Laacib.net | Archive | France | 2
Home » Archives by category » Horyaalada » France (Page 2)

Monaco 100-milyan Oo Euro Ku Dooneysa Sedex Xiddig Oo Barcelona Ah.

Monaco 100-milyan Oo Euro Ku Dooneysa Sedex Xiddig Oo Barcelona Ah.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Monaco ayaa dooneysa in suuqa kala wareegga ciyaartooyda si xooggan u soo jiiraan waxa ayna codsadeen saxiixa sedex xiddig ee Barcelona ka tirsan kuwaas oo kala ah Victor Valdes, Fabregas iyo Alexis Sánchez si kooxdaas timid heerka kowaad faransiiska ugu xoojiyaan. Wargeysyada Faransiiska ayaa daboolka ka qaadaya in Monaco…

Samir Nasri Oo Qaranka Looga Yeeray Iyo Ribery Oo Ka Nasanaya Safarka Qaranka.

Samir Nasri Oo Qaranka Looga Yeeray Iyo Ribery Oo Ka Nasanaya Safarka Qaranka.

Share This Post

Google1Google

Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Man City Samir Nasri ayaa ku soo laabtay liiska qaranka faransiiska ee kulamada saaxibtinimo ugu safraya koonfur America iyadoo tababare Didier Deschamps uu u yeeray markii ugu horeysay tan iyo markii uu qabtay qaranka . Samir Nasri ayaa ka maqnaa dhismaha qaranka faransiiska tan dhamaadkii…

Thiago Silva Oo Doonaya Inuu Ku Biiro Barcelona Marka Uu Furmo Suuqa Kala Iibsiga.

Thiago Silva Oo Doonaya Inuu Ku Biiro Barcelona Marka Uu Furmo Suuqa Kala Iibsiga.

Share This Post

Google1Google

Thiago Silva ayaa lagu qeexay inuu doonayo inuu ka tago Paris Saint-Germain xagaaga si uu ugu dhaqaaqo kooxda Barcelona. Daafaca reer Brazil ayaa ka mid ah ciyaartoy dhowr ah oo lala xiriiriyay Barcelona inay u dhaqaaqeyso xagaaga, iyadoo kooxda Catalans ay raadineyso inay xoojiso boosaskeeda daafaca dhexe. Jariirada Mundo Deportivo…

Real Madrid Oo Ku Wargelisay Carlo Ancelotti Inaysan Bixin Doonin Lacag Lagu Burburinayo Qandaraaskiisa PSG.

Real Madrid Oo Ku Wargelisay Carlo Ancelotti Inaysan Bixin Doonin Lacag Lagu Burburinayo Qandaraaskiisa PSG.

Share This Post

Google1Google

Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa lagu soo waramayaa inuu u sheegay Carlo Ancelotti inuu isaga la yimaado istiraatiijiyadii uu kaga soo tagi lahaa PSG islamarkaana aysan Los Blancos bixin doonin wax lacag magdhow ah. Tababaraha Talyaaniga ayaa hal sanno kale ay uga harsan tahay qandaraaskiisa kooxda hanatay horyaalka Faransiiska,…

Sawiro: Qalalaase Hakiyay Dabaaldega Koobkii Ugu Horeysay Ee 19 Sanno Ee PSG Ee Ligue 1.

Sawiro: Qalalaase Hakiyay Dabaaldega Koobkii Ugu Horeysay Ee 19 Sanno Ee PSG Ee Ligue 1.

Share This Post

Google1Google

  Dabaaldegii lagu sharfayay koobkii ugu horeysay ee Paris Saint-Germain ee muddo 19 sanadood ah ayaa waxaa hakad geliyay qalalaaase ay sameeyeen taageerayaasha oo ay isku dhaceen boliiska iyadoo taasi ay keentay in 30 ruux ay dhaawacantay halka 21 kale la xiray. Sarkaal boliiska ka tirsan oo la yiraahdo Bernard…

Madaxweynaha PSG Nasser Al Khelaifi: Real Madrid Waxa Ay Dooneysay Ancelotti Waana Ka Diidnay.

Madaxweynaha PSG Nasser Al Khelaifi: Real Madrid Waxa Ay Dooneysay Ancelotti Waana Ka Diidnay.

Share This Post

Google1Google

Paris St Germain ayaa diiday dalab ay Real Madrid ku dooneysay inay ku shaqaaleysiiso tababare Carlo Ancelotti sida uu sheegay madaxweynaha kooxda Faransiiska Nasser Al Khelaifi. “Real waa ay inoo timid, waana la hadlay. Laakiin anaga ayuu qandaraas nagula jiraa hal sanno kale… aniga ahaan, waxaan aaminsanahay in sannadka soo…

Carlo Ancelotti Oo Real Madrid Kula Taliyay In Kooxda Keenaan Xiddiga Juve Ee Andrea Pirlo

Carlo Ancelotti Oo Real Madrid Kula Taliyay In Kooxda Keenaan Xiddiga Juve Ee Andrea Pirlo

Share This Post

Google1Google

Wargeyska Mundo Deportivo ee Spain ka soo baxa ayaa sheegaya in tababaraha kooxda PSG ee Carlo Ancelotti uu ku xiray maamulka Real in ay la soo hishiiyaan xiddiga Juventus ee qadka dhexe ka ciyaara Andrea Pirlo . Carlo Ancelotti ayaa lagu wadaa in Jose Mourinho uu ka badlo xilka Real xilli…

Paris Saint-Germain Oo Markii Ugu Horeysay Muddo 19 Sanadood Ah Ku Guuleysatay Horyaalka Faransiiska.

Paris Saint-Germain Oo Markii Ugu Horeysay Muddo 19 Sanadood Ah Ku Guuleysatay Horyaalka Faransiiska.

Share This Post

Google1Google

Paris St Germain ayaa hanatay koobkeedii ugu horeeyay ee Ligue 1 tan iyo 1994tii iyagoo 1-0 kaga badiyay Lyon oo marti loogu ahaa Stade Gerland. Goolka uu dhaliyay Jeremy Menez ayana ugu filnaa kooxda PSG inay seddex dhibcood ka qaadato islamarkaana ay hogaanka kaga qabato 7 dhibcood kooxda kaalinta labaae…

Doonistii Chelsea Ee Radamel Falcao Oo Caqabad Ay Ku Noqoneyso Dalabka £50 Milyan Ee Monaco.

Doonistii Chelsea Ee Radamel Falcao Oo Caqabad Ay Ku Noqoneyso Dalabka £50 Milyan Ee Monaco.

Share This Post

Google1Google

Doonistii Chelsea ee Radamel Falcao ayaa waxaa ay u muuqataa in caqabad uu ku yahay milkiilaha hamiga leh ee kooxda Monaco Dmitry Rybolovlev. Waxa uu ogolaaday in heshiis 50 milyan ginni ah lagu keeno weeraryahanka Atletico Madrid dalka France sida ay qoreyso maanta jariirada Sunday Times. Heshiiskaas ayaa ka dhigaya…

Thiago Silva Oo Labo Kulan La Ganaaxay Iyo Leonardo Oo Laga Yaabo In Sannad Laga Mamnuuco K/Cagta.

Thiago Silva Oo Labo Kulan La Ganaaxay Iyo Leonardo Oo Laga Yaabo In Sannad Laga Mamnuuco K/Cagta.

Share This Post

Google1Google

Agaasimaha kooxda PSG Leonardo ayaa laga yaabaa inuu wajaho in kubada cagta laga mamnuuco muddo hal sanno ah ka dib markii ay soo muuqatay inuu kala tuuray garsoore Alexandre Castro ciyaartii ay kooxdiisa PSG barbaraha 1-1 la galeen Valenciennes. Xiddigii hore ee Brazil ayaa si ku meel gaar ah haatan looga…