Laacib.net | Archive | Horyaalada
Home » Archives by category » Horyaalada

UEFA Oo Yareysay Ganaaxii Kooxda Reer Spain Malaga Looga Mamnuucay Tartamada Yurub.

UEFA Oo Yareysay Ganaaxii Kooxda Reer Spain Malaga Looga Mamnuucay Tartamada Yurub.

Share This Post

Google1Google

Malaga ayaa ka badbaaday in sannad labaad laga mamnuuco inay ka qeyb qaataan tartamada Yurub sida UEFa ay maanta sheegtay, inkastoo kooxda Isbaanishka ay weli ganaaxan tahay inay ka qeyb qaadato Europa League xilli ciyaareedka soo socda hadii ay u soo baxaan. Kooxda ka dhisan Costa del Sol oo gaartay…

Brendan Rodgers: Liverpool Ma Iibin Doono Luis Suarez Xagaagan.

Brendan Rodgers: Liverpool Ma Iibin Doono Luis Suarez Xagaagan.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa filanaya in xiddiga kooxda Luis Suarez inuu sii joogi doono Anfield xilli ciyaareedka soo socda. Markii uu Rodgers yimid Anfield xagaagii hore, mid ka mid ah howlihii ugu muhimsanaa ee u yiilay waxa ay ahaayeen inuu kooxda ku sii hayo xiddiga reer Uruguay. Waana…

Juventus Oo Xaqiijisay Inay Xiiseyneyso Gonzalo Higuain Iyo Steven Jovetic.

Juventus Oo Xaqiijisay Inay Xiiseyneyso Gonzalo Higuain Iyo Steven Jovetic.

Share This Post

Google1Google

Agaasimaha kooxda Juventus Giuseppe Marotta ayaa xaqiijiyay inay kooxda xiiseyneyso inay Turin keento xagaaga Gonzalo Higuain iyo Stevan Jovetic. Warar ka imaanaya Italy ayaa soo jeedinaya in Bianconeri ay wakiilo u dirtay caasimada Spain si ay wadahadalo u la galaan Real Madrid oo ku aadan weeraryahankooda Higuain ka dib markii…

Lionel Messi Oo Ku Dhiirogeliyay Barcelona Inay U Dhaqaaqdo Saxiixa Neymar.

Lionel Messi Oo Ku Dhiirogeliyay Barcelona Inay U Dhaqaaqdo Saxiixa Neymar.

Share This Post

Google1Google

Lionel Messi ayaa aaminsan in Neymar uu wax cajiib ah ku soo kordhin lahaa kooxda Barcelona hadii uu doorto inuu u dhaqaaqo Camp Nou. Waxaa isbuucyadii u danbeysay la hadal hayay halka uu xiddiga Santos ka ciyaari doono xilli ciyaareedka soo socda, iyadoo haatan ay Barcelona isku dayayso inay wadahadal…

Daily Mirror: Wayne Rooney Ma Uusan Dalban In La Iibiyo, Waxaana Uu Ka Baqayaa In PSG Loo Masaafuriyo.

Daily Mirror: Wayne Rooney Ma Uusan Dalban In La Iibiyo, Waxaana Uu Ka Baqayaa In PSG Loo Masaafuriyo.

Share This Post

Google1Google

Sir Alex Ferguson ayaa isku dayay inuu isku bedesho Wayne Rooney iyo goolhayaha Manchester City, sida lagu sheegay warbixin la yaab leh oo ay maanta qortay Daily Mirror. Warbixintan oo maanta saarneyd bogga hore Daily Mirror ayaa sidoo kale sheeganeysa in Wayne Rooney uusan codsan in la iibiyo islamarkaana uu…

Faalo: Iyadoo Carlo Ancelotti U Dhow Yahay Inuu Bedelo Mourinho, Yaa Kale Oo Liiska Ugu Jira Real Madrid.

Faalo: Iyadoo Carlo Ancelotti U Dhow Yahay Inuu Bedelo Mourinho, Yaa Kale Oo Liiska Ugu Jira Real Madrid.

Share This Post

Google1Google

Jose Mourinho waa uu ka huleelay kooxda Real Madrid waxaana laga sugayaa madaxa Real Florentino Perez in uu keeno badelka Jose, hadaba waxaan soo qaadaneynaa tababarayaasha laga yaabo in ay badalaan iyo boqolkiiba sida ugu dhow yihiin shaqadaas. 1- Carlo Ancelotti ( heer gaarsiisan 90%). Tababarahaan ayaa aad ugu dhaw…

Lampard Oo Si Faahfaahsan Uga Hadlay Doorkii Benitez Ee Chelsea: Xiriir Dhow Lama Uusan Laheyn Ciyaartoyda.

Lampard Oo Si Faahfaahsan Uga Hadlay Doorkii Benitez Ee Chelsea: Xiriir Dhow Lama Uusan Laheyn Ciyaartoyda.

Share This Post

Google1Google

Frank Lampard ayaa si faahfaahsan uga hadlay doorkii tababare Rafa Benitez ee kooxda Chelsea. Ciyaaryahanka heysta rikoorka gooldhalinta Blues ayaa si qotodheer uga hadlay xiriirkii uu la lahaa tababaraha ka sii tagaya Stamford Bridge. Lampard aaana qirtay inuu lix bilood oo adag la qaatay tababarihii hore ee Liverpool intii ay…

Dortmund Iyo Bayern Munich Oo Lacago Abaalmarin Ah U Balanqaaday Xiddigahooda Hadii UCL Ay Qaadaan.

Dortmund Iyo Bayern Munich Oo Lacago Abaalmarin Ah U Balanqaaday Xiddigahooda Hadii UCL Ay Qaadaan.

Share This Post

Google1Google

Ciyaartoyda kooxda Borussia Dortmund ayaa haddii ay sabtida ku guuleystaan koobka Champions League waxa uu midkiiba jeebka gashan doonaa 126 kun ginni. Waana lacag ka yar 250ka ginni ee ciyaartoyda Norwich City lagu abaalmariyay markii ay ka badbaadiyeen kooxda inay u laabato horyaalka heerka labaad ee Ingariiska. Tababaraha kooxda Dortmund…

Romelu Lukaku: Mustaqbalkeyga Waxa Uu Gacanta Ugu Jiraa Kooxda Chelsea.

Romelu Lukaku: Mustaqbalkeyga Waxa Uu Gacanta Ugu Jiraa Kooxda Chelsea.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka Chelsea Romelu Lukaku ayaa carabka ku adkeeyay in mustaqbalkiisa uusan ku jirin gacantiisa iyadoo laacibkaan uu u diyaar garoobayo in uu ku laabto Chelsea ka dib muddo amaah ah oo uu ugu joogay kooxda West Bromwich oo uu si weyn ula qabsaday. Ilo wareedto ayaa sheegaya in West Bromwich…

Sawiro: Man City Oo Soo Bandhigtay Maaliyadeeda Cusub Xilli Ay Heshiis La Galeen Shirkada Nike.

Sawiro: Man City Oo Soo Bandhigtay Maaliyadeeda Cusub Xilli Ay Heshiis La Galeen Shirkada Nike.

Share This Post

Google1Google

Manchester City ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay maaliyadeeda cusub ee xilli ciyaareedka soo socda, iyadoo heshiis ay ku heleyso 72 milyan ginni la gashay shirkada Nike. City ayaa ku dhawaaqday sannadkii hore inay ka bedelaneyso shirkada Umbro, islamarkaana ay heshiis lix sanno ah la gashay shirkada Nike oo…

Page 1 of 674123Next ›Last »