Laacib.net | Archive | England | 3
Home » Archives by category » Horyaalada » England (Page 3)

Madaxda Napoli Oo London Kula Kula Yeelatay Rafael Benitez Iyagoo Baadigoobaya Macalin Cusub.

Madaxda Napoli Oo London Kula Kula Yeelatay Rafael Benitez Iyagoo Baadigoobaya Macalin Cusub.

Share This Post

Google1Google

Madaxda Napoli ayaa London kulan kula qaatay tababare Rafael Benitez iyagoo kala hadlaya suurtogalnimada uu ku noqon karo macalinkooda xiga, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Sky Sport Italia ayaa sheeganeysa in Ricardo Bigon uu kulan la qaatay tababaraha ku meel gaarka ah ee Chelsea iyadoo ku kulmay caasimada Ingariiska…

Moyes Oo Booqday Xurunta Tababarka United 41 Maalmood Ka Hor Inta Uusan Si Rasmi Ah Shaqada Ula Wareegin.

Moyes Oo Booqday Xurunta Tababarka United 41 Maalmood Ka Hor Inta Uusan Si Rasmi Ah Shaqada Ula Wareegin.

Share This Post

Google1Google

David Moyes ayaa u safray xarunta tababaraha Manchester United ee Carrington maanta ka hor inta uusan si rasmi ah u la wareegin shaqada tababarenimo ee kooxda. 50 jirkaan oo kulankiisii ugu danbeeyay Everton qabtay shalayto ayaa si rasmi ah u bedeli doona tababaraha fariistay Sir Alex Ferguson 1da July. Mid…

Wenger: Waxaan Dooneynaa In Aan Qaadno Horyaalka Ingiriiska Xilli Ciyaareedka Dambe.

Wenger: Waxaan Dooneynaa In Aan Qaadno Horyaalka Ingiriiska Xilli Ciyaareedka Dambe.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha Arsenal Wenger ayaa daboolka ka qaaday in uu doonayo in xilli ciyaareedka dambe u tartamaan qaadista horyaalka Ingriiska sida laga soo xigtay bogga Sports Mall . Arsenal ayaa shalay xaqiijistay booska afaraad ee Champions League lagu soo aado ka dib markii ay kaga badiyeen kooxda Newcastle , waxa ayna…

Tottenham Oo Dhaw Saxiiixa Xiddiga FC Porto Ee Joao Moutinho

Tottenham Oo Dhaw Saxiiixa Xiddiga FC Porto Ee  Joao Moutinho

Share This Post

Google1Google

Sida wargeyska The Sun ee ka soo baxa Ingiriiska uu qorayo xiddiga kooxda FC Porto Joao Moutinho uu yahay hadafka koowaad ee kooxda Tottenham kuwaasi oo doonaya in xilli ciyaareedka dambe uu u ciyaaro. Laacibkaan qadka dhexe kubadda ka sameeya ee 26-sano jirka ah ayaa u dhawaa bilaawgii xilli ciyaareedkaan…

Sawiro: Garsoorayaal Saf U Soo Galay Islamarkaana Saxiixyo Weydiistay Tababaraha Fariistay Sir Alex Ferguson.

Sawiro: Garsoorayaal Saf U Soo Galay Islamarkaana Saxiixyo Weydiistay Tababaraha Fariistay Sir Alex Ferguson.

Share This Post

Google1Google

Ka dib ku dhawaad 27 sanadood oo uu Ferguson cadaadis saarayay garsoorayaasha Ingariiska, waxaad filaneysay in garsoorayaasha Premier League ay ku faraxsanaan lahaayeen in Sir Alex Ferguson uu ciyaaraha ka fariisto. Si kastaba, ka dib kulankii ugu danbeeyay ee Fergie uu macalin u noqdo Manchester United, garsoore Michael Olivier iyo…

Alan Pardew Oo Rajo Ka Muujiyay In Kooxda Newcastle Uu La Sii Joogayo Xilli Ciyaareedka Dambe.

Alan Pardew Oo Rajo Ka Muujiyay In Kooxda Newcastle Uu La Sii Joogayo Xilli Ciyaareedka Dambe.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda Newcastle Alan Pardew ayaa BBC-da ka sheegay in uu ku kalsoon yahay in kooxda uu la sii joogayo xilli ciyaareedka dambe inkastoo kooxdiisa xilli ciyaareedkaan xermay ku dhameysteen kaalinta 16-aad ee kala horeynta kooxaha . Alan Pardew ayaa xilli ciyaareedkii hore Newcastle ku hogaamiyay kaalinta 5-aad balse xilli…

Rafael Benitez : Si Xarago Leh Ayaan Ugu Guuleystay Shaqadeydii Kooxda Chelsea

Rafael Benitez : Si Xarago Leh Ayaan Ugu Guuleystay Shaqadeydii Kooxda Chelsea

Share This Post

Google1Google

Farxad ayaa hareysay tababaraha kooxda Chelsea Rafael Benitez ka dib markii uu ku guuleystay in booska sedexaad uu u diido kooxaha Arsenal iyo Tottenham kuwaas oo ku joogsaday afaraad iyo shanaad isaga oo xusay in shaqadii uu u yimid galbeedka London uu ku fuliyay si guul ah maadaama uu ku…

David Moyes : Chelsea Ma Mudneyn 3-dii Dhibic Ee Ay Naga Qaateen.

David Moyes : Chelsea Ma Mudneyn 3-dii Dhibic Ee Ay Naga Qaateen.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha shaqada Everton ka tagaya ee David Moyes ayaa ku adkeeystay in kooxdiisa ay mudnaayeen in natiijo wax ku ool ah ay kala baxaan kulankii Chelsea ee sida adag ay Chelsea ku badisay . Tababarahaan xilli ciyaareedka dambe qabanaya hogaanka kooxda Man United ayaa xusay in kooxdiisa ay u mudnaayeen…

Samir Nasri: PSG Wax Xariir Ah Ilama Soo Sameyn, In Qaranka La Iga Yeerana Waa Ii Farxad.

Samir Nasri: PSG Wax Xariir Ah Ilama Soo Sameyn, In Qaranka La Iga Yeerana Waa Ii Farxad.

Share This Post

Google1Google

Samir Nasri ayaa beeniyay in wax dalab ah uu ka helay kooxda PSG isaga oo xusay in wararka ay saxaafadda qorayaan ay yihiin kuwo aan waxba ka jirin . Nasri oo sanad ka dib looga yeeray qaranka france ayaa yiri ” aad ayaan u farxay , inkstoo qaranka aan ka…

Robin Van Persie Oo Ku Guuleystay Kabaha Dahabka Premier League Xilli Ciyaareedkii 2aad Ee Isku Xiga.

Robin Van Persie Oo Ku Guuleystay Kabaha Dahabka Premier League Xilli Ciyaareedkii 2aad Ee Isku Xiga.

Share This Post

Google1Google

Robin Van Persie ayaa ku guuleystay sannadkii labaad ee isku xigta gooldhalinta horyaalka Ingariiska isagoo xilli ciyaareedkan ku qaaday kabaha dahabka 26 gool. Van Persie oo goolashiisa 26ka ah ay ka caawiyeen Manchester United hanashadooda horyaalka Premier League markoodii 20aad ayaa ka si wacan uga faa’ideystay ganaaxii Luis Suarez kaasoo…