Laacib.net | Archive | Europa League | 3
Home » Archives by category » Europa League (Page 3)

Chelsea Oo Wajaheysa Dhibaato Dhanka Daafaca Ah Ka Hor Kulanka Rubin Kazan.

Chelsea Oo Wajaheysa Dhibaato Dhanka Daafaca Ah Ka Hor Kulanka Rubin Kazan.

Share This Post

Google1Google

Chelsea ayaa waxaa soo wajahay dhibaato dhanka daafaca ah ka hor kulankooda lugta labaad ee wareega 8da Europa League ka dib markii uu Ryan Bertrand ku guuldareystay inuu virus ka soo kabsado. Daafaca bidix ee koowaad Ashley Cole ayaa dhaawac ah weli, lamana filayo inuu soo laabanayo ilaa iyo isbuuca…

Torres Oo Chelsea Guul Ku Hogaamiyay, Benfica Oo Ka Talaabsatay Newcastle, Iyo Spurs Oo Lagu Dhegay.

Torres Oo Chelsea Guul Ku Hogaamiyay, Benfica Oo Ka Talaabsatay Newcastle, Iyo Spurs Oo Lagu Dhegay.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Chelsea ayaa talaabo muhim ah u qaaday semi-finalka koobka Europa League ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen kooxda Rubin Kazan lugta hore ee wareega 8da Europa League oo ka dhacday Stamford Bridge. Waxaa goolasha u furay Fernando Torres, ka hor inta uusan u labeynin xiddiga Nigeria Victor Moses,…

Chelsea v Rubin Kazan- Isku Aadka Wareega 8da Europa League Oo La Soo Saaray.

Chelsea v Rubin Kazan- Isku Aadka Wareega 8da Europa League Oo La Soo Saaray.

Share This Post

Google1Google

Kooxda heysata Champions League ee Chelsea ayaa wajihi doonta wareega 8da Europa League kooxda reer Russia ee Rubin Kazan, iyadoo lugta hore lagu soo hormari doono garoonka Stamford Bridge. Chelsea ayaa wada badisay dhamaan afartii kulan ee ay tartamada Yurub ku qaabishay kooxaha Russia. Kooxda kale ee reer England Tottenham…

Andre Villas-Boas Oo Ku Baaqay In Talaabo Laga Qaado Cunsuriyada Inter Milan.

Andre Villas-Boas  Oo Ku Baaqay In Talaabo Laga Qaado Cunsuriyada Inter Milan.

Share This Post

Google1Google

Tababaraha kooxda Tottenham Andre Villas-Boas  ayaa ka codsaday ururka kubadda cagta qaaradda Yurub in ay talaabo adag ka qaadaan taageerayaasha kooxda Inter Milan oo kulankii xalay ku kacay falal cunsuriyad ah oo ka dhan ah ciyaartooyda midabka madoow ee kooxda oo ugu horeeyo Adebayor. Villas Boas ayaa yiri: ” Falalka cunsuriyada…

Taageerayaasha Inter Milan Oo Weli Wada Cunsurinimo, Adebayor Ayay Xalay Qabsatay.

Taageerayaasha Inter Milan Oo Weli Wada Cunsurinimo, Adebayor Ayay Xalay Qabsatay.

Share This Post

Google1Google

Weeraryahanka kooxda Tottenham Adebayor ayaa la kulmay fal cunsurinimo ah oo uga timid taageerayaasha Inter Milan kulankii xalay ee qeybta ka ahaa wareegga 16-aad ee Europa League . Kooxda Tottenham ayaa si qalqiil ah ugu soo gudubtay wareega 8da Europa League ka dib markii guuldarro 4-1 ay ka soo gaartay…

Sideed Kooxood Oo Isagu Soo Haray Koobka 2aad Ee Ugu Qiimaha Badan Yurub Ee Europa League.

Sideed Kooxood Oo Isagu Soo Haray Koobka 2aad Ee Ugu Qiimaha Badan Yurub Ee Europa League.

Share This Post

Google1Google

Kooxaha ku tartamaya Europa League ayaa waxa ay ka soo yaraadeen 16 kooxood, waxaana tartanka isagu hartay sideed kooxood ka dib kulamadii xalay. Waxaa jiray kulamo xiiso badnaa oo hadba dhinac isku gedinayay kulamadii xalay iyadoo sideed kooxood ay xaqiijisteen booskooda wareega 8da.   Qaab ciyaareed fiican oo Inter ay…

Fernando Torres Oo Ka Caawiyay Chelsea Inay U Gudubto Wareega 8da Ee Koobka Europa League

Fernando Torres Oo Ka Caawiyay Chelsea Inay U Gudubto Wareega 8da Ee Koobka Europa League

Share This Post

Google1Google

Gool uu dhaliyay Fernando Torres ciyaarta oo 20 daqiiqo dhiman ayaa ka saaciday kooxda Chelsea inay u soo baxdo wareega 8da ee Europa League ka dib markii lugtii labaad ee wareega 16ka ay 3-1 kaga badiyeen kooxda Steaua Bucuresti, iyagoo ku soo baxay wadar ahaan labada lug 3-2. Chelsea oo…

120 Daqiiqo Ka Dib Tottenham Oo Faro Cidi Leh Kaga Fakatay Inter Milan Una Gudubtay Wareega 8da Europa League.

120 Daqiiqo Ka Dib Tottenham Oo Faro Cidi Leh Kaga Fakatay Inter Milan Una Gudubtay Wareega 8da Europa League.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Tottenham ayaa si qalqiil ah ugu soo gudubtay wareega 8da Europa League ka dib markii guuldarro 4-1 ay ka soo gaartay kooxda Inter Milan lugtii labaad ee wareega 16ka ee ka dhacday San Siro, waxaana Inter ay ku hartay sharciga goolasha martida ah madaama lugtii hore looga soo badiyay…

Villas-Boas: Hadii Uusan Jaale Qaadan Laheyn Gareth Bale Anigaa U Sheegi Lahaa Inuu Qaato Si Uu Nasto Lugta 2aad.

Villas-Boas: Hadii Uusan Jaale Qaadan Laheyn Gareth Bale Anigaa U Sheegi Lahaa Inuu Qaato Si Uu Nasto Lugta 2aad.

Share This Post

Google1Google

Tababare Andre Villas-Boas ayaa qirtay inuu weydiisan lahaa Gareth Bale inuu qaato jaale ku talogal ah hadii aan jaale lagu siin laheyn istuurkii sameeyay ciyaarta dhexdeeda si uu u seego kulanka lugta labaad ee San Siro. Xiddiga Spurs Bale ayaa seegi doona kulanka khamiiista soo socota ee Europa League ka…

Spurs Oo Talaabo Weyn U Qaaday Wareega 8da Europa League Ka Dib Markii Ay 3-0 Ku Garaaceen Inter Milan.

Spurs Oo Talaabo Weyn U Qaaday Wareega 8da Europa League Ka Dib Markii Ay 3-0 Ku Garaaceen Inter Milan.

Share This Post

Google1Google

Gareth Bale ayaa dhaliyay goolkiisii 11aad ee sagaal kulan oo uu u saftay kooxdiisa iyo wadankiisa iyadoo Tottenham ay talaabo weyn u qaaday u soo bixitaankeeda wareega 8da Europa League ka dib markii ay 3-0 ku xaaqeen Inter Milan oo marti ugu aheyd White Hart Lane lugta hore ee wareega…