Laacib.net | Archive | Falanqeyn
Home » Archives by category » Falanqeyn

Faalo: Iyadoo Carlo Ancelotti U Dhow Yahay Inuu Bedelo Mourinho, Yaa Kale Oo Liiska Ugu Jira Real Madrid.

Faalo: Iyadoo Carlo Ancelotti U Dhow Yahay Inuu Bedelo Mourinho, Yaa Kale Oo Liiska Ugu Jira Real Madrid.

Share This Post

Google1Google

Jose Mourinho waa uu ka huleelay kooxda Real Madrid waxaana laga sugayaa madaxa Real Florentino Perez in uu keeno badelka Jose, hadaba waxaan soo qaadaneynaa tababarayaasha laga yaabo in ay badalaan iyo boqolkiiba sida ugu dhow yihiin shaqadaas. 1- Carlo Ancelotti ( heer gaarsiisan 90%). Tababarahaan ayaa aad ugu dhaw…

Falanqeynta Kulamada Ugu Danbeeya Xilli Ciyaareedka Premier League Ee Maanta La Ciyaarayo.

Falanqeynta Kulamada Ugu Danbeeya Xilli Ciyaareedka Premier League Ee Maanta La Ciyaarayo.

Share This Post

Google1Google

Iyadoo xilli ciyaareedka horyaalka Ingariiska uu soo xirmayo maanta, waxa kaliya ee miiska saaran ayaa ah booska Champions League, madaama xilli hore la xaqiijiyay cida hanatay horyaalka iyo kooxaha u laabanaya heerka labaad. Manchester United oo hanatay horyaalka Ingariiska markii 20aad xilli ciyaareedkan ayaa maanta u safri doonta kooxda West…

Falanqeynta Kulamada Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Caawa La Ciyaarayo Horyaalka Premier League.

Falanqeynta Kulamada Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Caawa La Ciyaarayo Horyaalka Premier League.

Share This Post

Google1Google

LINE-UPKA MACQUULKA AH: Arsenal: Szczęsny; Sagna, Koscielny, Mertesacker, Gibbs; Arteta, Wilshere; Walcott, Ramsey, Cazorla; Podolski. Wigan: Joel; Boyce, Alcaraz, Scharner; McArthur, McCarthy, Watson, Espinoza; McManaman, Kone, Maloney. Kulanka caawa ka dhacaya Emirates ayaa muhiimad weyn ugu fadhiya labada kooxood, Arsenal waxa ay maanka ku heysaa in hadii ay badiso kulanka…

Man United v Swansea: Red Devils Oo La Gudoonsiin Doono Koobka Premier League Maanta.

Man United v Swansea: Red Devils Oo La Gudoonsiin Doono Koobka Premier League Maanta.

Share This Post

Google1Google

LINE-UPKA MACQUULKA AH:   MANCHESTER UNITED De Gea Jones, Ferdinand, Vidic, Evra Valencia, Carrick, Scholes, Kagawa Van Persie, Chicharito SWANSEA CITY Tremmel Rangel, Williams, Monk, Davies Britton, De Guzman Routledge, Pablo, Dyer Shechter Kulanka maanta ka dhacaya Old Trafford ayaa isagu jiri doona mid farxad iyo murugo wadajir u ah…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka FA Cup Ee Manchester City v Wigan Athletic.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka FA Cup Ee Manchester City v Wigan Athletic.

Share This Post

Google1Google

LINE-UPKA MACQUULKA AH:   MANCHESTER CITY Pantilimon Zabaleta, Kompany, Nastasic, Clichy  Yaya Toure, Barry Silva, Tevez, Nasri Dzeko WIGAN ATHLETIC Joel Boyce, Caldwell, Scharner, Espinoza McCarthy, Watson, McArthur McManaman, Kone, Maloney Kulanka: Manchester City v Wigan Athletic Garoonka: Wembley Stadium Waqtiga: 7:15 pm SGA (Saacada Geesk Afrika) Wigan Athletic ayaa…

Aston Villa v Chelsea: Blues Oo Raadineysa Inay Ku Celiso Guusheedii 8-0 Si Ay U Xaqiijistaan Booskooda UCL.

Aston Villa v Chelsea: Blues Oo Raadineysa Inay Ku Celiso Guusheedii 8-0 Si Ay U Xaqiijistaan Booskooda UCL.

Share This Post

Google1Google

LINE-UPKA MACQUULKA AH:   ASTON VILLA Guzan Lowton, Vlaar, Baker, Bennett Westwood, Delph, Sylla Agbonlahor, Benteke, Weimann CHELSEA Cech Azpilicueta, Ivanovic, Terry, Cole Lampard, Ramires Moses, Mata, Oscar Ba Inkastoo London uu ka dhacayo finalka FA Cup maanta, hadana kulanka kooxaha Aston Villa iyo Chelsea ayaa ah mid aad ugu…

Hordhaca Espanyol v Real Madrid: Los Blancos Oo Kulanka Caawa Isku Sii Kululeyneysa Finalka Copa del Rey.

Hordhaca Espanyol v Real Madrid: Los Blancos Oo Kulanka Caawa Isku Sii Kululeyneysa Finalka Copa del Rey.

Share This Post

Google1Google

LINE-UPKA MACQUULKA AH: Espanyol: Casilla; Lopez, Colotto, Moreno, Capdevila; Forlin, Shanchez; Stuani, Verdu, Mubarak; Garcia. Real Madrid: López; Nacho, Varane, Carvalho, Marcelo; Essien, Modric; Di Maria, Kaka, Ronaldo; Higuain. Kooxda Real Madrid ayaa indhaha ku heysa inay gaarto guushoodii 7aad ee isku xigta ee horyaalka La Liga, waxaana ay isku…

Hordhaca Juventus v Caglairi: Bianconeri Oo Raadineysa Guushii 10aad Ee Serie A Oo Isku Xigta.

Hordhaca Juventus v Caglairi: Bianconeri Oo Raadineysa Guushii 10aad Ee Serie A Oo Isku Xigta.

Share This Post

Google1Google

LINE-UPKA MACQUULKA AH: Juventus: Buffon; Barzagli, Bonucci, Chiellini; Lichtsteiner, Vidal, Marchisio, Giaccherini, Peluso; Matri, Giovinco. Cagliari: Agazzi; Perico, Astori, Rossettini, Murru; Nainggolan, Conti, Ekdal; Ibarbo, Sau, Pinilla. Kooxda Antonio Conte ayaa dooneysa inay wada badiso labada kulan ee ka haray xilli ciyaareedkan si ay u jabiyeen rikoorkooda dhibcaha 91 dhibcood…

Falanqeynta Kulamada Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Horyaalka Serie A Ee Caawa La Ciyaarayo.

Falanqeynta Kulamada Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Horyaalka Serie A Ee Caawa La Ciyaarayo.

Share This Post

Google1Google

LINE-UPKA MACQUULKA AH: Inter Milan: Handanovič; Jonathan, Juan, Ranocchia, Chivu; Alvarez, Kuzmanovic, Cambiasso, Kovacic; Cassano, Rocchi. SS Lazio: Marchetti; Biava, Konko, Dias, Radu; Hernanes, Candreva, Gonzalez, Ledesma, Lulic; Klose. Kulanka: Inter v Lazio Garoonka: San Siro Waqtiga: 9:45 pm SGA Cadaadiska ayaa ku sii kordhaya tababare Andrea Stramaccioni iyadoo uu tababaraha…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Premier League Ee Kooxaha Chelsea v Tottenham.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Premier League Ee Kooxaha Chelsea v Tottenham.

Share This Post

Google1Google

LINE-UPKA MACQUULKA AH:   CHELSEA Cech Azpilicueta, Ivanovic, Cahill, Cole Luiz, Ramires Oscar, Mata, Hazard Ba TOTTENHAM Lloris Walker, Dawson, Vertonghen, Assou-Ekotto Huddlestone, Holtby Lennon, Dempsey, Bale Defoe Kulanka caawa ka dhacaya Stamford Bridge wax walba ayaa miiska saaran, inkastoo labo kooxood ay ciyaareyso hadana natiijada ka soo baxda waxa…

Page 1 of 17123Next ›Last »