinka Danbe Ku Dhawaaqo Kooxda Uu Ku Biirayo.

Share This Post

Google1Google

Eden Hazard ayaa la filayaa in maanta gelinka danbe uu ku dhawaaqi doono kooxda uu ku biiri doono Manchester United, Manchester City ama Chelsea. 21 jirkaan ayaa ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican ee da’ yarta qaarada Yurub, waxaana uu macsalaameeyay kooxda Lille oo uu horyaalka Faransiiska kula guuleystay xilli…

France Oo 2 Gool Oo Looga Hormaray Ku Bedeshay 3 Gool Kulan Sxbtinimo Oo Ay La Ciyaareen Iceland.

France Oo 2 Gool Oo Looga Hormaray Ku Bedeshay 3 Gool Kulan Sxbtinimo Oo Ay La Ciyaareen Iceland.

Share This Post

Google1Google

France ayaa labo gool oo looga hormaray waxa ay ugu bedeleen seddex gool xulka Iceland ka dib ciyaar saaxiibtinimo oo xiiso leh oo ay la yeesheen. Iyadoo Germany ay guuldarro 5-3 ka soo gaartay Switzerland, islamarkaana Holland ay guuldarro kala kulantay Bulgaria ciyaarihii saaxiibtinimo ee dhacay habeenkii sabtida, France ayaa…

Raymond Domenech: France Si Sahlan Ayay Ku Dardari Doontaa England Kulanka Euro 2012.

Raymond Domenech: France Si Sahlan Ayay Ku Dardari Doontaa England Kulanka Euro 2012.

Share This Post

Google1Google

Raymond Domenech ayaa sheegtay in France ay si sahlan ku garaaci doonto England furitaanka Euro 2012, isagoo sabab uga dhigay in Ingariisku uusan laheyn wax tayo ah. Labada xul ayaa ku kulmi doona kulanka ugu horeeya ee Group D 11ka bisha June, waxaana tababarihii hore ee France uu yiri: “Kulanka…

Eden Hazard Oo Albaabada U Furay Chelsea Xilli Man United Iyo Man City Ay Xiiseynayaan.

Eden Hazard Oo Albaabada U Furay Chelsea Xilli Man United Iyo Man City Ay Xiiseynayaan.

Share This Post

Google1Google

Eden Hazard ayaa albaabada u furay inuu u dhaqaaqi karo Stamford Bridge xagaaga, isagoo qirtay in ku guuleysigii Champions League inay keentay inuu bedelo qorshahiisa. kubadsameeyaha Lille ayaa ku sii jeeda Premier League, waxaana uu doonayaa inuu mustaqbalkiisa go’aansado sabtida 2da June markaasoo uu u ciyaari doono xulka Belgium oo…

Juventus Oo Ciyaaro Saaxiibtinimo La Ciyaari Doonta Real Madrid Iyo Paris Saint-Germain.

Juventus Oo Ciyaaro Saaxiibtinimo La Ciyaari Doonta Real Madrid Iyo Paris Saint-Germain.

Share This Post

Google1Google

Juventus ayaa xaqiijisay inay ciyaar saaxiibtinimo ay Waqooyiga Ameerika kula ciyaari doonto xagaagaan kooxaha Paris St Germain iyo kooxda Real Madrid. Kooxda heysata horyaalka Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday inay ciyaari doonaan seddex kulan oo saaxiibtinimo taasoo qeyb ka ahaa isku diyaarintooda xilli ciyaareedka soo socda ee 2012-13. Marwada Duqda ah…