Laacib.net | Archive | France | 11
Home » Archives by category » Horyaalada » France (Page 11)

Ibrahimovic:Waan Jeclaan Lahaa Inaan Ku Biiro Kooxda Bayern Munich

Ibrahimovic:Waan Jeclaan Lahaa Inaan Ku Biiro Kooxda Bayern Munich

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Zlatan Ibrahimovi ayaa sheegay in uu xiisaynayo in uu ku biiro kooxda ka…

Jose Mourinho Oo Albaabka U Furay Inuu Macalin Ka Noqdo Horyaalka France.

Jose Mourinho Oo Albaabka U Furay Inuu Macalin Ka Noqdo Horyaalka France.

Share This Post

Google1Google

Jose Mourinho ayaa mar kale albaabka u furay inuu mustaqbalka wadan kale shaqo ka qaban doono ka dib kulankii Real Madrid ee axadii. Ka dib markii kooxdiisa ay 2-0 kaga badisay Rayo Vallecano, tababaraha reer Portugal ayaa lagu soo waramayaa inuu la hadlay saxaafada France, waxaana wax laga weydiiyay wararka…

Inter Milan Oo Badisay, Atletico Madrid Oo Gurigeeda Lagu Garaacay, Halka Tottenham Ay Tuntay Lyon.

Inter Milan Oo Badisay, Atletico Madrid Oo Gurigeeda Lagu Garaacay, Halka Tottenham Ay Tuntay Lyon.

Share This Post

Google1Google

Kooxda difaacaneysa koobka Europa League ee Atletico Madrid ayaa halis ugu jirta inay ku harto wareegaan 32da ka dib markii gurigeeda ay ku soo gaartay guuldarro 2-0 ah oo ay kala kulmeen kooxda Rubin Kazan ee dalka Ruushka. Karadeniz ayaana hogaanka u dhiibay kooxda Rubin Kazan daqiiqadii 6aad, iyadoo kooxda…

PSG Oo Mastella Stadium Guul Muhim Ah Kaga Gaartay Valencia Xilli Ibrahimovic Uu Casaan Ka Qaatay.

PSG Oo Mastella Stadium Guul Muhim Ah Kaga Gaartay Valencia Xilli Ibrahimovic Uu Casaan Ka Qaatay.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Paris Saint Germain ayaa talaabo muhim ah u qaaday wareega 8da ee Champions League ka dib markii ay lugtii hore ee wareega 16ka 2-1 ku dubteen kooxda Valencia oo marti loogu ahaa Mastella Stadium. Kooxda hogaanka u heysa horyaalka Faransiiska ee PSG ayaana hogaanka ciyaarta qabatay daqiiqadii 10aad iyadoo…

Valencia vs PSG: Ibrahimovic Oo Soo Xusuusan Doona Caawa Markii Uu Ahaa Zlatan-kii Da’ Yaraa.

Valencia vs PSG: Ibrahimovic Oo Soo Xusuusan Doona Caawa Markii Uu Ahaa Zlatan-kii Da’ Yaraa.

Share This Post

Google1Google

Waxaa jiray waqti uusan Ibrahimovic aheyn Ibra, balse uu ahaa Zlatan. Waxa uu xirnaa No 9 waxaana uu bilaabayay inuu xiddig ku noqdo Amsterdam. Weeraryahanka reer Sweden ayaa aasaaska u dhigay xiddiga uu maanta yahay isagoo wax ka baranayay Ronald Koeman iyo Marco van Basten oo caawiye ka ahaa Ajax.…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Wareega 16ka Champions League Ee Valencia v Paris Saint-Germain.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Wareega 16ka Champions League Ee Valencia v Paris Saint-Germain.

Share This Post

Google1Google

Wareeega 16ka ee Champions League ayaa caawa dib u bilaabanaya waxaana jira kulamo xiiso leh oo la ciyaari doono, kulamadaas waxaa ka mid ah kooxda Valencia ay ku soo dhaweyn doonto kooxda beesada badan ee Pari Saint-Germain. LINE-UPKA MACQUULKA AH: VALENCIA Alves Pereira, Rami, R Costa, Cissokho Victor Ruiz, T…

Ku Dhawaad 26 Sanno Ka Dib Xulka Jarmalka Oo Garaacay Xulka France Ciyaar Xiiso Laheyd Oo Dhexmartay.

Ku Dhawaad 26 Sanno Ka Dib Xulka Jarmalka Oo Garaacay Xulka France Ciyaar Xiiso Laheyd Oo Dhexmartay.

Share This Post

Google1Google

Ku Dhawaad 26 sanadood ka dib xulka Jarmalka ayaa markii ugu horeysay guul ka gaartay France ka dib markii ay ugu awood sheegteen 2-1 ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday Stade de France. Ciyaartaan ayaa ku bilaabatay si dardar leh iyadoo labada xul ay soo mareen fursado qaali ah ka hor…

Olivier Giroud: Waxaan Ku Bilowday Si Ka Fiican Sidii Uu Robin Van Persie Ugu Bilowday Arsenal.

Olivier Giroud: Waxaan Ku Bilowday Si Ka Fiican Sidii Uu Robin Van Persie Ugu Bilowday Arsenal.

Share This Post

Google1Google

Waxaa laga yaabaa inuusan weli ku guuleysan taageerada taageere kasta oo Arsenal ah, laakiin Olivier Giroud ayaa ku faraxsan sida uu ku bilowday nolashiisa Emirates, isagoo farmuuqay inuu dhaliyay goolal ka badan intii uu Van Persie dhaliyay xilli ciyaareedkiisii ugu horeysay ee Gunners. Weeraryahanka Faransiiska oo 26 jir ah ayaa…

Manchester City Oo Isha Ku Haysa Daacafa Kooxda Real Madrid Raphael Varane.

Manchester City Oo Isha Ku Haysa Daacafa Kooxda Real Madrid Raphael Varane.

Share This Post

Google1Google

Xidiga da`da yar ee kooxda Real Madrid uga ciyaara dhanka daafaca ee Raphael Varane ayaa durba soo jiitay indhaha kooxda hantiilayaasha Man City kuwaas oo ku fekaraya in xagaaga dambe u dhaqaaqaan. Varane ayaa si weyn u ciyaaray kulankii Real Madrid iyo Barcelona xiligaas oo uu soo bandhigay ciyaar heerkeedu…

Paul Pogba Oo Sheegay Inuusan Niyad Jab Ka Qaadin In Aan Looga Yeerin Qarankiisa.

Paul Pogba Oo Sheegay Inuusan Niyad Jab Ka Qaadin In Aan Looga Yeerin Qarankiisa.

Share This Post

Google1Google

Laacibka soo koraya ee kubada qadka dhexe uga qaabeeya kooxda Juventus Paul Pogba ayaa carabka ku adkeeyay in saameyn weyn aysan ku laheyn in aan qarankiisa Faransiiska  looga yeerin inkastoo ciyaaro heerkooda uu aad u wanaagsan yahay uu soo bandhigo tan iyo markii  uu yimd Juventus . “Ma dareemayo wax niyad jab…