Laacib.net | Archive | France
Home » Archives by category » Horyaalada » France

PSG Oo Sharuudo Adag Dul Dhigtay Real Si Ancelotti U Helaan , Pepe , Di Maria Iyo Coentrão Ayay Doonayan

PSG Oo Sharuudo Adag Dul Dhigtay Real Si Ancelotti U Helaan , Pepe , Di Maria Iyo Coentrão Ayay Doonayan

Share This Post

Google1Google

Wargeyska Marca ee Spain ka soo baxa ayaa qoraya in Real Madrid ay diyaar la yihiin in wadahadalo la furaan kooxda PSG taasi oo ku aadan arinta tababare Carlo Ancelotti xilli ay ka taqaluseen tababarahoodii Jose Mourinho ka dib sedex sano oo uu Madrid joogay . Maamulka PSG ayaa sharuud…

Olivier Giroud: Arsene Wenger Uma Socdo Kooxda Paris Saint-Germain.

Olivier Giroud: Arsene Wenger Uma Socdo Kooxda Paris Saint-Germain.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda Arsenal Olivier Giroud ayaa xaqiijiyay in tababaraha kooxda ee Wenger uusan ka tageyn kooxda isla markaana aadeyn kooxda PSG xilli ciyaareedka dambe , isaga oo tilmaamay in uu ku faraxsan yahay ka laacib ahaan in uu u ciyaaro Arsenal. War uu siiyay Radio Monte Carlo ee Faransiiska ayuu…

Dani Alves Oo Albaabada U Furay Kooxaha Faransiiska Ee Paris Saint-Germain Iyo Monaco.

Dani Alves Oo Albaabada U Furay Kooxaha Faransiiska Ee Paris Saint-Germain Iyo Monaco.

Share This Post

Google1Google

Daafaca midig ee kooxda Barcelona Dani Alves ayaa shaaca ka qaaday inuu ka fiirsan doono inuu ku biiro Paris Saint-Germain ama Monaco xagaagan, hadii midkood uu soo dalbado. Xagaagii hore ciyaaryahanka reer Brazil ayaa xaqiijiyay in PSG ay xaaladiisa wax ka weydiisay Barcelona, laakiin xilligaasi heshiis ma uusan dhici karin…

Zlatan Ibrahimovic Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Ciyaaryahanka Sannadka Horyaalka Ligue 1.

Zlatan Ibrahimovic Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Ciyaaryahanka Sannadka Horyaalka Ligue 1.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Zlatan Ibrahimovic ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka ee horyaalka France ee Ligue 1. Xiddiga reer Sweden ayaa dhaliyay 29 gool xilli ciyaareedkan, waana goolashii ugu badnaa ee laga dhaliyo France tan iyo Jean-Pierre Papin oo 30 gool dhaliyay xilli ciyaareedkii 1989-90. Zlatan Ibrahimovic ayaa waxa uu…

Carlo Ancelotti Oo Weydiistay Paris Saint-Germain Inuu Ku Biiro Real Madrid.

Carlo Ancelotti Oo Weydiistay Paris Saint-Germain Inuu Ku Biiro Real Madrid.

Share This Post

Google1Google

Agaasimaha kooxda PSG Leonardo ayaa xaqiijiyay wararkii xanta ahaa ee sheegayay in tababare Carlo Ancelotti uu doonayo inuu u dhaqaaqo Real Madrid, inkastoo uu sheegay in kooxda Paris ka dhisan ay dooneyso inuu sii joogo. Warar ka soo baxayay France ayaa sheegayay in tababaraha Talyaaniga uu la kulmay milkiilaha kooxda…

Samir Nasri: PSG Wax Xariir Ah Ilama Soo Sameyn, In Qaranka La Iga Yeerana Waa Ii Farxad.

Samir Nasri: PSG Wax Xariir Ah Ilama Soo Sameyn, In Qaranka La Iga Yeerana Waa Ii Farxad.

Share This Post

Google1Google

Samir Nasri ayaa beeniyay in wax dalab ah uu ka helay kooxda PSG isaga oo xusay in wararka ay saxaafadda qorayaan ay yihiin kuwo aan waxba ka jirin . Nasri oo sanad ka dib looga yeeray qaranka france ayaa yiri ” aad ayaan u farxay , inkstoo qaranka aan ka…

Kooxda Monaco Oo U Diyaar Garoobeysa In Inter Milan Kala Soo Wareegaan Antonio Cassano

Kooxda Monaco Oo U Diyaar Garoobeysa In Inter Milan Kala Soo Wareegaan Antonio Cassano

Share This Post

Google1Google

Sky Sport Italy ayaa sheegeysa in wakiilka laacibka kooxda Inter Milan ee Antonio Cassano uu kulan casho ah la qaatay qaar ka mid ah golaha maamulka kooxda Monaco ee France , iyadoo kulankaas uu soo baxayo xilli kooxdaan xilli ciyaareedka dambe ka ciyaareysa kooxaha heerka koowaad ka dib laba xilli…

Sawiro: Beckham Oo Ooyay Kulankiisii Ugu Danbeysay Ee PSG Ka Hor Inta Uusan Ciyaaraha Ka Fariisan.

Sawiro: Beckham Oo Ooyay Kulankiisii Ugu Danbeysay Ee PSG Ka Hor Inta Uusan Ciyaaraha Ka Fariisan.

Share This Post

Google1Google

David Beckham oo ilmo ay ka daadaneyso ayaa ka baxay garoonka iyadoo looga sarre joogsaday garoonka oo dhan xilli PSG ay u qabatay macsalaameyn qiiro leh kulankii ay xalay 3-1 ku dubteen kooxda Brest. Beckham, oo khamiistii ku dhawaaqay inuu ciyaaraha ka farsiinaya dhamaadka xilli ciyaareedkan, ayaa laga dhigay kabtanka…

Shirkadda Adidas Oo Kabo Xasuus Gaar Ah Wata Ku Macsalaamesay David Beckham.

Shirkadda Adidas Oo Kabo Xasuus Gaar Ah Wata Ku Macsalaamesay David Beckham.

Share This Post

Google1Google

Xiddiga reer Ingiriis ee David Beckham ayaa daboolka kaga qaaday boggiisa gaarka ah ee Facebook kabaha maanta uu xeranayo kulanka kooxdiisa PSG lala leeyihiin kooxda Brest ee qeybta ka ah wareegga 37-aad ee horyaalka Faransiiska ee ka dhacaya garoonka PSG . Waxaa lagu wadaa in ciyarta maanta noqoto midda ugu…

Monaco 100-milyan Oo Euro Ku Dooneysa Sedex Xiddig Oo Barcelona Ah.

Monaco 100-milyan Oo Euro Ku Dooneysa Sedex Xiddig Oo Barcelona Ah.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Monaco ayaa dooneysa in suuqa kala wareegga ciyaartooyda si xooggan u soo jiiraan waxa ayna codsadeen saxiixa sedex xiddig ee Barcelona ka tirsan kuwaas oo kala ah Victor Valdes, Fabregas iyo Alexis Sánchez si kooxdaas timid heerka kowaad faransiiska ugu xoojiyaan. Wargeysyada Faransiiska ayaa daboolka ka qaadaya in Monaco…

Page 1 of 32123Next ›Last »