Goolhayihii hore ee kooxda Arsenal Jens Lehmann ayaa ku tilmaamay goolhayaha xulka qaranka Jarmalka iyo kooxda Bayern Munich Manuel Neuer\’s inaysan jirin cid horistaagikarta tobanka sano ee soo socota. Lehmann ayaa aaminsan in goolhayahan Neuer uu yahay mid aan waxba laga qaadi karin sanadaha soo socda. Dhalinyarada goolhayaasha ah sida…
Weeraryahanka kooxda Udinese ee dalka Talyaniga Antonio Di Natale ayaa rajaynaya in uu ka dhinac ciyaaro Mario Balotelli xulka qaranka dalka Talyaaniga. Tababaraha Azzurri Cesare Prandelli ayaa xaqiijiyey in weeraryahanka Udinese uu dib ugu yeerayo xulka qaranka Talyaaniga uuna ciyaari doono kulanka saaxibtinimada ay la ciyaari doonaan xulka Maraykanka bisha…
Tababaraha xulka dalka Jarmalka Joachim Low ayaa la guddoonsiiyey abaarlmarinta qiimaha leh, hase yeeshee tababaraha waxa uu sheegay inuusan kaligiis abaalmarinta helin balse ay ciyaartoyda xulka Jarmalka ay la wadaagaan. Wargeyska kubbada cagta ee dalka Jarmalka Kicker ayaa ku sharfay abaarlmarinta Joachim Low. Abaalmarintan ayaa sanad walba waxaa la siiyaa…
Weeraryahanka England Wayne Rooney ayaa ganaaxii lagu soo rogay haatan loogaga dhigey labo kulan kadib markii la tixgeliyey codsi racfaan ah oo uu ka qaatay xukunkii hore. Wayne Rooney ayaa waxa uu ciyaari karaa kulanka saddexaad ee xulkiisu la yeelan doono xulka Ukraine tartanka Euro 2012. Ganaaxii hore ee ahaa…
Tababaraha xulka qaranka England ayaa go\’aansan doona inuu Rooney ku soo darsanayo qorshahiisa koobka Euro 2012 marka go\’aan uu ka soo baxo racfaankii ay ka qaateen ganaaxii seddexda kulan ee UEFA oo khamiista la soo saari doono sida uu sheegay Capello. Weeraryahanka Manchester United ayaa casaan loo taagay ka dib…
Isku aadkii Euro 2012 la qabtay ayaa waxaa ka soo baxay kulamo xiiso leh, iyadoo kulanka dhexmari doona Netherlands iyo Germany uu yahay kan ugu weyn Groupyada. Xulka difaacanaya koobka Euro ee Spain ayaa waxa ay ku bilaaban doonaan kulan ay la ciyaarayaan xulka Italy, ka hor inta aysan la…
Tababare Fabio Capello ayaa maanta ogaan doona xulalka xulkiisa England uu ku soo aadi doono koobka Euro 2012, isagoo qirtay in xulka England uu tartan ka xoog badan kii koobka adduunka uu markaan la kulmi doono. Iyadoo uu yahay koobkii ugu danbeeyay ee Fabio Capello uu hogaamiyo xulka England, waxa…
Waxaa ka socda magaalada Kiev ee dalka Ukraine qabanqaabada munaasabada lagu soo afjari doono diyaargarowga koobka Euro 2012, waxaana berri lagu dhawaaqi doonaa isku aadka xulalka 16ka dal ee ka qeybgalaya tartanka kama dambaysta ah ee Euro 2012. Guruub walba waxa uu ka koobnaan doonaa min afar dal (Group A…
Xiriirka kubada cagta Turkiga (TFF) ayaa si rasmi ah ugu dhawaqay inay kala tageen tababarihii xulka qaranka Guus Hiddink sida ugu dhaqsiyaha badan. Tababaraha reer Holland ayaa la magacaabay bishii August 2010kii iyadoo ujeedka ahaa inuu u soo saaro koobka Euro 2012, lakiin waxa uu ku guuldareystay qorshihii loo magacaabay…