Laacib.net | Archive | England
Home » Archives by category » Horyaalada » England

Demba Ba: Ma Jiro Xifaaltan Igala Dhaxeeya Fernando Torres.

Demba Ba: Ma Jiro Xifaaltan Igala Dhaxeeya Fernando Torres.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda Chelsea Dema Ba ayaa carabka ku adkeeyay in uusan loolan kala dhaxeyn saaxibkiisa isku kooxda yihiin ee Fernando Torres sida laga soo xigtay bogga Sports Mole . Dhif iyo naadir ayay aheyd in labada laacib garoonka mar wada galaan intii tababarka Chelsea uu hayay Rafael Benitez. Ba ayaa…

Lampard Oo Rajeynaya In John Terry Uu Raaco Wadadiisa Oo Heshiis Cusub U Saxiixo Chelsea.

Lampard Oo Rajeynaya In John Terry Uu Raaco Wadadiisa Oo Heshiis Cusub U Saxiixo Chelsea.

Share This Post

Google1Google

Frank Lampard ayaa rajeynaya in saaxiinkiisa Chelsea John Terry inuu raaco wadadiisa oo uu heshiis cusub u saxiixo kooxda. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee England ayaa la siiyay heshiis cusub oo hal sanno ah oo uu ku sii joogayo Stamford Bridge ka dib markii uu soo maray xilli ciyaareed uu ku…

Sergio Aguero Oo Gaashaanka Ku Dhuftay In Real Madrid Aadayo , Waxa Uu Xusay In City Uu Baaqi Ku Yahay.

Sergio Aguero Oo Gaashaanka Ku Dhuftay In Real Madrid Aadayo , Waxa Uu Xusay In City Uu Baaqi Ku Yahay.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda Man City Sergio Aguero ayaa carabka ku adkeeyay in aysan u qorsheysneyn in uu ka huleelo City mustaqbalka dhow sida laga soo xigtay bogga Sports Mole . Wararka ayaa mudooyinkaan laacibkaas la xariirinayay kooxda Real Madrid balse Aguero ayaa haatan ku adkeysanaya in kaliya waxa uu ka fikarayo…

Liverpool Oo Badelka Jamie Carragher Ka Soo Ishaaratay Kooxda Man City

Liverpool Oo Badelka Jamie Carragher  Ka Soo Ishaaratay Kooxda Man City

Share This Post

Google1Google

Wararka laga helayo kooxda Liverpool ayaa sheegaya in tababaraha kooxdaas uu isha ku hayo daafaca kooxda Man City ee Joleon Lescott si uu ugu buuxiyo booska uu baneeyay Jamie Carragher kaasi oo ka fariistay ciyaaraha . Lescott ayaa u muuqda in Man City sii joogi doonin iyadoo marar badan uu…

David De Gea Oo Albaabada Ka Xirtay Barcelona Kuna Adkeeystay In United Uu Ku Faraxsan Yahay.

David De Gea Oo Albaabada Ka Xirtay Barcelona Kuna Adkeeystay In United Uu Ku Faraxsan Yahay.

Share This Post

Google1Google

Goolhayaha kooxda Man United De Gea ayaa muujiay in uu ku faraxsan yahay in uu la joogo kooxda horyaalka Ingiriiska haysata ee United isaga oo beeniyay in uu jiro qorshe keenaya in uu ka huleelo kooxda Man United xagaagaan . Gool hayahaan United uga yimid kooxda Atletico Madrid xagaagii 2011-ka…

Jose Enrique Oo Uga Digay Liverpool In Ay Ku Deg Degaan Iibinta Luis Suarez

Jose Enrique Oo Uga Digay Liverpool In Ay Ku Deg Degaan Iibinta Luis Suarez

Share This Post

Google1Google

Xiddiga garabka bidix kubadda uga qaabeeya kooxda Liverpool Jose Enrique ayaa Liverpool uga digay in ay ku dhiiradaan in xagaagaan ay fasaxaan weeraryahankooda Luiz Suarez . Waxa uu Jose Enrique ku booriyay maamulka kooxda in ay dagaal u galaan in laacibkaas ay haystaan haddii ay doonayaan in guulo soo hoyiyaan…

Romelu Lukaku Oo Soo Dhaweynaya In Uu U Wareego Kooxda Borussia Dortmund

Romelu Lukaku Oo Soo Dhaweynaya In Uu U Wareego Kooxda  Borussia Dortmund

Share This Post

Google1Google

Romelu Lukaku ayaa xaqiijiyay in uu soo dhaweynayo in uu u wareego kooxda Borussia Dortmund sida laga soo xigtay wargeyska El Mundo Deportivo ee Spain ka soo baxa . Laacibkaan haatan amaahda ugu ciyaara kooxda West Bromwich Albion kana tirsan kooxda Chelsea ayaa xiiseynaya in uu sameeyo tijaabo ah horyaalka…

Manchester United Oo Ceyrisay Mike Phelan Iyo Eric Steele.

Manchester United Oo Ceyrisay Mike Phelan Iyo Eric Steele.

Share This Post

Google1Google

Manchester United ayaa ceyrisay tababare ku xigeenkii Ferguson Mike Phelan iyo tababaraha goolhayayaasha Eric Steele. Phelan ayaa bedelay Carlos Quieroz isagoo noqday tababare ku xigeenka Ferguson 2008dii, waxaana uu kooxda ka caawiyay inay qaado seddex Premier League, labo Capital One Cup iyo hal Club World Cup waqtigiisii uu ka mid…

Arsenal Oo Lagu Soo Waramayo Inay Heshiis Shaqsi Ah La Gaartay Ashley Williams.

Arsenal Oo Lagu Soo Waramayo Inay Heshiis Shaqsi Ah La Gaartay Ashley Williams.

Share This Post

Google1Google

Ashley Williams ayaa lagu soo waramayaa inuu heshiis shaqsi ah la gaaray Arsenal isagoo xagaagan kaga soo biiraya Swansea City. Shabakada Goal.com ayaa sheegeysa in Arsene Wenger uu rajo ka qaba inay ku soo xerogeliyaan ciyaaryahanka heshiis u dhaxeeya 8 ilaa 10 milyan ginni, ka dib markii ay heshiis shaqsi…

Marcel Desailly Oo U Sheegay Gareth Bale Inuu Ka Tago Tottenham.

Marcel Desailly Oo U Sheegay Gareth Bale Inuu Ka Tago Tottenham.

Share This Post

Google1Google

Marcel Desailly ayaa aaminsan in Gareth Bale ay tahay inuu ka tago Tottenham oo uu u ciyaaro koox dhaqankeeda uu guul yahay. Xiddiga reer Wales Bale oo 23 jir ah ayaa xagaagan diirada u saaran kooxda real Madrid. Tababaraha Spurs Andre Villas-Boas ayaa sheegay inay muhim weyn u tahay inay…

Page 1 of 358123Next ›Last »