Laacib.net | Archive | England | 2
Home » Archives by category » Horyaalada » England (Page 2)

Marcel Desailly Oo U Sheegay Gareth Bale Inuu Ka Tago Tottenham.

Marcel Desailly Oo U Sheegay Gareth Bale Inuu Ka Tago Tottenham.

Share This Post

Google1Google

Marcel Desailly ayaa aaminsan in Gareth Bale ay tahay inuu ka tago Tottenham oo uu u ciyaaro koox dhaqankeeda uu guul yahay. Xiddiga reer Wales Bale oo 23 jir ah ayaa xagaagan diirada u saaran kooxda real Madrid. Tababaraha Spurs Andre Villas-Boas ayaa sheegay inay muhim weyn u tahay inay…

Man City Oo Ku Wargelisay Manuel Pellegrini Inay Doonayaan Shan Koob Shanta Sanno Ee Soo Socota.

Man City Oo Ku Wargelisay Manuel Pellegrini Inay Doonayaan Shan Koob Shanta Sanno Ee Soo Socota.

Share This Post

Google1Google

Manuel Pellegrini ayaa wajihi doona shaqo adag hadii si rasmi ah loogu magacaabo shaqada Manchester City, madaama madaxda kooxda ay u sheegeen inay doonayaan shan koob shan sanno gudaheed. Madaxa guud ee City Ferran Soriano ayaa yiri: “Waxaan dooneynaa inaan ku guuleysano shan koob shanta sanno ee soo socota. Taas…

Goolhaye Asmir Begovic Oo Sheegay Inuu Ku Sii Jeedo Liverpool Xagaagan.

Goolhaye Asmir Begovic Oo Sheegay Inuu Ku Sii Jeedo Liverpool Xagaagan.

Share This Post

Google1Google

Goolhayaha kooxda Stoke City Asmir Begovic ayaa u muuqda inuu raacayo wadadii tababare Tony Pulis isagoo u saxiixay kooxda Liverpool. Goolhayahan lagu qiimeeyo 15 milyan ginni Begovic ayaa waxaa daawanayay xilli ciyaareedka oo dhan kooxo ay ka mid yihiin Arsenal iyo Manchester United kuwaasoo sidoo kale xiiseynayay. Laakiin waxa ay…

Chelsea Oo Kula Biirtay Galatasaray Xiisaha Laacibka Atletico Madrid Arda Turan.

Chelsea Oo Kula Biirtay Galatasaray Xiisaha Laacibka Atletico Madrid Arda Turan.

Share This Post

Google1Google

Chelsea ayaa soo bandhigeysa xiisaha ay u heyso ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee Turkiga Arda Turan, kaasoo haatan u ciyaara kooxda Atletico Madrid. 26 jirkaan ayaa waxaa soo jiitay kooxdiisii hore ee Galatasaray, laakiin madaxweynaha kooxda Turkiga Unai Aysal ayaa shaaca ka qaaday inay tartan kala kulmayaan kooxda ka dhisan…

Video +Sawiro: Man City Oo Seddex Gool Ay Kaga Hormartay Chelsea Afar Gool Uga Jawaabtay.

Video +Sawiro: Man City Oo Seddex Gool Ay Kaga Hormartay Chelsea Afar Gool Uga Jawaabtay.

Share This Post

Google1Google

  Manchester City ayaa seddex gool oo looga hormaray waxa ay afar gool ugu bedeshay Chelsea oo ciyaar saaxiibtinimo ay ku dhexmartay dalka Mareykanka. Kooxda City oo dhawaan iska ceyrisay tababare Roberto Mancini ayaana soo bandhigtay qeybtii hore ee ciyaarta saaxiibtinimo ciyaar qatar ah, iyagoo abuuray fursado aad u badan.…

Liverpool Oo Qiimo Sareeya Ku Dooneysa Daafaca Kooxda Schalke Ee Kyriakos Papadopoulos

Liverpool Oo Qiimo Sareeya Ku Dooneysa Daafaca Kooxda Schalke Ee Kyriakos Papadopoulos

Share This Post

Google1Google

Wargeyska El Mundo ee ka soo baxa Spain ayaa tilmaamaya in kooxda Liverpool ay u soo gudbiyeen kooxda schalke ee dalka Jarmalka aduun dhan 16-milyan oo gini iyaga oo ka doonaya daafaca Kyriakos Papadopoulos si uu ugu noqdo badelka Jamie Carragher kaasi oo ka fariistay ciyaaraha . Sida wargeyskaan uu…

UEFA Oo Ku Dhawaaqi Doonta In Kooxdii Ku Guuleysata Europa League Ay U Soo Bixi Doonto Champions League.

UEFA Oo Ku Dhawaaqi Doonta In Kooxdii Ku Guuleysata Europa League Ay U Soo Bixi Doonto Champions League.

Share This Post

Google1Google

UEFA ayaa ku dhawaaqi doonta berrito oo jimce ah in kooxda ku guuleysatay Europa League ay boos ka heli doonto Champions League xilli ciyaareedka ku xiga. Waxaana arintaan loo nashqadeeyay in lagu kiciyo xamaasada koobka labaad ee Yurub ugu fiican kaasoo bilowgii bishaan ay ku guuleysatay Chelsea. Kooxo badan ayaa…

Rio Ferdinand Oo Heshiis Uu Ku Sii Joogayo Manchester United Qalinka Ku Duugay.

Rio Ferdinand Oo Heshiis Uu Ku Sii Joogayo Manchester United Qalinka Ku Duugay.

Share This Post

Google1Google

Daafaca kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa heshiis cusub oo hal sanno ah u saxiixay kooxda. 34 jirkaan ayaa qandaraaskiisii hore waxa uu dhici lahaa dhamaadka bisha soo socota, laakiin waxa uu haatan ogolaaday inuu kooxda sii joogo 12 bilood kale. “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan hal sanno ku kordhiyay…

Adel Taarabt Oo La Ganaaxay Xilli Ka Dib Maqnaashihiisa Tababarka Kooxda Uu Kordhay.

Adel Taarabt Oo La Ganaaxay Xilli Ka Dib Maqnaashihiisa Tababarka Kooxda Uu Kordhay.

Share This Post

Google1Google

Adel Taarabt ayaa u muuqda in uu soo galayo liiska ciyaartooyda laga yaabo in ay ka huleelaan kooxda QPR iyadoo lagu waramay in si joogta ah uu uga maqan yahay tababarka guud ee kooxda. Warku waxa uu sheegayaa in taasi ay keentay in laga jaro qarash aad u badan oo…

Paris Saint-Germain Oo Heshiis Ku Kacaya 100 Milyan Ginni Ku Dooneysa Inay Ku Soo Jiidato Wayne Rooney.

Paris Saint-Germain Oo Heshiis Ku Kacaya 100 Milyan Ginni Ku Dooneysa Inay Ku Soo Jiidato Wayne Rooney.

Share This Post

Google1Google

Paris St Germain ayaa 100 milyan oo ginni heshiis wadar ahaan ku kacaya ku dooneyso inay Wayne Rooney kaga soo kaxeyso Manchester United sida ay qoreyso jariirada Daily Mirror. Wargeyska ayaa sheeganaya in kooxda hanatay horyaalka France inay dooneyso in 40 milyan ginni kaga soo iibsato United weeraryahanka aan cagaha…