Laacib.net | Archive | Europa League | 2
Home » Archives by category » Europa League (Page 2)

Gool Soo Daahay Oo U Dhaliyay David Luiz Oo Guul U Sahlay Chelsea Iyo Fenerbahce Oo Ka Talaabsatay Benfica.

Gool Soo Daahay Oo U Dhaliyay David Luiz Oo Guul U Sahlay Chelsea Iyo Fenerbahce Oo Ka Talaabsatay Benfica.

Share This Post

Google1Google

Gool soo daahay oo laad xor ahaa oo uu dhaliyay daqiiqadii ugu danbeysay David Luiz ayaa ka saaciday Chelsea inay 2-1 kaga badisay FC Basel lugta hore ee semi-finalka Europa League ee ka dhacday Switzerland. Chelsea ayaa hogaanka ciyaarta u qabatay xilli hore iyadoo uu hogaanka u dhiibay Victor Moses,…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Lugta Hore Ee Semi-finalka Europa League Ee FC Badel v Chelsea FC.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Lugta Hore Ee Semi-finalka Europa League Ee FC Badel v Chelsea FC.

Share This Post

Google1Google

LINE-UPKA MACQUULKA AH:   BASEL Sommer Steinhofer, Degan, Dragovic, Schar Salah, Cabral, F Frei, Stocker Streller, Bobadilla CHELSEA Cech, Azpilicueta, Terry, Cahill, Bertrand Moses, Lampard, Ramires, Oscar, Mata Torres Kulanka: FC Basel v Chelsea Garoonka: St Jacob-Park Waqtiga: 10:05 pm SGA Basel ayaa qabta kaliya hal walwal oo dhaawac ah…

Xiddiga Tennis-ka Roger Federer Oo Xaadiri Doona Kulanka Basel Iyo Chelsea, Isagoo Sadaal Ka Bixiyay Ciyaarta.

Xiddiga Tennis-ka Roger Federer Oo Xaadiri Doona Kulanka Basel Iyo Chelsea, Isagoo Sadaal Ka Bixiyay Ciyaarta.

Share This Post

Google1Google

Kulanka habeen danbe ee lugta hore ee semi-finalka Europa League ee Fc Basel iyo Chelsea ayaa waxaa soo xaadiri doona halyeeyga kubada tennis-ka Roger Federer oo taageeraya kooxdiisa Base. Kooxda reer Switzerland ayaa rajeyneysa in Roger Federer uu noqon ciyaaryahankooda 12aad ka dib markii ninka ku guuleystay 17 jeer Grand…

FC Basel v Chelsea: Isku Aadka Semi-finalka Europa League Oo La Soo Saaray.

FC Basel v Chelsea: Isku Aadka Semi-finalka Europa League Oo La Soo Saaray.

Share This Post

Google1Google

Kooxda heysata koobka Champions League ee Chelsea ayaa wajihi doonta FC Basel semi-finalka Europa League iyadoo lugta hore lagu horumari doono Switzerland. Fc Basel oo xalayto rigoore kaga soo talaabsatay Tottenham ayaana mar kale wajihi doonta koox Ingariis ah siibna ka dhisan London Blues. Kulanka kale ee semi-finalka Europa League…

Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Isku Aadka Semi-finalka Champions League Iyo Europa League (LIVE)

Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Isku Aadka Semi-finalka Champions League Iyo Europa League (LIVE)

Share This Post

Google1Google

Rafa Benitez Oo Ku Tilmaamay Wax Fiican Isku Dhicii David Luiz Iyo Frank Lampard Ee Kulankii Xalay.

Rafa Benitez Oo Ku Tilmaamay Wax Fiican Isku Dhicii David Luiz Iyo Frank Lampard Ee Kulankii Xalay.

Share This Post

Google1Google

Rafael Benítez ayaa sheegay inuusan wax dhibaato ah ku qabin isku dhicii u dhaxeeyay Frank Lampard iyo David Luiz waqtigii loo dareerayay xilliga nashada ee ciyaartii Chelsea ay xalay guuldarro 3-2 ka soo gaartay Rubin Kazan inkastoo ay ku soo baxeen 5-4. David Luiz iyo Lampard ayaa muran kulul uu…

Kooxda Basel Oo Markii Ugu Horeeysay Taariikhda U Soo Baxday Wareegga 4-ta Ee Europa League

Kooxda Basel Oo Markii Ugu Horeeysay Taariikhda U Soo Baxday Wareegga 4-ta Ee  Europa League

Share This Post

Google1Google

Kooxda Basel ee dalka Swiss ayaa u soo baxday wareegga 4-ta ee horyaalka Europa League markii ugu horeysay taariikhdooda ka dib markii ay  ka talaabsadeen kooxda Tottenham oo ay kaga badiyeen rikoorayaal gaaraya 4/1 ka dib markii labada waqti ee caadiga iyo kii dheeriga ku dhameysteen bar bar dhac min…

Europa League : Caner Erkin Oo Hawada Ku laalay Rajadii Lazio, Fenerbahce Ayuu U Soo Saaray Wareegga 4-ta

Europa League : Caner Erkin Oo Hawada Ku laalay Rajadii Lazio, Fenerbahce Ayuu U Soo Saaray Wareegga 4-ta

Share This Post

Google1Google

Kooxdii ugu dambeysay ee Italy ka socotay ayaa ka baxday tartamada ciyaaraha ee qaarada Yurub ka dib markii kooxda Lazio ay bar bar hac min hal gool ah la galeen kooxda Fenerbahce ee dalka Turkiga iyadoo lugtii hore ee ka dhacday garoonkooda ee wareegga 8-da ee Europa League ku soo…

Chelsea Oo U Soo Baxday Semi-finalka Europa League Inkastoo Guuldarro Ay Kala Kulmeen Rubin Kazan.

Chelsea Oo U Soo Baxday Semi-finalka Europa League Inkastoo Guuldarro Ay Kala Kulmeen Rubin Kazan.

Share This Post

Google1Google

Kooxda Chelsea ayaa ku soo baxday sharciga farqiga goolasha oo ay ku soo gaareen wareega afar dhamaadka Europa League ka dib markii guuldarro 3-2 ay ka soo gaartay kooxda Rubin Kazan oo marti loo ahaa, waxaana Chelsea ay labada lug wadar ahaan ku soo baxday 5-4. Chelsea ayaa ciyaartaan soo…

Chelsea Iyo Benfica Oo Indhaha Ku Haya Semi-finalka Europa League Iyo Tottenham Oo Qalqiil Ku Jirta.

Chelsea Iyo Benfica Oo Indhaha Ku Haya Semi-finalka Europa League Iyo Tottenham Oo Qalqiil Ku Jirta.

Share This Post

Google1Google

Kooxaha Chelsea iyo Benfica ayaa caawa indhaha ku haya inay u gudbaan wareega afar dhamaadka Europa League ka dib markii ay guulo waa weyn soo gaareen lugtii hore ee wareega 8da. Chelsea ayaa lugtii hore ee wareega 8da waxa ay 3-1 kaga talaabsatay kooxda Ruushka ee Rubin Kazan kuwaasoo marti…